Gudoomiyihii hore ee Ururka Samafalka HAL-DOOR oo nooga waramay waxqabadkii ururka sanadkii uu xilka hayay(DHEGEYSO)

Filed under: Features,Wararkii ugu Dambeeyay |

Alaska Feb 23,2013(SDN)-Guddoomiyihii hore ee ururka samafalka ee Hal-door Md Asad Yusuf Ismaciil ayaa nooga xog waramay waxqabadkii ururka xiligii uu hayay xilka iyo waxyaabaha uu tiigsanayo.

Hal-door waa urur samofala oo ay ku bahoobeen dhalinyaro reer Hargeysa ah oo dibedda iyo gudaha kala jooga.

Md Asad waxa uu sidoo kale ka waramayaa doorka dhalinta uga banaan horumarka dalka iyo baaxada bahiyaha dalka ka jira.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>