MIYIR IYO MIRQAAN
Siddeedaba dadku markay wadaagaan qaranimo, degaan, diin, dano bulsheed, waxa had iyo goor ka dhex taagan mushkilado la ogyey oo cidda hogaanka haysaa ay abuurto iyo qaar ay iyaga laftoodu isu geystaan. Dhibta la ogyey ee hogaanka taladda ummadaasi hayaa waa la sharaxi karaa lana tilmaami karaa dhibta iyo saameynta ay bulshaddu kala kulanto. By:…
