Gaas iyo Cadde Muuse oo lala Xidhiidhiyay Mushkiladihii soo foodsaaray Puntland
Garowe 05.Aug (SDN) Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha magaalada Bossaso Axmad Aadan Gaas oo howlo shaqo u jooga dalka Norwey ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan joojinta doorashooyinka,mucaaradka diidan horumarka iyo abaabulka DF ugu jirto burburinta Puntland. Axmad Aadan Gaas oo wareysi dheer siiyay Radio Garowe ayaa ku edeeyay Cadde Muuse iyo Cabdiweli…
