British man, 23, who vanished in Somalia after being stripped of his citizenship has been denied access to his lawyer on eve of legal fight

    New York, July 21, 2013 (SDN) —A British man controversially stripped of his citizenship before being arrested and allegedly tortured has been denied access to his lawyers on the eve of his legal fight to be returned to the UK. Mahdi Hashi, 23, who vanished last summer in Somalia, is in a high- security prison in…

    Read More

      Madaxda Dhaqanka ee Konfurta Hargaysa oo ka Hadlay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka {DHAGAYSO}

      Hargaysa 21.July (SDN) Salaadiinta,Boqorada iyo Cuqaasha beel ka mid ah beelaha dega caasimada hargaysa ayaa Sharci daro ku tilmaamay Golihii dhawaan lagaga dhawaaqay Caasimada hargaysa isla markaana sheegay inaanu waafaqsanayn Sharciga Wadanka u yaal. Waxay Madax dhaqameedkani Cadeeyay in Golaha la baxay Toosinta iyo Wada tashigu inay baal marsan yihiin Sharciga wadanka isla markaana ugu…

      Read More

        “Darajadda ugu weyn ee aanu Bixin Jirnay Waa Mujaahid, Markaa waxaad tihiin Mujaahidiin” Wasiirka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

        Fiqi Fuliye 20.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Xukuumada uu ka Tirsan Yahay in Maleeshiyaadkan ku soo biiray Ciidamada qaranku ay isku waafaqeen inay Caqliga ka Shaqaysiiyaan intii la isu adeegsan lahaa Xoog Ciidan. Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad Maanta loogu sameeyay Degmada Fiqi Fuliyo  ku dhawaad…

        Read More

          Salaadiin iyo Boqoro Sharci daro ku Tilmaamay Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

          Hargaysa 20.July (SDN) Salaadiinta,Boqorada iyo Cuqaasha beel ka mid ah beelaha dega caasimada hargaysa ayaa Sharci daro ku tilmaamay Golihii dhawaan lagaga dhawaaqay Caasimada hargaysa isla markaana sheegay inaanu waafaqsanayn Sharciga Wadanka u yaal. Boqor Raabi Yuusuf C.laahi oo Madashii kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in Somaliland ku dhisan tahay nidaam dimuquraadi ah oo ku…

          Read More

            “Fiqi Fuliye in Laydhka Hargaysa Hesho Mid la Mid ah ay Hesho ayay Xukuumadu balanqaadaysaa” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

            Fiqi Fuliye 20.July (SDN) Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa tafaasiil ka bixiyay in ka badan 500 oo ka mid ah maleeshiyaddii nabad diidka ahaa ee khaatumo oo maanta lagu qarrameeyay degmadda Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag. Wasiirka Warfaafintu Waxa uu sheegay in Xukuumadu ay Ka Go’an tahay Sidii ay…

            Read More

              Cahdigii Balan furka,iyo Khudbado aan Rumoobin,Dhagayso oo Wax ka Dheh!

              Hargaysa July 20,2013 (SDN)-Dhagayste Balanqaadyadan Markaad Maqasho Maxaa laga qabtay Mase la Odhan karaa Cahdigii Balan furka Maadaama ay Xukuumada Xisbiga Kulmiye Sadex Sanno Jirsatay isla markaana ay laba Sanno oo Keliyi Mudadii Xil-hayntooda ay ka hadhay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/balan.MP3″] HALAKAN UGA DHEGEYSO MOBILKAAGA BALAN FURKA KULMIYE   Hargaysa SDN Qurbejoog.com

              Read More

                “Guddoomiyaha xisbiga UCID oo ka dhex muuqda gole aan sharci ahayn , waxaanu faraynaa xisbiga UCID inay arintaas talaabo ka qaadan Guddidana u soo gudbiyaan jawaabtaas” Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada

                Hargaysa 20.July (SDN) War saxaafadeed maanta ka soo baxay Gudida Diiwaangelinta ururada siyasadda iyo ansixinta Axsaabta Qaranka ee JSL ayay ku go’aamiyeen in Golaha loogu magic daray wada tashiga iyo toosinta Qaranka ee  ay dhowaan ku dhawaaqeen xubno siyaasiyiin ahi uu yahay sharcidarro aan waafawsanayn shuruucda dalka. Isla markaana Xisbiga UCID ka dalbaday in uu…

                Read More

                  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha oo Kormeer ku soo Maray Qaybaha ay Wasaaradaasi ka Kooban tahay

                  Hargaysa 20.July (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Md faysal Cali Sheekh ayaa  maanta kormeer hawleed ku soo maray xarumaha iyo dhismayaasha kale ee ay wasaaraddu ku leedahay Magaalada Caasimadda ah ee Hargaysa. Agaasimaha oo uu kormeerkiisa ku wehelinayey agaasimaha waaxda isgaadhsiinta ee wasaaradaasi ayaa waxa uu soo maray goobo ay ka mid…

                  Read More

                    Jaaliyadda Somaliland ee reer shaeffield oo shahaado sharaf Gudoonsiisay Xildhibaan Mr Godfery Bloom oo ka tirsan Baarlamaanka Dalka UK

                    Brussels 20.June (SDN) Jaaliyadda soomaaliland ee reer shaeffield ayaa waxay martiqaad u fidiyeen isla markaana abaalgud guddoonsiiyeen mr godfery bloom oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka yurub ee fadhigiisu yahay Brussels. xildhibaanka oo laga soodoortay Yorkshire iyo Northlincolnshire ayaa ah xildhibaan in muddo ahba u hadlayey qadiyadda Somaliland dhawrjeerna ka dhawaajiyey in Somaliland ay xaq…

                    Read More

                      Ciidan Lix Boqol oo Askari iyo Gaadiidka Dagaalka oo isu soo dhiibay Xukuumada Somaliland

                      Ceerigaabo 20.July (SDN) Weftigii uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji xasan ee ku sugnaa gobolka Sanaag ayaa maanta degmada Fiqi Fuliyo ku qaabilay ciidan dhan lix boqol oo askari iyo gaadiidkoodii dagaalka, kuwaasoo dhowaan ka soo galay kooxaha nabad diidka ah. xubnaha weftiga oo ay ka mid yahiin wasiirka wasaaradda warfaafinta…

                      Read More

                        Siyaasiyiin, Garaaddo iyo Ciidan xooggan oo maanta Somaliland kaga soo biiray dhinaca Khaatumo

                        Fiqi-fuliy 20-07-2013(sdn)Ciidan tiro badan oo wata Gaadiidka kala duwan ee Dagaalka iyo kuwa xamuulka qaada, ayaa si rasmi ah  maanta ugu soo biiray ciidanka qaranka Somaliland ee jiidda Sanaag bari. Ka dib waan-waan iyo wada hadal dheer oo u dhexeeyey xukuumadda Somaliland iyo Garaaddo iyo wax-garad ka soo jeeda Deegaamadaas, ayaa ugu dambayntii suurogaliyey in…

                        Read More

                          Boqor Buur Madow oo la Shaqaynta Xukuumada u qalab qaatay,Dhinacna iska dhigay Mawqifkiisii Jir Jiroole

                          Ceerigaabo 20.July (SDN) Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur Madow oo ka mid ahaa Madax dhaqameedka ay Xukuumada Siilaanyo Cadawtinimada Xoogani ka dhaxaysay isla markaana Xukun Maxkamadeed ku dhacay kadib markii lagu soo Eedeeyay inuu Aflagaado ka dhan ah Madaxweyne Siilaanyo uu Warbaahinta Siiyay ayaa iminka u Muuqda Mid ka Weecday dariiqii hore. Boqor Cismaan Buur…

                          Read More

                            DAAWO:Madaxweynaha Mareykanka oo Dareenkiisa Ka Bixiyay Sida Madowga Mareykanku u Arkaan Go’aan Maxkamadeed

                            Washington July 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Xusen Obama ayaa si lama filaan ah uga hadlay Goaan ay maxkamad ku taal Florida ku sii deysay nin toogasho ku dilay wiil Madow ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Maadow ee dalka Mareykanku soo mareen taariikh murugo leh isla markaana ay haatan jiraan weli waxyaabo u baahan wax…

                            Read More