Turkiga oo qirtay khasaare nafeed oo kasoo gaadhay qaraxii lala eegtay Xarunta uu ka Degen yahay Magaalada Muqdisho
Ankara:28-july-2013 (SDN) Sida ay qortay wakaalada wararka dalka Turkiga Anadole , dowladda Turkiga ayaa si wayn u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday xaruntooda Muqdisho oo khasaare loogu geystay. Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Axmed Da’uud Oglo ayaa sheegay in weerarkaasi uu ku dhintay mid ka mid ah askar waardiyeynaysay xarunta halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa…
