Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliska oo Kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Sanaag

    Ceerigaabo 31.July (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle ayaa maanta kulan la qaatay dhamaanba Ciidamada Booliska ee Magaalada Ceerigaabo. Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa ka warbixiyay Xaalada Ciidanka Booliska ee Gobolka Sanaag Waxaanu Xusay inay Soo dhawayanayaan Taliye Ku Xigeenka…

    Read More

      Xubno Golaha Wasiirada ah oo Gobolka Gebilay Mashaariic ka Fuliyay

      Gebilay 31.July (SDN) Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu furayay Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay Magaalada Gebilay . Xubnahan Golaha Wasiirada Waxay kala ahaayeen Wasiirada Maaliyada,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo…

      Read More

        Shax Muujinaysa Cida Ka qayb qaadatay Tartanka Koobka Ramadaan ee Magaalada Ceerigaabo oo la soo Bandhigay

        Ceerigaabo 31.July (SDN) Waxa horaantii bishan ramadaanta ka furmay garoonka kubada cagta ee Daallo Stadium ee Magaalada Ceergaabo wareeg kubada cagta ah oo ay ka qaybgaleen 12 kooxood oo ah dhalinyarada ku nool gobolka sanaag gaar ahaan magaalada Ceergaabo Koobkan waxa qabanqaabiyay koox Wakhtigood hurayaal ah oo isugu jira dhalinyaro iyo sportigii hore ee gobolka…

        Read More

          Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal oo dhisme ay ku hawl gasho lagu wareejiyay

          Boorama 31.July (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Md Cabdoo Axmed Aayir ayaa maanta dhisme dawladu leedahay ku wareejiyey wasaaradda caafimaadka ee Gobolkaasi, dhismahaas oo hore ugu jiray gacanta qof muwaadin. Dhismahan oo wasaaradda caafimaadku hore u adeegsan jirtay in muddo ahna ku jiray gacanta muwaadinkaasi ayaa hawsha dib ugu soo celinta gacanta dawladda waxaa gacan ka…

          Read More

            Wasiirka Deegaanka oo ka Hadashay Dhibaatooyinka Deegaanka lagu hayo

            Hargaysa 31.July (SDN) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka ee JSL Marwo Shukri X Ismaaciil (Baandare)  oo maanta la hadashay warbaahinta ayaa dareen ka bixisay dhibaatada ay deegaanka ku hayaan boholaha iyo jeex-jeexyada ay sameeyaan daadadka xilli roobaadka. Marwo shukri waxa ay sheegtay in muddo dheer ay jirtay dhibaatada ay sababaan jeex-jeexyada gaar ahaan waxyeelooyinka ay u leeyihiin…

            Read More

              BAAQ KU SAABSAN GANACSIGA LAGA BURBURIYEY DADKA DANYARTA AH IYO WADHATADDA MAGAALADA HARGEYSA Musharaxa madaxweynaha xisbiga ucid Jamaal ali xusein

              BAAQ KU SAABSAN GANACSIGA LAGA BURBURIYEY DADKA DANYARTA AH IYO WADHATADDA MAGAALADA HARGEYSA:   (KampalaSDN)   Inkastoo ay hawshooda gudanayaan oo aan ixtiraam u hayo dawladda   hoose ee Hargeysa iyo Ciidanka Booliska, haddana indhaha kama   qarsan karno dhaawaca la gaadhsiinayo dadka dan’yarta ah ee ka   ganacsadda suuqyadda magaaladda Hargeysa. Caqliga suubani ma…

              Read More

                hadaan tahriibi lahaa madaxtooyada miyaan laygu casuumeen?‏udub way tagaysaaye ha tahriibina maxa ka danbeyey!!!!!!!

                asalaamu calaykum wa raxmatulaah waxaan marka hore u mahadnaqayaa dhamaan hawl wadeenada shabakadan ii suura galisay inaad aragtidayda ila wadaagtaa. marka xigta waxaan leeyay ramadaan kariim dhamaan umada muslimiinta ah. (KampalaSDN) Aan u sii durko dhinaca mawduucaygu iga xigo, sida aynu wada ognay beryahan dabe waxa inagaga qaylisiisay tahriibta ama tacabirka kaasoo si xawliya ugu…

                Read More

                  Xisbiga UCID oo Xukuumada ku Canbaareeyay Xadhig iyo Jirdil ay u geysatay Muwaadiniin,iyo falal ka dhacay Suuqa Waaheen

                  Hargeysa July 31,2013(SDN)-Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Waxaa uu Warsaxaafadeedkan Ku Canbaareynayaa laba arimood oo aad u fool xun oo shaley ka kala dhacey D. ABDAAL ee ka tirsan Gobolka.Saaxil iyo HARGEYSA Suuqa weyn ee laga ganacsado ee Waaheen (Arinta koobaad, Xadhiga iyo Jidh dilka Loo geestey shaley dadka ku nool ABDAAL kuwaas oo fikirkooda…

                  Read More

                    Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Tacaddiyo Cusub oo ay Danyarta ku hayso

                    Hargeysa:31-july-2013 (SDN) – Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Ayaa ka dhiidhiyey Tacadiyadda iyo awood-sheegashada  kala duwan ee ay ciidamadda Booliska iyo Dawladda Hoose Ee Hargeysa  la daba taagan yihiin Wadhatada iyo danyarta Ku Ganacsadda Suuqa Waaheen Ee Badhtamaha Caasimadda Hargeysa. Masuuliyiin ka tirsan  Xisbigaasi  oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxa ay ku…

                    Read More

                      Kulayl xad-dhaaf ah oo Dad ku laayey Dalka Shiinaha

                      Beijing:31-july-2013 (SDN)ugu Yaraan Illaa 10 ruux ayaa kulayl dartiis ugu geeriyootay dalka Shiinaha oo heer kulku uu  gaadhay heerkii ugu sareeyay  ee Abid la arko sida ay Xukuumaddda dalkaasi sheeegtay.   War ay soo saartay wasaaradda caafimaadka Shiinah ayaa waxaa lagu sheegay in cimilada dalka Shiinaha ay aad u kululaatay bishan July isla markaana ay…

                      Read More

                        Dawladda Somaliya oo Heshiis Ilaalinta Badda iyo Tababarka Ciidanka ah la gashay Shirkad Holland laga leeyahay

                        Muqdisho:31-july-2013-(SDN)Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis rasmi ah  kula Gashay shirkad laga leeyahay wadanka Holland taasoo ilaalin doonta badaha Soomaaliya.   Shirkadan oo lagu magacaabo Atlantic Marine and Offshore Group, ayaa sidoo kale loo xilsaaray tababarka ciidamadabadda Soomaaliyeed, sida lagu sheegay qoraal war saxaafadeed ah oo uu soo saaray afhayeenka madaxtooyada Eng. C/raxmaan…

                        Read More

                          Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Masar

                          Caira:31-july-2013(SDN)Qaar ka mid ah kooxaha qaswadayaasha ah ee dalka Masar, ayaa Tooray qudha kaga jaray Muwaadin somaliyeed oo halkaa ku  sugnaa. Arrinta ayaa fajaciso ku noqotay dhamaanba dadka somalida ah ee ku nool dalkaas, waxana ay badankoodu haatan u tabaabulshaysanayaan sidii ay amaankooda u ilaalin lahaayeen. Marxuumkan dhintay ayaa waxaa lagu magacaabi Jiray Xasan  Abshir…

                          Read More

                            Xukuumadda Somalia oo Ajaanib Guryo uga dhex dhisaysa Xarunteeda Madaxtooyada

                            Nairobi: 31-JULY-2013(SDN) xogo u dhuun daloola  madaxtooyada somaliya, ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay guri uga dhiseyso danjiraga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ambassador Nicholas Key xarunta madaxtooyada Villa Somalia. Hindisaha Arrintan ayaa timid markii dhawaan mid ka mid ah xarumaha Qaramada Midoobay la weeraray, isla markaana Sabtidii weerar lagu qaaday xarun Turkiga uu ku lee…

                            Read More

                              Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Golaha wadatashiga Oo Caawa Dhacaya iyo shan xubnood oo ay Madaxweynaha Kala Irdhoobeen oo soo Hor Fadhiisan doona

                                 Hargeysa:31-july-2013 (SDN) Kulankii Salaadiinta isxilqaamay ka dhex Abaabulayeen Madaxweynaha iyo Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa la qorsheeyey inuu caawa ka dhaco Aqalka Madaxtooyada Somaliland. Xogo hoose oo laga helayo kulankan, ayaa sheegaya in sidii ay Goluhu hore u codsadeen aanay jiri doonin cid xagga Golaha wasiiradda  ka socota oo kulankan ku wehelin doonta…

                              Read More

                                Abdaal: Xukuumadda oo xabsiga ku Gurtay Dhallinyaro iyo Haween Taageeray Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka

                                Berbera:31-july-2013 (SDN)Ciidamada Booliska ee Magaalada Abdaal oo u dhexaysa Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa, ayaa xabisga ku ururiyey Dhallinyaro iyo Haween taageero u muujiyey Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka. Wararka ka imanaya Deegaankaas ayaa sheegaya in lix iyo Toban Dhallinyaro ah iyo Shan haween ah oo dhamaatood reer Abdaal ah maalintii shalay xabsiga loo taxaabay,  iyadoo…

                                Read More

                                  Facebook oo loogu taag la’yahay in ay soo Gudbiyaan Xogta Burcad-badeeda Bogeeda laga Hago

                                  New York July 31,2013(SDN)-Qaramada Midoobey ayaa tiro dhawr jeer waxa ay maamuleyaasha Barta Internetka ee Facebook ka dalbadeen in ay soo guddbiyaan Xogta Madaxda Burcad-badeeda Soomaalida. QM ayaa qaba in werarada iyo kala macaashka Burcad-badeeda Soomaalida laga hago barta Internetka ee Facebook. Sida lagu xusay warbixin ay dhawaan daabaceen guddida la socodka Soomaaliya iyo Eritrea…

                                  Read More

                                    BAKHAARLIHII SAACADDIISII KA LUNTAY

                                    Nin bakhaarley ah ayaa saacddiisii gacanta kaga dhex lunyey bakhaarkiisii , markii larogaayey jawaanadii raashinka ahaa , saacaddan oo aheyd mid aan caadi aheyn , oo qiimo weyn ugu fadhidey (dhaxal aheyd) , meel kasta bakhaarkii wuu ka raadiyey , wakhtiti badanna way ka qaadatey , qoladii xamaaliinta aheydna way la doondooneen , laakiin kuligood…

                                    Read More

                                      Xaasha! Marwo Samsam Cabdi Aadan maaha masuul marnaba loo aanayn karo cunsuriyad iyo qabiil , waxanay hormood ka tahay horumarka waxbarashada dalka

                                      Marka hore waxan salamaay dhammaan warbaahinta madaxa bannaan ee sharafta leh ee dalka iyo dibaddaba. Waxan jecelahay inaan halkan kaga jawaabo maqaal ku soo baxay Mareeggta Hadhwanaag News 28kii bisha July oo uu qoray nin magaciisa ku sheegay Axmed Haaruun kaasoo uu ku duray waxqabadka Wasiirka Waxbarashada Somaliland, kagana hadlay deegaanno gaar ah oo koonfurta…

                                      Read More