Daawo Video Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Golaha dhawaan lagu dhawaaqay balse soo dhaweeyey dhaliiilaha iyo toosinta xukuumada

    Berbera 22.July Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu Socdaal Caafimaad ku soo qaatay Wadanka Ingiriiska. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Waxa uu Sheegay inuu Mudooyinkii u danbeeyay uu Maqlayay Gole lagaga dhawaaqay Magaalada Hargaysa isagoo Xusay in Wixii Sharciyada Taabanaya laga Feejignaado. Berbera…

    Read More

      DAAWO Barnaamijka weftiga xukumada iyo Qaramaynta Ciidan Beeleedkii Degmada Fiqi Fuliye

      Fiqi Fuliye 22.July (SDN) Waxaa Todobaadkan Degmada Fiqi Fuliye ee Gobolka Sanaag ka dhacday Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay Ciidan beeleed ku dhow Shan boqol oo ku Gaashaaman Tiknikada dagaalka. Munaasibad loo sameeyay Qaramaynta Ciidankan ayaa wax aka qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada oo uu horkacayo Wasiirka Madaxtooyada,Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka, iyo…

      Read More

        Mas’uuliyiinta Wasaarada Boosaha oo Kormeer Dhaqaale Raadin ah ku Soo Maray Shirkadaha Isgaadhsiinta

        Hargaysa 22.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal oo ay weheliyaan agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi Faysal Cali Sheekh Iyo Masuuliyiinta wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiinta ayaa maanta koormeer ku soo maray xarumaha shirkadaha telesom iyo Nation link ee caasimada hargaysa Kormeerkoodan oo ay ka bilaabeen xarunta guud ee shirkada Telesom ay ku…

        Read More

          Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka oo Sheegay inay daba gal ku Samaynayaan Wixii Qandaraasyo ah ee aan la soo Ogaysiin

          Hargaysa 22.July (SDN) Gudoomiyaha Guddiga  Qandaraasyada Qaranka Mud,Aadan C/llahi Xasan, ayaa maanta ka war-bixiyey waxyaalihii u qabsoomay Guddiga  Lixdii bilood ee sanadkan. Gudoomiyaha Guddiga Qandaraasyadu waxa uu sheegay in ay ka hawl-galaan dhamaan Goboladda dalka, isaga oo sheegay in hawsha ugu weyn ee gudigu tahay in ay maamusho wixii ay xukuumadu Iibsanayso iyo Qansdaraas ku…

          Read More

            Wasiirka Warfaafinta oo u Soo Jeediyay Telefishanada dalka ka hawl gala inay Ilaaliyaan Sharciyada Wadanka

            Hargaysa 22.July (SDN) Wasiirka wasaarada warfaafinta,dhaqanka iyo Wacyigelinta Mud, Cabdillahi Maxamed Daahir (cukuse) ayaa maanta  kulan kula yeeshay xafiiskiisa  Madaxda  Telefishanada gaarka loo leeyahay  ee dalka ka howl-gala. WasiirkaWarfaafinta Mudane, cabdillahi Maxameed Daahir, ayaa  kala hadlay masuuliyiintaas sidii ay  u waafajin lahaayeen waxa ay  bulshada u baahinayaan  shuruucda dalka  u taala isla markaasina ay ka …

            Read More

              Wasiirka Madaxtooyada oo dhagax dhigay dhisme lagu Kordhinayo Dugsiga Qaadi Maxamud ee Burco

              Burco 22.July (SDN) Wasiirka madaxtooyada somalialnd mud,Xirsi Cali X.Xasan oo socdaal shaqo ku jooga Xarunta Gobolka Togdheer ayaa maanta dhagax dhigay dhisme lagu kordhinayo dugsiga Qaadi -maxamuud ee magaalada Burco. Munaasibadda dhagax-dhigan dhismaha lagu kordhinayo Dugsiga Hoose Dhexe  Qaadi-` Maxamuud oo ay ka soo qayb galeen  masuuliyiinta  heer degmo iyo Gobol,ayaa  hadal uu ka jeediyey …

              Read More

                “Xukuumada Talada haysaa Kumay Iman Qori Caaradii,balse waa inay Maqashaa Rabitaanka Dadweynaha” Xildhibaan Bulqaasi {DHAGAYSO}

                Hargaysa 22.Julay (SDN) Xildhibaan Maxamed Jaamac Bulqaas oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada isla markaana ka Mid ah Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye,kana Tirsan Golaha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Sheegay in Golahoodani aanu ahayn Mid Qabyaaladeed oo Cid gaar ahi Wadato. Xildhibaan Bulqaasi waxa uu sheegay in Xukuumada talada haysaa aanay dalka ku qabsan…

                Read More

                  “Magaaladii burco ayaa laba daamood u qaybsane ma buuhoodle iyo seemaal ayaad wax ka taraysaa” Mujaahid Dhaga Weyne {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 22.July (SDN) Afhayeenka Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Ibraahin C.laahi Xuseen Dhego Weyne ayaa Xukuumada ugu baaqay inay iska Maydhaan eedo Musuq Maasuq iyo Cadaalad darro oo ay u hore ugu jeediyeen Dawlada. Afhayeenka oo ka Hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa tilmaamay in Xukuumadu ku Jahawareertay Golaha ay kaga dhawaaqeen Caasimada hargaysa waxaanu…

                  Read More

                    Xukuumadda Somaliland Oo waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Warbixin Ka soo baxday QM

                    Hargeysa 22July13(SDN)  Xukuumadda Somaliland ayaa warbixin aan cilmi ku dhisnayn ku tilmaantay warbixin ay todobaadkii hore soo saareen Guddi la magac baxday Gudida dabo-galka iyo kormeerka qarrammadda Midoobay oo Somaliland ku sifaysay dal Lagu cabudhiyo, laguna tacadiyo madax-banaanida saxaafadda. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo xalay u waramayay Tifaftiraha…

                    Read More

                      Daawo Pro Axmed Ismaciil Samatar oo waraysi aad u xiiso badan siiyey warbaahinta,Waxyaalihii uu kusoo arkay Somaliland iyo mawqifka dadka reer Somaliland ee ku aadan Somalia.

                      London 22July13(SDN) Prof Axmed Ismaciil Samatar oo dhawaanahan safar kusoo maray Somaliland ayaa kusoo noqday dalka Mareykanka halkaas oo waraysi aad u dheer kula yeeshan warbaahinta Somaliland,Pro Samatar waxa uu ka hadlayaa wixii uu Somaliland kusoo arkay iyo hawlo badan oo Somaliland ku saabsan.  

                      Read More

                        Dalada PUSNAA oo ka hadashay xaalada Siyaasadeed ee Puntland

                        Garoowe July22,2013(SDN)-Dalada ay ku bahoobeen ururda aan dawliga aheyn ee Puntaland ayaa ka hadashay xaaladihii Siyaasadeed ee uGu danbeeyay maamul-goboleedka,sida lagu sheegay war ay manta soo saareen. Dalada ayaa soo saartay baaq iyo taagero ay u jeedineyso xukuumada,waxaanu u qornaa sidan; “Dallada Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA waxay taageero la garab taagnayd Barnaamijka Geeddi…

                        Read More

                          Yaan laysku qaldin Golahan Toosinta iyo Golayaasha Qaranka ee Distuuriga ah

                          Asalaamu caleykum, Ramadaan kariim Waa maqaal kooban oon doonanayo inaan wax yar ka idhaahdo Golaha Toosintane ee ayaamahan dambe muranka badani kataaganyahay. Horta yaan laysku qaldin Golahan Toosinta iyo Golayaasha qaranka ee distuuriga ah. Aan isweydiino maxaa kadhexeeya ee ay iskaga midyihiin maxayse kukala duwanyihiin. Waxay ilatahay sidan, 1. Golayaasha Qaranku waakuwo qaab doorasheed, mudo…

                          Read More

                            Taliyihii ciidan Nabad-sugida somaliya oo la bedelay

                              Muqdiho- 22-july-2013 (SDN)Wararka ka imaanaya xarugnta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliyaha ciidanka nabad-sugidda ee gobolka Banaadir loo magacaabay Colonel Maxamed Aadan Koofi oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Soomaaliya.   Colonel Maxamed Aadan Koofi ayaa beddelaya taliyihii hore ee ciidanka nabad-sugidda gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg.   Taliyaha cusub wuxuu shantii…

                            Read More

                              Xildhibaanada safafka ugu jira Cayda iyo Canjarafaynta Guddoomiye Faysal Cali waraabe oo Sii Badanaya

                              Hargeysa  22-7-2013 (SDN)Illaa intii uu Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe uu u xamaan urursaday inuu si dhab oo aan gabasho lahayn u  saro boogaha iyo dhaliilaha muuqda ee xukuumadda Axmed Siilaanyo, waxa soo if baxayey xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo u jawaabiddiisa ku raadinaya inay xukuumadda ugu dhawaadaan iyagoo daayacay…

                              Read More

                                Golihii Wadatashiga iyo Toosinta oo sii ballaadhay iyo siyaasiyiin iyo Garabyo hor leh oo ku soo biiray

                                Hargeysa 22-7-2013(SDN)Shirkii jaraa’id ee ay maanta qabteen Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa ahaa mid si aad ah uga duwanaa kuwii hore ee ay Goluhu qaban jireen tan iyo intii sida rasmiga ah loogu dhawaaqay. Golahan oo ah mid koobsatay siyaasiyiin iyo wax-garad miisaan culus iyo qiimaba ku leh qarankan Somaliland, ayaa maanta sidii hore…

                                Read More

                                  Naafada ku nool caasimadda Hargeysa oo ka dhiidhiyey Raashin ay lahaayeen oo uu iska hortaagay wasiirka Dubudejintu.

                                  Hargeysa 22-7-2013 (SDN)Inta badan Naafada ku dhaqan caasimadda Hargeysa, ayaa iskugu soo baxay barxadda hore ee wasaaradda Dibudejinta Somaliland. Dadkan mudaaharadayey oo dhamaantoodba ah curyaamiin saaraan gawaadhida ee naafadu raacdo badhkoodna lagu riixayey kaaryoonayaal, ayaa ku andacoonayey in raashin ah lahaayeen oo dawladda turkigu siisay uu ka hor istaagay wasiirka wasaaradda dibudejinta Somaliland Axmed Cabdi…

                                  Read More

                                    Tuug baad tahay oo xoolihii umaddaad xaddee ka jawaab, Golayaashii qarankaad kufsatee……….” Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne.

                                    Hargeysa 22-7-2013(SDN)Golaha Wadatashiga iyo toosinta qaranka oo markale cambaareeyey Xukummadda Axmed siilaanyo, sharcinimadoodana difaacay Golaha Toosinta iyo wadatashiga Qaranka Somaliland, ayaa maanta markale shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa Eedo kul-kulul ugu soo jeediyey xukuumadda Somaliland, iyagoo si toos ah u sheegay inay xukuumaddani musuqmaasuq barriinsaday xukukuumadda iyo cabudhin cago-juglayn wadata oo ay…

                                    Read More