Golaha wadatashiga iyo Toosinta iyo Salaadiintii dhexdheexaadka ahayd oo xalay Gondaha is daray iyo waxyaabihii la isla meel dhigay

      Hargeysa 25-july-2013 (SDN)Salaadiintii iyo waxgaradkii isu xilqaamay xallinta khilaafka ka dhex taagan Golaha wadatashiga iyo toosinta Qaranka iyo xukuumadda ayaa Habeenkii xalay ahaa la kulmay Golaha wadatashiga iyo Toosinta. Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xidhnaayeen kana dhacay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa lagu lafo guray sidii  Golaha wadatashiga iyo Xukuumadda la…

    Read More

      Waa Gediisiiye:Guddoomiyaha UCID oo Libintiisii Siyaasadeed U Hibeeyay Guddoomiyaha Wadani

      Hargeysa July 25,2013(SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa heshiis toban qodob ka kooban la sixiixday Guddoomiyaha xisbiga Wadani Md Cabdiraxmaan Ciro. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa bilihii u danbeeyay wax uu la soo baxay mucaarad toosin ah oo uu Xukuumada Axmed Siilaanyo cebeheeda dibeda ugu soo saarayo. Mucaaradadan toosinta ah…

      Read More

        Somaliland: Warring Opposition Parties Bury the Hatchet, Agree to Form a New Opposition Alliance

        Hargeisa, July 25, 2013 (SDN) —Somaliland’s two official opposition parties, Justice & Welfare Party-UCID and WADDANI party have signed a Memorandum of Understanding (MOU) on yesterday with the aim of establishing a united front against KULMIYE led government of president Silanyo. In a joint press conference held in Ambassador Hotel in Hargeisa the leaders of…

        Read More

          Norway rejects U.N. experts claims on Somalia assistance

          Oslo, July 25, 2013 (SDN) —Norway has complained to the U.N. Security Council that accusations by U.N. experts that Oslo’s assistance to Somalia was a cover to promote the commercial interests of Norwegian oil companies were “completely unfounded and simply wrong.” The U.N. Monitoring Group’s annual report to the Security Council’s sanctions committee on Somalia…

          Read More

            UN condemns flow of arms in Somalia and Eritrea

            New York, July 25, 2013 (SDN) —The U.N. Security Council is condemning the flow of weapons and ammunition to and through Somalia and Eritrea in violation of arms embargoes against both countries. A resolution adopted unanimously by the council on Wednesday reaffirmed the arms embargoes on Somalia and Eritrea but gave a green light for…

            Read More

              Bomb Attack Targets Somalia Lawyer

              Mogadishu, July 25, 2013 (SDN) —At least one person has been killed and dozens of others wounded by a bomb in a car belonging to a Somali lawmaker in Mogadishu.  Witnesses say the car exploded after government officials left the vehicle. Wednesday’s bomb attack appears to have targeted members of parliament in Somalia’s capital, Mogadishu….

              Read More

              Xulka Gabdhaha Germany oo 1-0 Ku Caraabiyey Xulka Sweden(Uefa Women’s Euro 2013 Semi Finals) By Jaahuur.

              Gothenburg-Sweden=July-24-2013-qurbejooognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaggaa iyo cariga Sweden oo si habsami ah uga socdo koobka horyaalka Yurub ee Dumarka(Uefa Women’s Euro 2013). Haddaba ciyaarahan oo soo galay Semi Finals,waxaana u soo baxay Germany oo ay foodda isla galeen iyo Dunmark iyo Norway. Sweden oo koobkan marti galisey ayaa hadalhayntu u badneyd in xulka…

              Read More

                Laba Wasaaradood oo Difaacay Hay’ad la Sheegay inay Dalka ka Wado Siyaasad ka dhan ah Diinta Islaamka {DHAGAYSO}

                Hargaysa 24.July (SDN) Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo  Cadaalada ayaa  si Wada jir ah u beeniyay war lagu daabacay warbaahinta Qaarkeed oo lagu Sheegay in Hay’ada CESVI ay Wado Sidii ay  dalka uga  Hirgelin lahayd Siyaasad ka Horimanaysa Diinta Islaamka, Waxayna Mas’uuliyiintani arrintaas ku Sifeeyeen  Been Abuurtay Cad. Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqada iyo…

                Read More

                  ”Hal Dal baynu nahay ,baahida gudaha ka jirta way kala duwantahay , siday u kala duwantahay baan dhaqaalaha u qaybsan doona” Madaxweyne Xasan Sheekh {DHAGAYSO}

                  Muqdisho 24.July (SDN) Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Midowga Yurub uuna hogaaminayay Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud Afrika ee EU. Kulankan ayaa waxa xigay mid ka dhacay Garoonka diyaaradaha oo looga arinsanayay shirka 16 Sep,2013 ka dhacay Brussels oo ah shir caalami ah oo Somalia taageero…

                  Read More

                    Tartankii u Horeeyay ee Qur’aanka Kariimka ah ee Xukuumadu Soo Qaban qaabiso {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 24.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay Tartankii Qur’aanka Kariimka ah oo Markii u horaysay ay Xukuumada Somaliland soo qaban qaabisay,Isla markaana ka furmay Xarunta Masjidka Cali Mataan. Tartankan Waxaa uu Socon doonaa Mudo Sadex Cisho ah iyadoo abaal marino gaadiid…

                    Read More

                      Kulan lagaga hadlayay Habsami u Gudashada Ololaha Talaalka Dabaysha oo Boorama lagu qabtay

                      Boorama 24.July (SDN) Shir lagaga hadlayey farriin ku wajahan talaalka Polio-da ama dabaysha ayaa maanta lagu qabtay xarunta caafimaadka Gobolka Awdal. Shirkaasi waaxaa ka qayb qaadanaya qaybaha bulshada Gobolka sida culimaa’udiinka, dhakhaatiirta, hawlwadeenada caafimaad ee Gobolka iyo maamulka heer gobol iyo heer Degmo. Madaxa talaalka Polio-da ee hay’adda WHO Siciid Bile Buraale oo shirkaa furitaankiisii…

                      Read More