Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Garoowe
Garoowe April 29 2013 (SDN)– Iyadoo xalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku hooyday Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa xalay waxaa loo sameeyay xaflad ballaaran oo casho sharaf ah taasi oo ka dhacday aqalka Madaxtooyada cusub ee Puntland. Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda maamulka Puntland ee martida loo yahay iyo sidoo kale…
