Puntland oo maanta 15-jirsatay iyo Xaflad la filayo inay Caawa Qasriga Madaxtooyada ku qabsato

    Garowe:1-august-2013 (SDN)Maamul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland, ayaa tan iyo markii la Aasaasay 1-dii Bishii August 1998-kii, Waxa ay haatan jirtay muddo shan iyo Toban sano ah, iyadoo muddadaana ku soo martay Duruufo siyaasadeed,kuwo dhaqaale iyo kuwo dhaqaale oo kala duwan. Xuska 1-da Ogos afartii sano ee la soo dhaafay waxaa loo xusayey si balaadhan marka la…

    Read More

      Cabdi-wali Gaas Lagu wado inuu Jimcaha ka soo Dego Gaalkacyo iyo Mucaaradka Puntland oo Taageeradiisa ka midaysan

      Gaalkacyo:1-august-2013 (SDN) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas,   oo la sheegay inuu quud-darraynayo sidii uu madaxweyne uga noqon lahaa Puntland,ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Jimcaha ah ee labada bisha August uu ka soo dego magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Cabdi Weli Gaas oo la filayo inuu isu sharxo…

      Read More

        KENYA oo La Ogaaday inay Maxaabiistii Shabaab sii Daysay DHaafsatay Shuruudo ay u fulisay Kooxda Haysatay

        Nairobi:1-august- 2013(SDN) xogo ka soo baxaya Boggaga ay Internet-ka ku leeyihiin kooxda Al-shabaab, ayaa sheegaya in sii daynta Saraakiil Kenyaan oo gacanta ugu jiray Al Shabaab ay ay ku timid wada hadal dhexmaray dowladda Kenya iyo kooxda  Al Shabaab. Kooxda Al Shabaab ayaa hore shuruud ugu xidhay sii daynta labada Sarkaal Yesse Mulle iyo  Fredrick …

        Read More

          Kulankii xalay ay u ballansanayeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wada-tashigu oo Dhinaca Madaxtooyada Dib uga Dhacay.

            Hargeysa:1-augost-2012 (SDN)Kulankii ay soo qaban qaabiyeen Kooxda Salaadiinta Is-xilqaantay ahi ee Habeenkii xalay qorshaynaa in la isugu keeno Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xubno ka tirsan Golaha Wada-tashigu ayaa dib u dhacay. Ilaa iyo Haatan lama caddayn Ujeedada Rasmiga ah ee Keentay in kulankani uu Baaqdo, balse waxa ay wararku sheegayaan in Dubu-dhacu ka yimi dhinaca…

          Read More

            DAAWO:Soomaalida ka Ganacsata Dahabka Dubai

            Dubai Aug 01,2013(SDN)-Barnaamij muuqaal ah oo laga diyaariyay ganacsatada Soomalaida ee ku nool magaalada Dubai ayaa waxa si gaar ah diirada uu u saaraya kuwa ka ganacsada Dahabka. Barnaamijku waxa uu si gaara ah uga hadlayaa Meherad ay leedahay Farxiya Islow Adan oo leh Dukaan lagu iibiyo Dahab,DAAWO.

            Read More

              Chinese Scientists Grow Teeth from Urine

              Guangzhou, Aug 1, 2013 (SDN) —Scientists in China have successfully grown teeth out of stem cells found in urine, possibly leading the way towards being able to regenerate our dental structures. Researchers from the Guangzhou Institutes of Biomedicine and Health removed stem cells from urine, and used those cells to grow teeth in a laboratory. The…

              Read More

                Daraasad : Lunsiga dakhliga soo Gala tvga qaranka Somaliland ee Aan ku Dhicin Qasnada Dawlada

                Hargeysa 1Augst13(SDN) Tvga qaranku waxa uu ka midyahay haayadaha dawliga ah ee madaxa banaan, waxaa Miisaaniyada sanadkii ku baxda lagu qiyaasaa ku dhawaad sadex milyan oo doolar (3 milyan). Hadaba tan Iyo intii tvga qaranka laga dhigay haayad ka madax banaan wasaararada warfaafinta’ ayaa Wasaarada maaliaydu waxa ay bilawday qorshayaal kor loogu qaadayo dakhliga dawlada….

                Read More

                  DURUUSTA LAGA BARAN KARO DHACDOOYINKA MASAR

                  Waxaanu ayaamahan dul joognay dhacdooyin sawir maqal iyo muuqaal oo inga dhegey markhaatiyaal. Markhaatiga aamusaa waxa la yidhi waa dambi, Ramadaanna waa lagu jira. Waxaan gartay bal inaan si degan u eegno moojaddan duufaanka wadata sidey u kacday iyo cidda hoosta iyo dushaba ka afuuftay. Waxaad xusuusata intii kacdoonka la magac baxay Kacdoonkii Xagaaga  Carabta,…

                  Read More

                    Hashu Maankaygii Gadaye Ma Maansaar Bay Liqday?

                    Bismilah maanta waxa aan jeclaaday oo aan qalinka u qaatay in aan waxyar ka taabto marxalada uu wadanku ku sugan yahay. Anigoo jecel in aan wixii talo ah ee suurto gal ah aan halkan u mariyo madaxweynaha s/land Mudane  AHMED MAHAMED MAHAMOUD (SIILANYO). Waxa mahad iska leh ilaaha inagu galadaystay nimcadan aynu ku jirno ee ah…

                    Read More

                      Gudoomiye Qarjab oo ka hadlay Amniga G/Nugaal iyo Hawl galo ay Ciidamada amaanku fuliyeen

                      Garowe 31.July (SDN) Maalmihii ugu danbeeyay ciidanka amaanka gobalka Nugaal ayaa ka waday magaalada Garowe hawlgal balaaran oo lagu xareynayo gaadiidka Bacda Madow ”Beersalka” oo muddo markii la joogoba lagu qaado abaabul. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ”Qarjab” oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Garowe ayaa sheegay sidoo kale inay bilaabi doonan maalmaha soo…

                      Read More

                        DAAWO Mashaariic Xubno Golaha Wasiirada ahi Maanta ku dhagax dhigeen Gobolka Gebilay

                        Gebilay 31.July (SDN)  Wasiirada Maaliyada ,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada ,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo Dhagax dhigis loo Sameeyay Mashaariic laga Hirgaliyay iyo kuwo fulintooda hada la bilaabayo. Wasiiradani Waxaaa kale oo ay Kormeer ku Tageen Magaalada TogWajaale halkaas oo uu Wasiirka…

                        Read More