Salaadiin iyo wax garad si cad uga gabaday Eedaynta Golaha wadatashiga mawqif dhexdhexaadnimana qaatay
Hargesysa 23-july-2012 (SDN)Salaadiin iyo waxgarad Reer Somaliland ah ooiska indha tiray Banraamija xukuumadda ee Wajikumacaashka Mawqif dhedhexaadnimo ahna iska taagay Golaha Wadatashiga Salaadiin, Cuqaal iyo waxgarad miisaan ku leh Somaliland, ayaa gees iska dhigay rabitaanka xukuumadda Somaliland ee ah in la dhaleeceeyo Golaha wada tashiga Iyo Toosinta qaranka kuna dhiiraday inay mawqif cad oo…
