Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo aroos farxad leh u dirayaan xaji abdi qani Mohamed nuur (bitijoor) iyo ubax Mohamed oo xalay arooskoodu ka ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland .

Filed under: Features |

Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo aroos farxad leh u dirayaan xaji abdi qani Mohamed nuur (bitijoor) iyo ubax Mohamed oo xalay arooskoodu ka ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland . Dadka tahniyada arooska diraya waxaa kamida 1. Hooyo aamina 2. Hooyo casha 3. Ahmed nasir maxamed nuur iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa 4. Layla maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda 5. Yasmiin maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda 6. Farax maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda 7. Yusuf maxamed nuur iyo xaaskiisa 8. Maxamuud maxamed nuur abdi casiis mohamed nor iyo xaaskiisa caruurtiisa 10. Cabdi kariin maxamed nuur iyo xaaskiisa 11. Muna maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteda 13. Xusen maxamed nuur 14. Ayaan maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteda 15. Istahil maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda 16. Cabdi wahaab maxamed nuur 17. Cabdi lahii maxamed nuur 18. Cismaan maxamed nuur 19. Khalid maxmed nuur 20. Cali iid maxamed nuur 21. Nimco maxamed nuur 22. Warda maxamed nuur 23. Hibo maxamed nuur 24 cabdi casiis bashe xaji abdi yusuf Dhanka kale waxa halkan hanbalyo ka diraya dhamaan xubnaha qoyska reer xusen yusuf Waxaan ugu ducaynayna ducadii rasuula ee Barakalahu lakum wabaraka calaykum wajamaca baynakumaa bilkhayr amiiin amiiin amiiiiiiiin Amiin amiin Wariye khadar bitijoor Ugandha Office

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>