DHEGAWEYNOW, INA XAASHOW, FAYSALOW, XASAN CIISOW— YARKU WUU HANJABEY OO INUU XOOG XUKUNKA KU HAYSTO AYUU SHEEGE MAXAA INOO XAAJO AH

    Dhamaan salaan iga gudooma. Hello reer Somaliland may maqleysaan… sow kamaad cabaneynin faqash , sow kamaad dagaalamin nin kursi reernimo iyo awood qabiil ku haysta oo ku baana… Maanta ta tagaani inamey soo marin, maynaan arag oo maynaan maqal. Yarku fariidsana, Yarku geesisana, Yarku indha adagaa, xaguu awooda intan leeg ee uu ku hanjabayo ka…

    Read More

      Maanso Cusub oo uu Saaray Abwaan Axmed Cabdilaahi Axda (QARANAKA MA DIFAACANAA)

      halwedoow deelayda gabay beyahan wayska daa,yayoo dareenkeedii waan jaroo dedaalkeedii waa dhimoo dushuun baan kala socdee markii ruux kastaa daf yidhi ayaan taydii dabree waxaase caawa igu dirqiyey dibnaha aan uba furfuray maansda daaha uga rogee dareenkaygii bedelay duruufta igu xeeran iyo haka layla doonayiyo Dabinka lay aasayiyo dagaalada igu socdiyo dadkaygu sidaanu garan ayaa…

      Read More

        Shirkaddaha WorldRemitt iyo Adeegga Zaad Service ee Telesom oo iska kaashanaya hab fudud oo Qurbejoogtu lacagaha ugu soo diri karaan Somaliland, kadib go’aankii Barclays Bank

        London 23, July 2013 (SDN)- Shirkadda xawilaadda lacagaha ee WorldRemitt oo dalal badan oo daafaha adduunka ku yaala ka shaqaysa, ayaa shaacisay inay bilawday lacag-diris cusub oo ay la kaashanayso adeegga Zaad service ee shirkadda isgaadhsiinta Telesom. Madaxa shirkadda WorldRemit Dr Ismaaciil Axmed ayaa maanta magaalada London kaga dhawaaqay habkan cusub ee ay Qurbejoogta Soomaalidu…

        Read More

          Qalab Caafimaad oo la Gaadhsiiyay Cisbitaalka Degmada Balli Gubadle

          Balli Gubadle 23.July (SDN) Munaasabad qalab caafimaad lagu gudoonsiinayey Cisbitaalka magaalada Balligubadle ayaa  lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Hawd. Qalabkan caafimaad oo ay ku soo deeqeen jaaliyadda Somaliland ee qaaradda Yurub waxaa loogu talo galay inuu qayb ka qaato horumarinta caafimaadka bulshada gobolkaasi sida ay sheegtay marwo Nimco Cabdilaahi Cali oo metelaysay dadkii deeqdan bixiyey….

          Read More

            “Hadaad Shalayto soo Halgamaysay,Laakiinse ay kuu barbar taalay in aad Siilaanyo u gasho Jidgooyo oo Ina Cigaal…” Wasiirka Madaxtooyada iyo Jawaab Celinta Faysal iyo Dhego weyne {DHAGAYSO}

            Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyad Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka Gil Gishay Mar kale hadalo ay Warbaahinta u Mariyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Siyaasiyiinta Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka isagoo Si Gaar ah u Bar tilmaameedsaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Mujaahid Ibraahin C.laahi Xuseen Dhego Weyne isagoo Cadeeyay in Siyaasiyiintani ay Ku…

            Read More

              Wasiirka Kalluumaysiga ee Somaliland oo ka hadlay Wasaaradiisa iyo Maamul Goboleedka Punt land

              Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada Mudane Cali Jaamac Faarax oo Xog Waran  Maanta Siiyay Shabakada Qurbejoog.com ayaa Sheegay in la gaadhay Xiligii ay Gobolada bari ee Somaliland isku tiirsanaan gaadhi lahaayeen. Wasiirku waxa uu ka hadlay arrimo badan oo taabanaya hawlaha wasaaradiisa iyo Maamul Goboleedka Punt land . Wasiirka Wasarada Kalluumaysigu…

              Read More

                “Baabuurtan Oto Otada ahi Waxay Wax Weyn ka Tari doonaan Hawlaha Ciidanka” Taliyaha Booliska {DHAGAYSO}

                Taliyaha ciidamada booliska soaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi  Fadal Iimaan ayaa uga mahad naqay Wasiirka Arimaha Gudaha Mudadii yarayd ee uu xilka hayay Waxqabadyada uu Hirgaliyay ,Taliyaha ayaa Hadalkan ka Sheegay Munaasibad loo Sameeyay 20 baabuur oo kuwa Gurmadka Deg Dega ah oo Wasiirka Arrimaha Guduhu ku Wareejiyay Ciidamada Booliska. C.laahi Fadal Iimaan Waxa uu Cadeeyay in…

                Read More

                  “Waxaanu Maanta Soo Kordhinay Gaadiidka Booliska ee 999” Wasiir Warancade {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka  wasarada arimaha gudaha Somaliland  Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta  ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland  Toban gaadhi oo noocoodu yahay   gawaadhida gargaarka dagdaga ah . Gaadiidkan ayaa Tusaale u Noqonaya Waxqabadka looga bartay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade Waxaanu Hadalo dardaaran ah u Jeediyay Ciiddamada Booliska iyo Dadweynaha oo uu…

                  Read More

                    Wasiirka Deegaanka oo Furtay Kulan lagu Naaqishayo Sida ugu Sahlan ee loo Daryeelo Deegaanka

                    Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil baandare ayaa maanta magaalada hargaysa kafurtay kulan labo maalmood socon doona oo lagu eegayo sida ugu sahlan ee loo daryeeli karo deegaanka. Kulankan oo ay ka qayb qaadanayaan ururo samafal oo maxalli ah iyo hawlwadeeno ka tirsan wasaaradda deegaanka ayna soo…

                    Read More

                      Muddo Kooban oo uu Wasiir ahaa iyo Talaabadii Kowaad ee Waxqabadkiisa oo uu Jeebkiisa ka bixiyay

                      Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka  wasarada arimaha gudaha Somaliland  Cali Maxamad Waran Cade ayaa waxaa uu maanta  ku wareejiyay taliyaha ciidamada booliska soaliland  Toban gaadhi oo noocoodu yahay   gawaadhida gargaarka dagdaga ah . Wasiirka  waasaarada arimaha gudaha somalilan  Cali Warancade oo wax qabadkii sii ugu horeeyay  si toosa looga arkay maanta isaga oo  ciidamada booliska Somaliland ku wareejiyo toban gaadhi  oo yaryar ku waasi oo loogu…

                      Read More

                        Laba Wasiir oo Isku Lamaan oo Xadhiga ka Jaray 5Km ee u Horeeyay ee Wadada Laamiga ee Kala Baydh ilaa Wajaale, Kana Hadlay Golaha Wada Tashiga

                        Gebilay 23.July (SDN) Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada ee JSL Md Xirsi Cali Xaaji xasan oo uu wehelinayey wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelunta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta xadhiga ka jaray Shantii KM ee ugu horaysay ee waddo laami ah oo dhismaheedu socdo, taasoo isku xidhaysa degmooyinka kala-baydh iyoWajaale. Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlayey munaasabad…

                        Read More

                          Soomaaliya Waxey Ku Baaqeysaa Guddi Dhex-Dhexaadin Ah In Loo Sameeyo Warbixinnada Soo Socda Ee Guddiga QM

                          Muqdisho, 23 July 2013(SDN)–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood iska horimaanaya iyo arrimo aan sax aheyn ay key jireen, kuna baaqay in wadatashi lala sameeyo dowladda iyo in la abuuro guddi dhex-dhexaadin ah oo la horgeeyo arrimaha qaldan…

                          Read More

                            Fasiraad iyo Faallo kooban oo ku qotonta jawaabtii uu Maanta Wasiir xirsi ku liishaamay Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka.

                            Hargeysa 23-july-2013 (SDN)Wasiirka wasaaradda madaxtoooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si kulul oo cadho ka muuqato ugu jawaabay xubnaha ugu sarreeya Golaha wadatashiga iyo toosinta Qaranka oo maalintii shalay si qaawan u weeraray hogaaminta madaxweyne Siilaanyo. Wasiir xirsi   u muuqda nin labada qowlala xumbada ka tuuraya, ayaa af labadii ula baxay xubnaha miisaanka…

                            Read More

                              Maareeyaha Mad-bacada Qaranka oo Mushaharkii ka jaray Mid ka mid ah Shaqaalihiisa oo muddo u xidhan Hantidhawraha Guud

                              Hargeysa 23-july-2012(SDN)-Maareeyaha Madbacadda Qaranka Somaliland Cabdillaahi Jaamac Maxamed (Caray) ayaa la sheegay inuu Mushaharkii ka jaray mid ka mid ah Shaqaalaha Mad-bacadaasi oo saddex bilood ka hor loo xidhay Waraaqo nooca Cashuurta lagu qaado ah oo ka baxay hay’addiisa, kuwaas oo qaab Foojari ah looga Isticmaalay Xafiisyada dawlada ee Dakhliga lagu qaado. Sidiiq Cali Seed…

                              Read More