Al Shabaab oo qarxisay Safaarada Turkiga ee Muqdisho iyo Saraakiil Turki ah oo ku Geeriyootay
Muqdisho July 27,2013(SDN)-Al Shabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo dad ku dhinteen oo ka dhacay safaarada Turkigu ku leeyahay Muqdosho maanta. “Qaraxan ismiidaaminta ah waxaa lala beegsaday xarun ay deggen yihiin shaqaalaha safaaradda Turkiga oo ku taala meel ku dhow isgoyska KM-4, waxaana ku dhintay saddex qof oo qof ka mid ah uu ahaa…
