Ehelada Dad ay Heystaan Burcad-badeed oo Qurbejooga Soomaalida Taageero ka codsaday

    Delhi July 22,2013(SDN)-Qoysaska Maxaabiis ku jira gacanta Burcad-badeed Soomaali ah ayaa waxa ay Qurbejooga Soomaalida weydiisteen in ay gacan ka siiyaan sidii eheladooda looga siideyn lahaa Burcad Badeeda. Shaqaalaha markabka MV Albedo oo ka soo kala jeeda dalalka India,Bangaladeesh iyo Sri Lanka ayaa burcadu gacanta ku dhigtay dhamaadkii sanadii 2012kii. “Mulkiilaha Markabku ma uu qaadin…

    Read More

      Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay Xeerka Saxaafada Soomaaliya

      New York July 22,2013(SDN)-Qaramada Midoobey xafiiskeeda u qaabilsan Xuquuqaha Aadaha ayaa walaac ka muujisay Xeerka qabyada ah eeSaxaafada oo warbaahinta dalka ku khasbeysa in ay shaaciyaan ilo wareedyada. QM ayaa sheegtay in sidoo kale xeerkani uu mamnuucayo in la faafiyo xogaha ka soo horjeeda Diinta Islamka iyo Dhaqanka Soomaalida. “Waxanu ugu baaqeynaa dawlada Soomaalida in…

      Read More

        DAAWO:Kulan Suxuufiyiinta Soomaaliya ay uga Doodeen Xeerka Saxaafada

        Muqdisho July 22,2013(SDN)-Kulan ay isugu yimaadeen Suxuufiyiinta ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxa ay uga doodeen xeer saxaafada loogu talo galay oo ay dhawaan xukuumadu u gudbisay Baarlamaanka Soomaaliya. Xeerkan oo ay suxuufiyiintu sheegeen in uu iskfile:///C:/Documents%20and%20Settings/Owner/My%20Documents/Downloads/suxuufiyiin.jpga hortaagayo in ay hawshooda si madax banaan u gutaan,DAAWO.

        Read More

          Denouncing the contracted sultans‏

          The history of Somali traditional sultanas dated back from 1300 in the Georgian calendar. As every one of us aware, the purpose of bring into being the motivation of sultans is keeping and establishing a close relationship between the members of their clan, look the matters of internal concerns, chairs in the event get-together ceremonies…

          Read More

            Somaliland: Scuba Diving Berbera Coast

            A trip to Somaliland is nothing close to a traditional vacation.  Experienced scuba divers, however, are among those few who can hear the country’s name and push aside the negative hype, imagining instead the blissfully blue waters and teeming marine life of the Red Sea.  The rarely-visited beaches, surprisingly, are something that off-the-beaten-path travelers consider…

            Read More

              Buug ka waramaya Taariikhdii Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal oo Hargaysa lagu soo Bandhigay

              Hargaysa 21.July (SDN) Waxaa Magaalada Hargaysa lagu soo bandhigay Buug laga diyaariyey taariikhdii Madaxweynahii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed xaaji Ibraahin Cigaal, Buugaas oo loogu Magac daray Dhaxal-galka Gobanimada, kaasoo uu qoray Maxamed Faarax Qotti. Munaasabada daah furka buugan oo la baxay dhaxal Galka Gobonimada   ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaradda shaqada iyo…

              Read More

                ”Masuuliyad ayaa naga saaran ardeyda Ka soo baxday Caafimaadka Xoolaha”Wasiir Ku Xigeenka Xoolaha Punt land

                Garowe 21.July (SDN) Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha Puntland Cabdiweli Xirsi Nuur ayaa sheegay in Puntland ay masuuliyad ka saarantahay ardayda ka soo baxday caafimaadka xoolaha. Hadalkan ayuu ka jeediyay wasiirku xili caawa ay xaflad soo dhowayn ah wasaaradiisu ugu qabatay magaalada Garowe 13 arday oo dhowaan ka soo qalinjebiyay dugsiga xanaanada xoolaha ee degmada…

                Read More

                  Suxufiyiin Kulan Muqdisho ku Yeeshay,Qaylo dhaana Ka Muujiyay Sharciga Qabyada ah ee Xukuumadu ugu Talo gashay Warfidiyeenada

                  Muqdisho 21.July (SDN) Tiro suxufiyiinta ah oo ka howlgalaha qaybaha kala duwan ee warbaahinta Muqdisho ayaa maanta kulan yeeshay, iyagoo ka hadlay sharciga qavbyada ah ee warbaahinta Soomaalida oo dhawaan ay meel-mariyeen golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya. Suxufiyiinta ayaa hoosta ka xariiqay in sharcigan qabyada ah aysan dan ugu jirin saxaafadda Soomaaliya; maadaama uu ka horimaanayo…

                  Read More

                    Wasiirka Boosaha iyo Mas’uuliyiin kale oo Kormeer ku soo Maray Qaar ka Mid ah Xarumaha Isgaadhsiinta

                    Hargaysa 21.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Faysal Cali Sheekh iyo Mas’uuliyiin kale oo Wasaaradaas ka Tirsan ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku soo maray Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Soltelco iyo SomCable . Maareeyaha Shirkada Solteco Mukhtaar Cismaan ayaa Wasiirka iyo Xubnaha kale Warbixin ka siiyay…

                    Read More

                      Somaliland: In war-torn Somalia, a fragile corner of peace

                      Hargeisa, July 21, 2013 (SDN) — Somaliland is fascinating experiment in minimalist state building. Down the street the porter walked, wheelbarrow piled high with thick wads of Somaliland shillings held together with elastic bands. Along the pavements, tea-sipping money traders sat behind similar stacks of wealth, trading shillings for dollars, pounds, euros and even slivers…

                      Read More

                        UN voices fears over Somalia media law

                        New York, July 21, 2013 (SDN) —The United Nations has raised concerns about a new media law in Somalia only days after UN experts sounded the alarm over corruption in the African country’s new government. The UN Human Rights Office has urged President Hassan Sheikh Mohamud’s government to review a new law that would require journalists…

                        Read More

                          AAIB Becomes the First Licensed Insurance Broker in Somalia

                          Amman, July 21, 2013 (SDN) —AAIB Insurance has become the first insurance broker to receive a licence to trade in Somalia.  The company received its ‘Special Permit And Service Certificate Of Registration As A Business’ from the Somali Ministry of Commerce and Industry in June.  The permit means that AAIB is the only foreign insurance broking…

                          Read More

                            Gudida waxaan shaqadooda hyan dhex qaadaysa ee waxaany awoodon goaynaysa xisbi qaran ka hadlaya xage awooda ka keeneen

                            Gudoomiyaha xibiga cadalada iyo daryelka Somaliland mudane engener faysal cali warabe waxa doortay Shacabka  somalilland oo uu matalayaa goorkasta  iyo melkastaba markaa waxan umalynayaa  xukuumada siilanyo inay hayso  wadadii mursi ee dalka maser  taas oo ahayd mid ay ka midaysnaayeen shicibka iiyo milateriga dalku hadaba waxan si sharfaleh uga  codsanaya madax waynaha Somaliland inuu ixtiramo…

                            Read More

                              “Anigu Adeer u Jawaabi Maayo C.risaaq Ciyaale oo ah Nin Eedadii u Yeedhay,Dalkuna Wuxuu Gacanta u Galay Casabad” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 21.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay In Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Golaha Toosinta iyo Talo bixinta Qaranku ay Yeelan doonaan Kulamo ay ku Midaynayaan Aragtidooda. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu ka Gaws Qabsaday inuu Wax Jawaab ah ka Bixiyo Dhawaqii Shalay Ka Soo Yeedhay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo…

                              Read More

                                Al Shabaab ‘Infiltrates’ Intelligence Services in Mogadishu: UN

                                 Mogadishu, July 21, 2013 (SDN) —The UN Monitoring Group on Somalia and Eritrea’s new annual report to the UN Security Council portrays a harrowing picture of security institutions in Mogadishu, where senior government officials are allegedly working in cohorts with Al Shabaab militants, further destabilizing Mogadishu’s fragile security, Garowe Online reports. The UN investigators found that…

                                Read More

                                  Wasiir ku Xigeenka Ganacsigu Muxuu ka Yidhi Fadeexadii Labada Agaasime ee la Magacaabay {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 21.July (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay fadeexad ka dhalatay agaasime Guud oo dhawaan Xilka Wasaaradaas loo tiriyay kadib markii uu ku soo baxay Liiska Magacaabista ee Madaxweyne Siilaanyo Shaaciyay. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga oo Ka Hadlayay Madal…

                                  Read More

                                    Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay

                                    Muqdisho July 21,2013(SDN0-Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabatay Muqdisho kadib safar shaqo oo ay ku tagtay Nigeria. Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E Fowsia Yusuf Haji Adam ayaa maanta dib ugu soo laabatay Caasimadda Muqdisho kadib markii Magaalada…

                                    Read More