Kulan ku Saabsan Horumarinta Xisaabaadka iyo Ilaalinta Kharashaadka oo Hargaysa uga Furmay Xubno Maayaro ah

    Hargaysa 25.July (SDN) Kulan ay ka soo qayb galeen Maayarada  Degmooyinka Hargeysa, Gabilay, Booramme, Berbera iyo Burco,Kuna saabsan  Qaabka horuumarinta xisaabaadka iyo ilaalinta kharashaadka  ayaa maanta lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa, Maayirka  Degmada Boorame Mud,Saleebaan xasan Xaddi  oo Shabakada Qurbejoog.com uga waramay kulankaas,  ayaa  sheegay in kulankan  isugu yimaadeen maayirada  shan degmo oo…

    Read More

      Laba Weriye Iyo Laba Waraysi Faallo Cumar M.Faarax

      Cawayskii 22/07/2013, waxaan daawaday oo ay indhahayga iyo dhegahayguba si fiirro leh uga bogteen laba waraysi oo ka kala baxay Telefishanadda UNIVERSAL iyo HCTV. Waxa labada waraysiba la soo geliyay youtube-ka, waxa ka sii kala xigtay oo soo daabacay ama geliyay qaar ka mid mareegaha internet-ka ee wararka laga daalacdo. Labadaas waraysiba waxa labada Telefishan…

      Read More

        Urur Siyaasadeedkii Jamhuuriga oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye,Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 25.July (SDN) Ururkii Jamhuuriga oo ka mid ahaa Ururadii  ku hadhay doorashadii Golayaasha degaanka ee dalka ka qabsoontay dabayaaqadii  sanadkii hore  ayaa  Maanta si rasmiya ugu Biiray Xisbiga  Talada haya ee Kulmiye. Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo  loogu qabtay   Kusoo biirista ururkaas hore   huteel Mansoor ee magaalada Hargeysa,ayaa  waxa ka soo qayb…

        Read More

          Jaamac Shabeel oo ka Hadlay aragtidiisa la Xidhiidha Midowga labada Xisbi Mucaarid {DHAGAYSO}

          Hargaysa 25.July (SDN) Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbul Xaakimka Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge “Jaamac Shabeel” ayaa Sheegay In Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane  Faysal Cali Waraabe uu ku Dhex Milmay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka. Gudoomiyaha Golaha Dhexe ayaa hadalkan ka Jeediyay Madal ay Maanta Xisbiga Kulmiye kula Midoobayeen Urur Siyaasadeedkii Jamhuuriga ee Ku Hadhay…

          Read More

            “Xukuumada ka Yeeli Mayno inay Aflagaadayso Dhego Weyne iyo Maxamed Xaashi” Muuse Biixi{DHAGAYSO}

            Hargaysa 25.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay xukuumaddu markii lagu dhawaaqay Golaha Wada Tashiga iyo toosinta qaranka ay wada hadalo ka galeen isla markaana ay ku qanceen in ay u dulqaataan wax kasta oo ka yimaada. Guddoomiyaha Xisbiga Taladda Haya ee Kulmiye ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad lagu soo…

            Read More

              Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka oo soo dhaweeyay Midowgii labada Xisbi Mucaarid

              Hargaysa 25.July (SDN) Hadii aanu nahey Golaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Waxaanu si diirana u soo dhaweyneynaa Heshiiska labada xisbi mucaarad Shaley Ku Gaadheen magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Ambassador. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Gudoomiyaha Golaha Wadatshiga iyo Toosinta Qarankan Muj: Xasan Guure Jaamac ayaa lagu Sheegay in Golahoodu uu soo dhawaynayo  Baaqii iyo Talooyinkii…

              Read More

                Golaha Wasiirada oo shirkoodii maanta uga dooday qodobo dhowr ah

                Muqdisho July 25, 2013(SDN)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah. Golaha Wasiirada ayaa ugu horeyntii warbixin ka dhegeystay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Mudane Cabdikariin Guuleed iyo Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdixakiin Faqi…

                Read More

                  Somali Community Condemns Health Commissioner

                  A Somali health organization announced Monday that members of the Twin Cities Somali community would gather Friday to express a “vote of no confidence” for Minnesota Health Commissioner Edward Ehlinger. The press conference is being organized by Isuroon—a nonprofit founded by Hopkins resident Fartun Weli that provides health education and advocacy for the local Somali…

                  Read More

                    Somaliland: Women Have A Role To Play In Peacebuilding

                    The role of women in peacebuilding has long been underestimated in Somaliland. Since the country’s collapse and the emergence of Somaliland, citizens have been plagued by protracted political insecurity and militarised violence. The prolonged conflict produced gendered outcomes in Somaliland, with particular shifts enabling Somali women to participate in activities – such as conflict resolution…

                    Read More

                      Xukuumadda Somaliland oo wali ku mashquulsan Abaabulka Odayaal u jawaaba Golaha wadatashiga iyo isku daygii Salaadiinta is xilqaamay oo Hal bacaad lagu lisay u muuqda

                        Hargeysa: 25-july-2013 (SDN)Inkastoo ay jiraan dhaqdhaqaaqyo wax ku ool ah oo ay waddaan salaadiin iyo wax garad reer Somaliland ahi, Haddana waxa ay wali xukuumadda Somaliland ku mashquulsan tahay sidii ay abuuri lahayd Odayaal beelaysan oo jawaabo dhinaca xukuumadda u xaglinaya. Maanta oo ugu dambaysay waxa ay xukuumadda soo Abaabushay Odayaal la sheegay inay…

                      Read More

                        Xumuumadda Somalia oo ugu Dambayntii Lagu Qasbay inay Aqoonsato maamulka Axmed Madoobe

                        Mugdisho: 25-july-2013(SDN)Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fiidnimadii xalay garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho kulan ku dhex maray Madaxda ugu sareysa dalka oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisal Wasaare Saacid, Wakiilka Qaramada Midoobay Nicholas Kay, Taliyaha Guud ee Ciidamada dalka kenya ahna kuxigeenka Ciidamada Amisom ee Soomaaliya jooga, Wakiilo ka…

                        Read More

                          95-tahriibayaal Somali ah oo laga samato-bixiyey Doonni muddo Badweynta Liibya la sabbaynaysay

                            Libya: 25-July-2013(SDN):- Doonni ay saarnaayeen   Tahriibayaal soomaaliyeed oo tiradoodu dhan tahay 95, oo 36-kii saacadood ee u dambeeyey dul-heehaabaysay Badweynta Libiya iyo Dalka Talyaaniga  u dhaxaysa,  ayaa ugu dambayntii lagu guulaystay in la badbaadiyo. Doontan oo ka shiraacatay Dala Libya  ayaa ay la soo deristay cillad sababtay inay muddo ka badan 36-saacadood biyaha dushooda…

                          Read More