“Idaacado Kootara baan ah Maanu Samaysan,Baabuurna Kurta Kamaanaan Jarin” Weedhihii Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

    Hargaysa 24.July {SDN} Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Sadexdii Sanno ee Xukuumada Siilaanyo ay Talada haysay ay tahay Tii uu Ugu Werwerka Badnaa ee Soo Mara . Gudoomiyuhu waxa uu Tilmaamay In Xisbiga Kulmiye aanu dalka Xukumin laakiinse ay Taladu Gacanta ugu Jirto Koox Gaar ah,Mudane Faysal Waxa uu Sheegay…

    Read More

      Wasaaradaha Cadaalada iyo Arrimaha Bulshada oo Difaacay eedo loo soo Jeediyay Hay’ada CESVI

      Hargaysa 24.July (SDN) Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo Wasaarada  Cadaalada ayaa manta si wada jir ah u beeniyay war lagu daabacay warbaahinta kaasi oo been abuur ah Agaasimaha Guud Ee Wasaarada shaqada iyo arimaha bulashada Maxmaed Muuse X, Cabdi oo ay weheliyaan  Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Cabdi Cadbilahi ee Wasaaradas iyo Agaasimaha Xuquuqdada Dumarka…

      Read More

        Xukuumada oo Bilowday Saaxad ay ku Soo dhawaysanayso Mareegaha Wararka

        Hargaysa 24.July (SDN) Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo warbaahinta Madaxbaan Gaar ahaa Websedyada ayaa maanta kulan is Xog-wareeysi ah ku yeeshay Xafiiska wasiirka ee magaalada hargeysa. kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii ay labada dhinac isu siin lahaayeen kalsooni kal iyo laab ah oo la xidhiidha xagga wada shaqyanta…

        Read More

          Ololihii Talaalka Cudurka Dabaysha oo beri ka bilaabmaya Gobolada Somaliland

          Hargaysa 24.July (SDN) Talaalka cidhibtirka dabaysha ayaa maanta si rasmi ah loogaga dhawaaqay Dalka Somaliland kaasoo maalinta berrito ee khamiista oo ku began 25 bisha ka bilaaban doona Gobolada Somaliland. Marwada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina Xaaji maxamed Jirde oo ay wehelinayeen xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa munaasabadaasi klaga qayb galay Hotel Maansoor ee magaalada…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh “ Waxaan shirka Brussels ka sugeynaa inuu xasilinta iyo horumarka dalka qeybweyn ka qaato.”

            Muqdisho, 24 July 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay shir ay diblomaasiyiinta beesha caalamka isagu yimaadeen Muqdisho oo looga hadlayey shirka 16ka September ka dhacaya Brussels. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta Mudane Maxamud Xasan Suleymaan, Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya“Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan idin siino dhul si aad xafiisyadii Midowga Yurub ay uga howlgalaan dalka gudihiisa

              Muqdisho, 24 July 2013(SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii dhul bixinta guddoonsiiyey Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee Afrika ee Midowga Yurub, si Midowga Yurub ay xafiisyadooda u soo guuraan dalka gudihiisa oo ay si rasmi ah uga howlgalaan. Madaxweynaha oo saxaafadda kula hadlayey Muqdisho ayaa yiri…

              Read More

                Taliye Fadal oo ka hadlay Dil shalay ka dhacay Magaalada Hargeysa.

                Hargeya 24-7-2013 (SDN)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inay Ciidanka booliska Somaliland ku guuleysteen hawlgal ballaadhan oo ay sameeyeen,kadib-na gacanta ku soo dhigeen laba nin oo shalay  Duhurnimadii  qudha ka jaray Marxuum Mahad Asad Cabdi. Isla markaana waxa uu xusay inay baabuurta gurmadka deg-degu ay noqon doonaan baalasha ay Ciidanka…

                Read More

                  Xukumadda Somaliya oo Beenisay in Hawadda somalidda Laga Maamuli doono Hargeysa … Halkan Ka Dhagayso

                  Mugdisho(SDN-july 24 ) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta  Boostaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliya Mudane Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi oo Maalintii Shalay Khudbad u Jeediyay Mudanayaasha Baarlamaanka somaliya ayaa sheegay in aanay Waxba Ka Jirin Wararka sheegaya inay Xukumadda somaliya ay Wareejisay Maamulka hawadda Soomalidda Waxanna uu sheegay inay  Hayadda  Maamulka Hawadda oo ay xukumaddu Abuuri doonto Lagu Wareejin…

                  Read More

                    Filashasho Wacan: xog mug leh oo muujinaysa halka ay somaliya ka taagan tahay Heshiiskii hawada ee ay Somaliland la gashay

                    Muqdisho 24-july-2013 (SDN)Wasiirka Duulista Hawada somaliya  Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi, ayaa markii ugu horraysay si rasmi ah u sheegay inay waajib tahay inaan maamulka Hawada sare ee somaliya (air space) laga wareejin karin magaalo madaxda somaliya ee Muqdisho, isagoo ku Goodiyey in waxa somaliland laga maamuli doonaa uu yahay wax kooban oo ay ugu talo galeen …

                    Read More

                      Labada Xisbi-mucaarad ee Waddani iyo Ucid oo saacadaha soo socda kala saxeexanaya heshiis is-kaashi.

                      Hargeysa 24-july-2013 (SDN)Labada Xisbi mucaarad ee Waddani iyo Ucid ayaa saacadaha soo socda Heshiis iskaashi ku kala saxeexan doona Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Ka dib kulamo iyo wada hadallo in muddo ahba u socday labadan xisbi mucaarid ayaa ugu dambayntii waxa labada xisbi oo markii hore aanu xidhiidhkoodu fiicnayni isla meel dhigeen inay dhinac…

                      Read More

                        Radio Muqdisho oo Markii u horeysay ka hadlay Somaliland isla Markaana la Saftay Wasiir Xirsi

                        Muqdisho July 24,2013(SDN)-Warbaahinta ku hadasha afka dawlada Soomaaliya ee Radio Muqdisho ayaa markii u horeysay ka hadashay siyaasada Somaliland. Radi Muqdisho ayaa soo xigatay jawaabtii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji ka bixiyay edihii ay u soo jeediyeen xubnaha Gollaha Wada Tashig iyo Toosinta Qarka Dhawaan. Radioo Muqdisho ayaa qoraal ay bogooda dhigan sidan u qora:…

                        Read More