Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kampala

    Kampala, 03 August 2013(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si ay uga qeyb galaan shirka waddamada ay ciidamada AMISOM ka joogaan Soomaaliya. Madaxweynaha waxaa wafdigiisa ka mid ahaa Wasiirka Difaaca, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, xildhibaanno, diplomaasiyiin…

    Read More

      Wasiir samaale oo kulan lagu dardar gelinayo Dakhliga wasaaradaha la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Somaliland

      Hargeysa:3=aug-2013(SDN)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda  Somaliland Cabdi-casiis Maxamed Samaale, ayaa  Maanta Kulan La Yeeshay Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaaradaha Dalka Somaliland. Kulankan oo u jeeddadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa Dakhl-kooda ayaa ka qabsoomay Xarunta Guriga shaqaalaha Somaliland.   wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ugu horrayn kulankan ka hadlay,  ayaa Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha…

      Read More

        Hargeysa: Maalmaha Ciidda oo si weyn loogu diyaar garoobayo iyo shacabka oo la ildaran cidhiidhi Ragaadiyey Suuqa Waaheen

        Hargeysa:3-aug-2013(SDN)Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Jamhuuriyada Somaliland, waxa ka socda dhaqdhaqaaq xooggan oo dhinaca ganacsiga ah, waxana ay dadweynuhu si weyn ugu  diyaargaroobayaan Maalmaha Ciidda oo kaabiga inagu soo haya. Badiba shacabka gaar ahaa Hooyooyinka iyo Carruurta, ayaa si aad ah u buux-dhaafiyey suuqyada waaweyn ee Lagu iibiyo waxyaabaha kala duwan ee lagu labisto Maalmaha Ciidda…

        Read More

          Arrimaha la filayo in lagaga Hadlo shirka Berri ka furmaya Magaalada Kampala

          Muqdihso:3-aug-2013(SDN)Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafti  uu hogoominayo, ayaa  ayaa u duulay magaalada Kampala ee dalka Uganda, iyadoo ay  halkaasi kaga sii horrayso wasiirkiisa Arrimaha Dibadda  Fowziyo Yuusuf Xaaji.   Ujeeddada madaxweynaha ayaa ah sidii uu uga qeyb gali lahaa kulan maalinta berito ah ka furmaya magaalada Kampala ee dalka Uganda, oo ay ka…

          Read More

            Maayarka Magaalada Burco iyo Ku Xigeenkiisa oo Maamuus ka Xayuubin lagu soo Oogay

            Burco 03.Aug (SDN) Koox Mudaneyaal ah oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Burco ayaa soo jeediyay Mooshin lagu doonayo in xilka lagaga xayuubiyo Maayarka magaaladaasi Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Muraad iyo Maayar ku xigeenkiisa mudane Muxumed Xasan. Maayarka Magaalada Burco Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Muraad iyo Maayar ku xigeenkiisa mudane Muxumed Xasan, ayaa lagu soo eedeeyay qoddobo…

            Read More

              DHEGEYSO:Guddoomiyaha Banaadir oo leh Somaliland iyo Puntland Odey Dhaqameed baa Nabadeeyay Aaway Kuwii Banaadir

              Muqdisho Aug 03,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah Maxamuud Tarsan ayaa ka waramay sababha uu sheegay in Muqdisho nabada loogu diidan yahay. Sidoo Kale Tarsan waxa uu sheegay in Somaliland iyo Puntland ay nabadeeyeen Madax DHaqameedyo arinkaa isu taagay Balse waxa uu isweydiiyay halka eey mareen Wax garadkii Muqdisho,DHEGEYSO/DAAWO.

              Read More

                Yusuf Garad; A Biased Man Not To Trust

                Doubtless most of Somaliland readers thought Yusuf Garad’s article of one of compliment, but it wasn’t, in my readings in Yusuf Garad’s article was fully descriptive about the recent, fundamental concessions and compromises Somaliland has made since its creation of two decades ago and the subsequent loopholes, while many innocent readers took the opposite for…

                Read More

                  Dawladda Maraykanka oo albaabada u xidhaysa 21 Safaaradood oo ay dalalka Islaamka ku leedahay, soona saartay digniin caalami ah

                  Washington August 2, 2013 (SDN/CNN)- Dawladda Maraykanka ayaa soosaartay digniin la xidhiidha daahfurka khataro ka iman kara weeraro Argagixiso oo ay Al-Qaacida iyo ururada ku xidhani fuliyaan Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika iyo meelo ka baxsan, iyadoo digniintani tahay mid caalami ah oo lala socodsiinayo socdaalayaasha adduunka. Digniintan oo ay wasaaradda Khaarajiga USA goor dambe oo…

                  Read More

                    Dhalinyarada Beesha Bariga Hargeysa Oo Wasiirka Duulista iyo Hawada ku Eedeyey inuu Sigaara u Cadaadiyo Kana Qadiyey Boosas Shaqo Oo Ka Banaanaday Wasaaradaas Oo Hab Beeleed loo qaybsaday

                    Hargeysa03/8/13(SDN)Dhalinyarada Beesha Bariga Hargeysa ayaa Wasiirka Duulista iyo Hawada ku eedeyey inuu sigaara u cadaadiyo Kana qadiyo Boosas shaqo oo Ka banaanaday Wasaaradaas ,Gudida dhalinyarada Beeshan oo War Murtiyeed ay manta kasoo saareen Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay kaga hadleen ,Arimo dhawra ayaa waxay baaq culus ugu direen Madaxweynaha iyo Golaha Xukuumada Somaliland .Baaqan ay…

                    Read More

                      Somaliland: NEC Must Removal itself for Betrayal of Public trust

                      Press Release: Somaliland Concerned Citizens The Somaliland Concerned Citizens –SSC demands the immediate removal from office of the Somaliland National Electoral Commission for betrayal of public trust and massive electoral fraud that led to unnecessary loss of lives We the undersigned members of the public do hereby call on the international donors to immediately freeze…

                      Read More

                        Q&A: Unpacking Somaliland’s business potential

                        Hargeisa, Aug 3, 2013 (SDN) —Somaliland is a self-declared independent state in the Horn of Africa that is recognised internationally as an autonomous region of Somalia. Tiahlo told How we made it in Africa about the potential Somaliland holds for investment and shared his advice to foreign investors. Below are edited excerpts. What are some of the…

                        Read More