Madaxweyne Siilaanyo oo Abaal Marin Gaadhi,Kutub,Laptobyo,iyo Agab kale Gudoonsiiyay Ardaydii ku Tartantan Xiftiga Qur’aanka DAAWO

    Hargaysa 26.July13 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa galabta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabilay Ardaydii Tartanka Qur’aanka Kariimka ku guulaysatay Kaalmaha hore ee Koowaad, Labaad, Saddexaad iyo Afraad. Kulankan oo ahaa mid aan noociisa hore uga dhicin sida ay sheegeen Culimadu waxa uu ahaa mid xaga madaxweynaha ka yimid markii…

    Read More

      Faysal Cali Waraabe 22 Sanno oo Hadal ah iyo Xirsi Cali X. Xasan 3 sanno oo Horumar iyo Waxqabad ah

      Waxa beryahanba dalka ka socday isku tuurtuur siyaasadeed oo u dhexeeya Fasyal Cali Waraabe Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan kaas oo ay bulshadu siyaabo kala duwan u aragtay. Hadaba waxa is waydiintu tahay farqiga u dhexeeya labadan masuul muxuu yahay marka loo eeego xaga Siyaasada, Horumarka, Dadnimada iyo Dedaalka Wadanimo. Aan ku horeeyo wasiir Xirsi…

      Read More

        Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo soo bandhigay Tacadiyadii Xukuumada Siilaanyo ee lixdii Bilood ee u Danbeysay

          Hargaysa 26July13(SDN)Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA una taagan ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta Somaliland iyo tayaynta, sidoo kalena ah Urarka keliya ee Saxaafaddu leedahay ee sifo sharci ah lagu aasaasay, isla markaana ay ku mideysan yihiin inta ugu badan hay’adaha Warbaahinta Somaliland iyo Suxufiyiinta ka hawlgasha. Dhanka kale, Ururka SOLJA waxa xubinimo buuxda ka haysta ku…

        Read More

          Prime Minister Farmajo to Honor Somali Graduates in Ohio

          The organizing committee of the annual Somali Graduation and Scholarship Program is pleased to invite all Somalis who graduated from Ohio high schools and colleges to the most prominent Somali event in Ohio celebrating their academic achievement. The Fourth Annual Ohio Somali Graduation Program will be held on Friday, August 9, 2013 at 6:00pm-11:30pm Hilton…

          Read More

            Weerarkii Jeelka Abu Qurayb waxuu muujinayaa saamaynta shabakadda Alqaacida ee Gobolka

            Washington 26.July (SDN) Wargayska Washington Post ee dalka Maraykanka ayaa todobaadkan badhtamihiisii waxa uu qoray warbixin muujinaysa sida uu weerarkii ay alqaacidada labada webi ku qaadeen xabsiga Abu Qurayb ee galbeedka magalada baqdaad ku yaalla, uu sumcad xumo ugu yahay xukuumadda dalkaas iyo saaxiibadeeda dhinaca ammaanka ka caawiya. Wargayska ayaa waxaa uu leeyahay weerarkaas oo…

            Read More

              DAAWO:WAA LA IISOOMAA SHEEKO GAABAN

              London July 26,2013(SDN)-Waa majaajilo qosol badan oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan iyo Masoomeyaasha marmarsiyooinka ay ka yimaada dadka aan soomin. Dadka qaar yaaan sinaba loo karin in ay soomaan iyaga oo ay dhici karto xitaa in ay tukadaan Salaada,DAAWO.

              Read More

                SHEEKO:CASHADII MADAXWAYNAHA – MARWADIISA IYO WASIIRADIISA

                Waa sheeko dhex martey madaxweyne iyo marwadiisa , oo wasiiradii guulwadayaasha ahaana agtaagan yihiin . Iyadoo uu madaxwaynihii akhriyaayo (report) yadii loo keenay , oo dhawr wasiir oo gaagaabani la joogaan , ayaa XAASKII madaxwaynahu xafiiskii uu fadhiyey soo gashay iyada oo degdegsan oo wejigeedana ka muuqato WERWER iyo BAQASHO. Markaasuu madaxwaynihii waydiiyay isaga oo…

                Read More

                  Somalia has a Role Model for Success on its Doorstep

                  The escalating war for control of what is left of Somalia, between the al-Shabab extremists and the African Union puppet “transitional federal government”, offers little hope of peaceful resolution. Al-Shabab is now deeply entrenched and, with the help of foreign jihadists, virtually controls all southern Somalia. However contentious, their viciously anti-feminist interpretation of fundamentalist Islam…

                  Read More

                    Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid abdi rashid xasan mataan oo waxba kama jiraan ka dhigay warar ay ka qoreen warbaahinta qaar isaga madaxweynaha xisbiga ucid jamaal ali xusein inay diidan yihiin midowga labada xisbi

                    Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid abdi rashid xasan mataan oo  waxba kama jiraan ka dhigay warar ay ka qoreen warbaahinta qaar    isaga  madaxweynaha xisbiga ucid  jamaal ali xusein sidaas inay diidan yihiin midowga labada xisbi (KampalaSDN)   Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu noocadeyey  mar aanu la xidhiidhnay warar ay warbaahinta qaar…

                    Read More

                      Mustaqbalka Masar waxa u soo sidaa oo keliya cabsi

                      London 25.July (SDN) Wargayska Indepandent ee dalka ingiriiska ayaa baahiyey faallo uu mashaqada siyaasadeed ee dalka masar ka qoray qoraaga weyn ee u dhasha wadanka Bitain Mr Robert Fisk. Qoraagu waxa uu ka deyriyey khasaaraha nafeed ee maalinba ta xigta soo gaadhaya dadka banaanbaxyada wada, iyadoo ay suurogal tahay inay jiraan dhinacyo weli u heelan…

                      Read More

                        Wasaarada Waxbarashada oo Soo Gabo gabaysay Shir lagaga hadlayay Sidii Wiilasha iyo Habluhu Si Siman Waxbarashada u Heli lahaayeen

                        Hargaysa 25.July (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaarada Waxbarashada Mud,Maxamed Xasan ayaa maanta  u soo xidhay kulan mudo shan maalmood ah uga socday  Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa,Masuuliyiinta  Wasaarada waxbarashada ee Lamaanaha  oo ka kala socday Gobolada dalka. Kulankan oo ay ka qayb galayaashu ku baranayeen macluumaad ku saabsan sidii ay  si siman Wiilasha iyo gabdhuhuba…

                        Read More

                          Laanta xisbiga ucid ee Uganda kampala Waxaanu si wayn uu soo dhaweynayna Heshiiska labada xisbi mucaarad Shaley Ku Gaadheen magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Ambassador.

                          Warsaxaafadeed naga soo gaadhay laanta xisbiga ucid ee dalka Uganda ayaa lagu Sheegay in laanta xisbiga ee Uganda uu soo dhawaynayo, heshiiska dhex maray labada xisbi mucardi oo in badan ba loo hanqal tagayey waan kaalintoodi oo ay buuxiyeyeen mar horan auu eegayd . Waan kaalinta kaliye ee lagu saxi karo xukumada hada talada haysa…

                          Read More