Leaders want Somali gov’t to take over Kismayo

    KAMPALA – The summit of regional heads of state from the African countries with troops in Somalia has directed that the Somali Federal Government should take over control of Kismayo. The decision came at the end of a Friday meeting for AMISOM troops-contributing countries meant to harmonize the ongoing approach in building a peaceful Somalia….

    Read More

      Puntland Terms SFG and AMO Coastal Agreement as Redundant

      Garowe, Aug 5, 2013 (SDN) —”According to the Somali Maritime Resource and Security Strategy that was recently agreed upon by the Somali Regional States, Puntland is firmly in full control of its territorial waters” This was stated by the Puntland Maritime Transport, Ports and Counter Piracy Mr Saeed Mohamed Rageh, in a press statement that…

      Read More

        Somalia: Final Communiqué on TCC’s Summit In Kampala

        Kampala, Aug 5, 2013 (SDN) —Meeting Of The Heads Of State And Government Of The Troop Contributing Countries Of The African Union Mission In Somalia (Amisom), Ethiopia And Somalia: Kampala, Uganda; 4th August 2013 COMMUNIQUÉ A meeting of the Heads of State and Government of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission…

        Read More

          War Deg Deg ah: Shaqaalihii doontii ku Qarqoontay Xeebaha Yemen oo Dhamaantoodba Badbaaday

          Dubai 04.Aug (SDN) Doontii u rarnayd Ganacsatada Somaliland ee Todobaadkii Tegay ku Qaraqantay Xeebta u dhaxaysa Wadamada Somalilland iyo Yemen ayaa lagu  soo Waramayaa inay ka badbaadeen 11 qof oo ka Mid ah Naakhuudayaashii iyo Hawl wadeenadii kale ee Doontaasi saarnaa . Warku waxaa uu Intaas ku darayaa in Shaqaalaha Doontaas uu Badbaadiyay Markab laga…

          Read More

            Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Iftiimiyay Waqtiga SKA Laga Wareejinaayo Garoon Diyaaradah

            Muqdisho 04.Aug (SDN) Kulankan Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi uu la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda SKA, Mas’uuliyiin ka socotay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu wado in dhawaan lagu wareejiyo howsha Garoonka Aadan Cadde iyo saraakiisha ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa u jeedkiisu ahaa sidii loo adkeyn lahaa amniga garoonka iyo in…

            Read More

              Somalia gets military police force

              Mogadishu, Aug 04, 2013 (SDN) -Over 120 Somalis have been passed out after successfully completing a four months military police training conducted by European Union (EU) at Bihanga military barrack training camp in Kamwenge district. The training also skilled trainees with civil military relations and company commanders force skills that will enable them protect VIPs,…

              Read More

                Shirkii Kampala iyo Nuxurka Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay

                Kampala 04.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo oo shalay iyo maanta ku sugnaa Kampala ayaa ku ammaanay Madaxweyne Yoweri Museveni doorkiisa hoggaamineed ee uu ka qaatay arrimaha Soomaaliya. Shirkii Madaxda waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo la soo gabogabeeyey, lagana soo saaray…

                Read More

                  “Waxaanu Madaxweyne Siilaanyo ka Codsanaynaa inaanu Cafis u Samayn Wiilasha Kufsi Wadareedka Gaystay” Axmed Yuusf {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 04.Aug (SDN) Axmed Yuusuf Xuseen oo Xubin ka ah Daneeyayaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa soo dhaweeyay Xukun ay Maxkamada Gobolka Hargeysa a maanta ku riday badan labaatan wiil oo ku Eedaysnaa kufsi-wadareed ay kula kaceen Laba Hablood oo Reer Hargeysa ah,Xukunkaas oo ah Mid dheer oo u dhexeeya toban sano ilaa shan sano. Gudoomiyihii hore…

                  Read More

                    “Waxa jira koox Salaadiin ah oo yara degdegsan oo aad mooddo in cidi riixayso oo wax aanu isku ogayn Wax aan ahayn ku Hadlay ” Muj.Xasan Guure {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 04.Aug (SDN)Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa maanta dhinac iskaga duway Eedo ay Guddidii salaadiinta ahayd ee dhexdhexaadinta  wadday warbaahinta u mariyeen Niskii dhexe ee Habeenkii xalay. Shirkan jaraa’id ee ay Golahani maanta ku qabteen Magaalada Hargeysa oo ay  ka soo qayb galeen hormoodka Golahani, ayaa waxa ugu horrayn ka hadlay Muj. Xasan Guure…

                    Read More

                      Axmed Madoobe oo booqday xarumo Kismayo ah {DHAGAYSO}

                      Kismayo 04.Aug (SDN) Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ‘’Madoobe’’ ayaa booqasho ku tagay xarumo ku yaal magaalada Kismayo oo saamayn uu ku yeeshay dagaal ka dhacay dhamaadkii June, 2013. Waxa wehelinayay madaxweyne ku xigeenka Gen.Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag, saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland. Goobaha ay booqdeen waxa ka mid ahaa Saldhiga Booliska…

                      Read More

                        Warbixinta Taliyaha Ciidamada Booliska Dawlada Federaalka {DHAGAYSO}

                        Muqdisho 04.Aug (SDN) Taliyaha ciidamada booliska DF Somalia Gen.C/xakiin Daahir Cilmi ‘”Saacid” ayaa ka hadlay hawlgalo mudooyinkii la soo dhaafay ciidanku ku qaaden xaafadaha magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa xusay inay jiraan rag siyaasiyiin ah oo Al-Shabaab la shaqeeya inay ku lamaansanyihiin dowladda Federaalka xili ay soo baxayeen warar sheegaya inaysan dhab ka ahayn dagaalka Al-shabaab…

                        Read More

                        Taliska Booliska Dawlada Federaalka oo ka hadlay hawlgalada Muqdisho

                        Muqdisho 04.Aug (SDN) Taliyaha ciidamada booliska DF Somalia Gen.C/xakiin Daahir Cilmi ‘”Saacid” ayaa ka hadlay hawlgalo mudooyinkii la soo dhaafay ciidanku ku qaaden xaafadaha magaalada Muqdisho. Dad ,hub iyo waxyaabaha qarxa ayuu sheegay taliyuhu inay ku qabteen hawlgaladii ay qaadeen ciidanku, sidoo kale waxa warbixin dheer soo jeediyay afhayeenka Booliska Maxamed Yuusuf Cumar. Taliyaha ayaa…

                        Read More

                          Dawladda Ereteriya Oo Markii Ugu Horeysay Shaacisay Inay Aqoonsan Tahay Dawlada Soomaaliya

                          Asmara 04.Aug (SDN) Araya Desta oo ah danjiraha dawlada Ereteriya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa iftiimiyey in dawladoodu ay aqoonsan tahay dawlada federaalka ah ee Soomaaliya,waxaana hadalkani imaanayaa xilli hore oo dawlada Ereteriya ay shaacisay inaysan aqoonsaneyn dawlada Soomaliya. Waxaana uu yiri isagoo u waramayey idaaacada VOA-da hadaladan ” axaan si buuxda u taageereynaa dadaalada…

                          Read More

                            Naafada Cadaado Ku Dhaqan Oo Gargaar Dalbaday

                            Cadaado 04.Aug (SDN) Dadka naafada ah ee ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galaduud ayaa ka cabanayo dhibaatooyin dhinaca nolosha ah iyagoo dalbaday gargaar bani’aadanimo. Qaar ka mid ah dadka naafada ah ee ku nool degmada Cadaado oo la hadlaysaxafadda ayaa sheegay in ay soo wajahday xaalado nolol xumo ah, daryeel la’aan iyo duruufo adag…

                            Read More

                              M.Weyne Xasan Sheekh oo Kulan la Qaatay Madaxweynayaasha Ciidamadoodu hawlaha Nabad Ilaalinata U Joogaan Somalia

                              Kambaala 04.Aug (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa kula kulmay Kampala madaxweynaha Kenya, madaxweanha Uganda, iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya ka hor shirkii madaxda waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo ka furmay Uganda. Shirka ay yeesheen Xasan Sheekh, Uhuru Kenyatta, Hailemariam Desalegn iyo Yoweri Museveni ayaa diiradda lagu saaray sidii shirka ay yeelanayaan madaxda…

                              Read More