Mandheera Mar 04,2013(SDN)-Dhegeysteyaal waa Barnaamij gaara ah oo ku Saabsan Dufcadii Lix iyo Labaatanaad ee Ka Tirsan Ciidamada Booliska ayaa Maanta Tababar u socday Mudo lix bilood ah loogu soo gabo gabeeyay Dugsiga Tababarka Lixle ee Degmada Mandheera,Taas oo ay ka qayb galeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,iyo Talisyada Ciidamada Booliska iyo Asluubta.
SDN-Hargeysa
hargeysa@qurbejoog.com