Barre Hiiraale Oo Sheegay In Kismaayo uu u tagay xalinta khilaafka taagan halkaasi

    Kismaayo April 27 2013 (SDN)– Barre Aadan shire Barre Hiiraale oo ah siyaasi Soomaaliyeed saameyna ku leh arimaha Jubbooyinka ayaa isaga oo ku sugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose wuxuu sheegay inay suuragal tahay inuu xaliyo khilaafka ka dhextaagan Dowladda iyo maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo. Barre Aadan Shir Barre Hiiraale ayaa sheegay…

    Read More

      Uhuru Kenyati : Danta Aan Soomaaliya Ka Leenahay waa soo celinta Nabadeeda

      Nairobi April 27 2013 (SDN)– “Waxa kaliya aan xiiseynayo waa Nabad ka bidhaanta dalka Soomaaliya oo dagaalo mudo ka badan 22-sano ay ku soo jirtay,iyadoo sidoo kale ay sii huriyeen dagaalada Al-shabaab,ayuu yiri Madaxweynaha dalka Kenya oo arimaha soomaaliya ka hadlayay. Madaxweynaha ayaa hadalkaan jeediyay xilli ay ku kulmeen magaalada Nairobi gudoomiyaha Midowga Africa haweeneyda…

      Read More

        Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Saakay u safray Magaalada Mombassa

        Mombasa April 27 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay Magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaasi oo uu kula kulmayo dhigiisa dalkaasi. Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan aqalka Soomaaliya ayaa ka duulay Garoonka Aadan Cadde saaka aroortii iyaga oo uduulay Magaalada Mombasa. Garoonka Muqdisho waxaa kusii sagootiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Ra’iisul…

        Read More

          Obama:Hadii Xukuumada Syria ay ku cadaato in ay shicibka u isticmaashay Sun,Xaalku waa isbedelayaa

          Washington April 27,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa ku baaqay in la sameeyo baaritaano degdega oo lagu sameeyo hubinta in ciidamada dalka Syria ay isticmaaleen sunta dagaalka. Ciidamada Syria ee dagaalka kula jira kooxaha kacdoonka wada ayaa la sheegay in ay isticmaaleen sunta loo yaqaano nerve gas sarin. Obama ayaa sheegay in ay jiraan cadeymo…

          Read More

            Safarka Wefdiga Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Mareykanka Guul ka dhalatay Qurbejooga oo loo dhego nuglaaday

            Washington April 27,2013(SDN)-Wefdi Balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa todobaadkan booqasho ku tegay dalka Mareykanka. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa intii uu safarkan ku gudo jiray waxa u suurto galay kulamo iyo heshiisyo muhiimad gaara u leh dalka. Safarka Madaxweynaha oo ay wada jir uga shaqeeyeen shirkad Xukuumada Somaliland dhawaan…

            Read More

              Celebrating Erik Prince’s Private Somali Army With The Project

              Since 1993’s Battle of Mogadishu (the disastrous U.S. Army operation fictionalized in the 2001 film Black Hawk Down), the United States has avoided a heavy military presence in Somalia. Instead, three successive administrations have preferred to use the CIA and the military’s Special Operations Command to fund and train Somali warlords, neighboring belligerents like Kenya,…

              Read More

                Somali President lauds UAE’s support

                Mogadishu: Hassan Shaikh Mahmoud, President of Somalia, thanked the leadership, government and people of the UAE for the generous support and assistance provided to the Somali people. The Somali president made his remarks during an audience with a high-level public-private delegation led by Dr Sultan Al Jaber, State Minister in the first trip dealing with…

                Read More

                  AQOOYAHAN NAASIR ALI KABADHE OO TALLO DHAXAL GAL AH U SOO JEEDIYEY DHAMAAN ARDAYDA IYO JAALIYADA SOMALILAND DALKA UGANDHA +XUSKA 18 may

                    (KamapalaSDN)  Dhamaan Ardayda reer somaliland ee halkan wax ka dhigata waan salaamayaa , waxaan  jeclaaday inaan uso gudbiyo laba arinmod aad moodo in uu aysan inoo muuqan iyo midmidka kale oo ah arika ka nee xuska Maalinta 18 May,   ALLE mahadi haka gaadhe xafladihii  hore laqaban jiray Kuma amaanan yiin gudiyadii hore, waa…

                  Read More

                    DAAWO Wasiirka Waxbarashada oo Xadhiga ka Jartay Xarun ay Wasaaradeedu ku yeelanayso Magaalada Saylac

                    Saylac 26.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa maanta Kormeer Shaqo waxay ku tagtay Magaalada Zaylac iyadoo xadhigana ka jartay xarun cusub oo wasaarada Waxbarshadu  ku yeelan doonto magaalada saylac. Wasiirka Waxaa ku Socdaalkan ku Wehelinaya Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi.     Saylac SDN. Qurbe Joog.com

                    Read More

                      Chevron and Conoco Philips Should come back to Somaliland before it is too late

                      Development projects currently underway in Somaliland indicate that Somaliland’s investors have learned from the errors of the past. The Somali born London based businessman Mohamed Yusef has spent his professional life developing the very successful investment firm, Invicta Capital Limited in the United Kingdom, which specializes in investment opportunities in film, property and energy. Mohamed…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo uu Qaabilay Sarkaalka ku Xiga Wasiirka Arrimaha Dibada Maraykanka

                        Washington DS 26.April (SDN)   Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo) Wuxu la Kulmay Madax sar-are oo State Department-ka ah, oo ay ka mid ahayd. Marwo magaceeda la yidhaahdo Wendy Sherwin oo ah sarkaalada ku xigta Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maraykanka Mr. Kerry. kulankaasi uu Madaxwaynaha iyo weftigiisu la yeesheen Madaxda sar-sare ee State Department-ka…

                        Read More

                          Daawo Wefti ka Socda Dawlada Itoobiya oo Socdaal Hawleed Ku Yimid Somaliland

                          Berbera 26.April (SDN) Wefti ka socda Dawlada Itoobiya ayaa maanta ka soo degay Madaarka Magaalada Berbera iyadoo lagu wado inay ka qayb galaan shir lagaga hadi doono Xidhiidhka Labada Wadan ee Somaliland iyo Itoobiya . Weftigan Waxaa ku Qaabilay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Berbera Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada,Maamulka Gobolka Saaxil,iyo Ka Degmada Berbera….

                          Read More

                            Abwaankii Geyiga Somalida laga yaqaanay ee C.laahi Maxamed Axmed Dhoodaan oo Geeriyooday

                            Jig Jiga 26.April (SDN) Ilaahay Naxariistiisii Janno ha ugu Deeqee Waxaa Maanta Magaalada Herer ee Wadanka Itoobiya ku Geeriyooday Abwaan Cabdilaahi Macalin Axmed (Dhoodaan) oo Door Mug iyo Miisaan leh ka soo qaatay Halgamadii Kala duwanaa ee lagu dagaalamayay Nidaamkii Siyaad Bare,Waxaana Marxuunka isala Maanta lagu aasay Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobia….

                            Read More

                              Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo ay Casho Sharaf la Qaatay Ganacsato Waaweyn oo Maraykan ah

                              Washington DS 26.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminaayey oo weli ku guda jira safarkoodii ay ku jogeen dalka maraykanka ayaa waxa casho Sharaf ku qaabiley Ganacsato waa weyn oo danaynaaya in ay Somaliland maalgashi ku sameeyaan.   kulankaasi oo ay hogaaminayeen gudiga ganacsiga caalamiga ah ee heshiiyada ( Business Council For International…

                              Read More

                                American jihadi in Somalia tweets on kill attempt

                                NAIROBI, Kenya (AP) — A most-wanted American jihadi in Somalia says a known assassin from the militant group al-Shabab has shot him in the neck. Omar Hammami posted on Twitter about what he labeled an assassination attempt late Thursday as he was sitting in a tea shop. He posted four pictures, one of which shows his face with blood on his neck…

                                Read More