Faalo: Golaha wada tashiga iyo toosinta qaranku waa talaabadii ugu horaysaty ee khuurada ka toosisay xukuumada haatan jirta

    Golaha wadatashiga iyo toosinta qaranku wuxuu ka abuurmay xaalada guud ee dalku uu hada ku sugan yahay. Waxaanad moodaa in xaalada guud ee dalku marayso meel aan wanaagsanayn markaynu ka eegno dhinacyada siyaasada, arimaha bulshada, dhaqaalaha iyo xaalada amin ee dalkuba. Xaada guud ee siyaasada somaliland ayaa umuuqda mid aad u baaxaadegaysa sanadahan ugu danbeeyay,…

    Read More

      Dhamaan ardaydani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa wllkood qaliya, ahna gudoomiyihii ardayda somaliland ee dalka uganda SALEEBAAN ABDI HUSSEIN (LOOLiYE)

      Dhamaan ardaydani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa wllkood qaliya, ahna gudoomiyihii ardayda somaliland ee dalka uganda SALEEBAAN ABDI HUSSEIN (LOOLiYE) Suleiman Abdi Huseinoo maanta aaabihii xildhibaan ABDIRAHMAN HUSSEIN ROOBLE(LOOLIYE) ku geeriyooday magalo madaxda dalka somaliland ee hargaysa ……….. siodoo kale waxaanu lenhy ilaahay samir iyo iimnaaan haynaga  siiyo dhamaan ehelkii qaraabadii iyo shacabka reer…

      Read More

        Wasaaradda War-faafinta oo kulan ay Guul-wadayn ku Raadinayso xafiiskeeda ugu yeedhay qaar ka mid ah mareegaha Somaliland ka hawl gala.

          Hargeysa 21-julu-2013 (SDN)Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland, ayaa  casuumad ugu yeedhy qaar ka mid ah mareegaha ka hawlgala Somaliland, iyadoo hadoodishay ujeedda yeedhmada.  Martiqaad ayey wasaarmadda warfaafintu ukala geysay maalintii shalay qaar ka mid ah mareegaha Internet-ka ee Somaliland ka hawl gala, iyadoo intii badnayd mareegahana  aan loo geyn warqaddaa martiqaadka ah. Martiqaadkan…

        Read More

          Xukuumadda Siilaanyo oo soo dhaweynta wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ku baabi’isay lacag Adag iyo iyo Danyartii dalka oo sixir-barar la degey.

            Hargeysa july 21-2013(SDN)Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhaweynta wasiirka cusub ee dhawaan madaxweynuhu u magacaabay inuu gadh-wadeen ka noqdo wasaaradda Arrimaha Dibadda oo maanta waddanka soo gaadhay ku kharash-garaysay lacag adag  oo shacabka reer Somaliland si aad ah ugu baahnaa. Soo dhaweynta wasiirka cusub oo ay Guddi gaar ahi gacanta ku haysay, ayaa waxa ay…

          Read More

            Somaliland’s New Foreign Minister Arrives Home to a Rousing Reception

            Hargeisa, July 21, 2013 (SDN) — Somaliland’s new Foreign Affairs Minister Mohamed Bihi Yonis has arrived in the country today to a rousing reception. The new foreign minister who saw his appointment in last month’s cabinet reshuffle is internationally well known veteran diplomat. Upon his arrival of the Hargeisa’s Egal international airport,government ministers, political parties leadership…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa

              Hargeisa, July 21, 2013 (SDN) —Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa goor dhaweyda soo gaadhay Caasimadda Hargeysa, halkaas oo uu madaarka kaga soo dagay diyaarad khaas oo uu kaga soo duulay Caasimadda Dalka Itoobiya. Maxamed Biixi Yoonis oo abaara tobankii iyo badhkii ay soo cagadhigatay diyaaradda siday madaarka waxa si diiran ugu soo…

              Read More

                Golaha Toosin / Dawladda iyo Gurmadka Cumaamadda Casriga ah

                Waa maanso ka turjumaysa ujeedda ninkaasta cumaaad yar oo midabaleh intuu garabka soo saarto u yidhaa anagoo ku hadlayna magaca degaanka dedan iyo daalacan waxaan warsaxaafaddedkan oo aanu manta ku qabany qolka shirka ee Diyaarsan ku daadufaynayna hillaca roobka waxaanu ku adkaynaanan ceelka gacan darsiga ah ee aanu manta ceelaalyadda u nahayah haddanu nahay cumaadalayda…

                Read More

                  Maxay ka Dhigan yihiin Weedhaha Guddida Diiwaangelinta Ururada modadoodii ay dhamaatay iyo Madax-dhaqameed Shalay Xabsiga laga siidaayay

                  Hargeysa July 21,2013(SDN)-Hadalo shalay ka soo yeeray Gudida Diiwaangelinta Ururada iyo Madax-dhaqameedyo reer Hargeysa ah ayaa muujinaya Qorsheyaasha xaalad abuurka ee ka dhanka ah Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee ay wadaan Xukuumada Axmed Siilaanyo. Xukuumada ayaa kolkii ay ku hungoowdey in ay isticmaasho Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID iyo ku-xigeenkiisa ayaa waxa haatan…

                  Read More

                    Maxamuud Cabaas:Mareykanku waxa uu kafaalo qaaday in Waahalada aanu Israel lagaleyn ay ku saleysnaan doonaan Xuduudihii 1967kii

                    Jerusalem July 21,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Falastiin ayaa kulan uu la qaatay Xogahayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka John Kerry ka dib waxa uu sheegay in ay ogolaadeen in dib loo furo wadahadaladii u dhexeeyay Falatiin iyo Israel. “Keery waxa uu noo xaqiijiyay in ay wadahadaladu noqon doonaan qaar micno inooo sameeyay sababta oo ah waxa laga duulayaa…

                    Read More

                      Gudida Aqoonyahanka Hargeysa oo Taageero Mug leh siiyay Gollaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka

                      Hargeysa July 21,2013(SDN)-Guddida Aqoonyahanka Bartamaha iyo Konfurta Hargeysa ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku Taageereen asaaska Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee horaantii bishan Hargeysa Looga Dhawaaqay. “Gudida aqoonyahanka ee degaanka badhtamaha iyo koonfurta Hargeysa waxa ay si xoogan u taageerayaan golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka ee dhawaan lagaga dhawaaqay caasimada Jamhuuriyada…

                      Read More

                        Khatumo Militia Defectors Incorporated Into Somaliland Army

                        Erigavo, July 21, 2013 (SDN) —Somaliland government has officially incorporated into country’s armed forces soldiers along with 13 battle wagons into Somaliland after the commander in charge of the defected soldiers cited fallout with Khaatumo militia leader Ahmed Karaash. Somaliland’s defense minister Ahmed Haji Adami integrated them and welcomed them to join the national army. A…

                        Read More

                          UN experts slam Facebook for Somalia sanctions silence

                           New York, July 21, 2013 (SDN) —UN sanctions experts have complained to the UN Security Council that Facebook refuses to answer questions about ship hijackings suspected to be organized on social media sites. In a new report released Friday, the experts — who monitor a UN arms embargo against Somalia as well as sanctions against accused…

                          Read More