“Qodob odhanaya Guurtidu way isu Kordhin kartaa,Wakiiladana Way u Kordhin karaan Ma Jiro + Ma Ogolin Diiwaangelinta ay Wado Wasaarada Arrimaha Guduhu” Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

    Hargaysa 24.April (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta si adag u naqdiyay Mudo Kordhintii ay Golaha Guurtidu u Sameeyeen Golaha Wakiilada . Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta u Waramay ayaa  Waxa uu Tilmaamay In Somaliland ay Dhibaato Baaxad leh kala kulmeen Midowgii ay la Galeen Somalia waxaanu Iftiimiyay…

    Read More

    Guddomiyaha dalada guud ee ardayda somaliland dalka ugandha gudi cilmi badhis ah oo sagaal xubnood ah magcaabay yaa ka mida xubnahaas !!!!!

    Kampala SDN) Gudomiyaha guud ee ardayda reer somaliland ee dalka ugandha ayaa waxa uu na soo gadhsiiyey warsaxafadeed uu ku magacabay gudi ka kooban sagaal xubnood oo cilmi baadhis jamacadaha kala duwan eee ardayad reer somaliland wax ka bartaan , ay ka soo samayndoonan xaaladooda iyou kuur galba ah midaas oo sida uu gudomiyhu noo…

    Read More

      Daawo Shilkii ugu Naxdin Badnaa, Tirada Dhimashada oo Maraysa Sagaal Ruux iyo Todoba Dhaawac Culus ah,Kadib Shil Maanta ka dhacay Meel u dhaxaysa Hargaysa iyo Gebilay

      Gebilay 24.April {SDN} Alle ha U Naxariistee Tirada Dhimashada ayaa Haatan Maraysa Sagaal Qof halka ay Todoba kalena uu ka soo Gaadhay Dhaawac Culus kadib Shil isku dhac laba Baabuur oo maanta ka dhacay Deegaanka Caro Yaanbo oo u dhexeeya Gebilay iyo Hargaysa. Wararkii u danbeeyay ee Shabakada Qurbejoog.com ka heshay Deegaanka Caro Yaanbo ayaa…

      Read More

        Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Maanta Furay Talaalka Cudurada Dilaaga ah {DHAGAYSO}

        Hargaysa 24.April (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ka furay Ololaha Todobaadka Cidhibtirka Cudurka Dabaysha iyo Shanlaha oo ah Qorshe Cusub oo Wasaarada Caafimaadku kula tacaalayso Cudurka Joonis Cadka . Munaasibada Ku dhawaaqida Ololahan oo lagu qabtay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa Waxaa ka qayb galay…

        Read More

          DAAWO M.Weyne Axmed Siilaanyo oo la Kulmay Saraakiil ka tirsan Wasaarada Gaashaandhiga Maraykanka

          Washington 24.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxaamud Siilaany0 iyo Weftiga uu Hogaaminayo ayaa lagu soo Waramayaa inay Kulan albaabadu u xidhan yihiiin la yeeshay Saraakiil Sar Sare oo Ka Tirsan Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka . Sidaana Waxaa Warbaahinta u Xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr Maxamed C.laahi Cumar oo ka Mid ah…

          Read More

            KENYA: Kenya gets first Somali woman as foreign minister

            Nairobi (SDN)– Kenya’s newly elected President Uhuru Kenyatta has unveiled the first four ministers out of the 18 members of his Cabinet late on Tuesday getting the first Somali ethnic woman as foreign minister, RBC Radio reports. Amina Jibril Mohamed, from the northeastern region is appointed as the next Kenyan foreign minister during a ceremony…

            Read More

              FM meets UN monitoring panel on Somalia and Eritrea

              SANA’A, April 23 (Saba) – Foreign Minister Abu Bakr al-Qirbi met here on Tuesday with the UN panel of experts monitoring compliance with the embargoes on the delivery of weapons and military equipment to Somalia and Eritrea. During the meeting, the Foreign Minister reviewed with the members of the UN panel, visiting Yemen currently, the…

              Read More

                Ethiopia to pull troops out of Somalia

                Addis Ababa – Ethiopia will withdraw its troops from Somalia soon, its prime minister said on Tuesday, voicing frustration with the Mogadishu government and African Union peacekeeping forces that are also battling Islamist militants there. After waging an ill-fated war in Somalia in 2006-2009, Ethiopia in 2011 once again rolled troops into Somalia to fight…

                Read More

                  Kooxda La Socodka Xayiraadaha Soomaaliya iyo Yemen oo kulan yeeshay

                  Sanca April 24 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Yemen Abu Bakar al-Qirbi ayaa la kulmay Gudiga la socodka xayiraadaha hubka ee saran Soomaaliya iyo Eritrea, waxaana uu kulankankooda ka dhacay Magaalada Sanca ee dalkaasi. Labada dhinac ayaa waxay kulankooda iskula eegeen sidii loola socon lahaa Hawlaha Kormeerka iyo dalalka ku xadgudba Xayiraadaasi. Wasiirka Arrimaha…

                  Read More

                    Ku dhawaad 100-Ruux oo ku geeriyooday Dhisme ku soo dumay Magaalada Daka ee dalka Bangaladhesh

                    Daka April 24 2013 (SDN)– Ugu yaraan 82-ruux ayaa ku geeriyooday, 700-kalana waa ay ku dhawacmeen kagadaal markii dhisme weyn oo kuyaalla Magaalada Daka ee dalka Bangaladesh uu soo dumay. Dad badan ayaa weli ku dhexjira dhimsaha dumey hoostiisa, waxaana socda dedaal lagu badbaadinayo dadkaasi iyadoo lagu arkayo banaanka dhismaha dumay Gaadiidka gurmadka deg dega….

                    Read More

                      Xukuumada Somaliland oo Heshiis kula Saxeexatay Maraykanka Shirkad Shiidaal Soo Saarida ah iyo Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Seneterka Qaabilsan Afrika

                      Washington 24.(SDN)  Xukuumada Somaliland ayaa heshiis Soo Saarida Shiidaalka ah ,Kula Gashay Magaalada Washington Shirkad laga leeyahay Wadanka Norwey,Taas oo lagu Magacaabo DNO Norwegian oil company. Sida lagu Sheegay War qoraal ah oo Ka Soo baxay Weftiga uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamed Siilaanyo ,Heshiiskan Waxaa dhinaca xukuuumada Somaliland u Saxeexay Wasiirka…

                      Read More

                        Puntland oo Sheegtay in ay Weydiisan Doonto Saamigeeda Waxbarasho

                        Garoowe April 24 2013 (SDN)– Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Puntland Jaamac Yaasiin Jaamac ayaa ku amaanay Wasaaradda adeega bulshada dadaalka ay ugu jirto hurumarinta waxbarashada. Jaamac Yaasiin Jaamac ayaa sheegay in ay ka codsanayaan mar kale dowladda Soomaaliya in saamiga deeqahaha waxbarasho ay ku leeyihiin ay ka helaan wasaarada adeega bulshada. Wasiir ku…

                        Read More

                          Ismaaciil Buubaa iyo Cali Khaliif Galeyr oo hore isaga kaashaday burburkii Dawladii Carta oo mar kale isu baheystay burburka dawlada Soomaaliya

                          Muqdisho April 24,2013(SDN)-Waxa shalay mar qura saxaafada wada jir ah loogu arkay Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr iyo Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo afkaartooda ka dhiibanaya wadahadalo dhawaan dhexmaray Soomaaliya iyo Somaliland. Waxa markan markii ka horeysay ee labadan siyaasi wada jir saaxada siyaasada loogu arkay ay aheyd xiligii dawladii ku meel gaadhka aheyd ee Carta…

                          Read More

                            Gudiga Anshaxa ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka baarandegeya Anshax marinta Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh

                            Muqdisho April 24,2013(SDN)-Guddida Anshaxa ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan eegaya tilaabada ku haboon ee guddidu ka qaadi kareyso Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh ka dib kolkii uu tiraba dhawr jeer hab sharciga baalmarsan uga horyim tilaabooyin ay dawlada dhexe ee dalku hore u qaaday. Sida ay ilo wareedyo ku dhaw guddida ay noo sheegeen Xildhibaan Cali…

                            Read More

                            Bayern Munich oo 4-0 Ku Hurguftey Barcelona Maxyse Galabsatey Uefa Semi Finals 2013 (By Jaahuur)

                            Uefa Cup-Aprill-23-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku miyirsaneynaa  afartii naadi ee iskugu soo hadhay Semi Finalka,oo kala ah Barcelona vs Bayern Munich iyo Real Madrid vs Durmond. Haddaba lugtii ugu horeysey oo foodda isla galeen Barcelona iyo Bayern Munich yey dhirbaaxadu ku dhacdey? Saaxiibayaal Semi Finalkan oo aynu muddo sugeyney isku naf baxay Bayern iyo…

                            Read More

                              Cukuse“Madaxweyne Siilaanyo waa ka soo dhaweeyay inuu qalin la saxeexdo Madaxweyne Soomaaliya ah oo u ogol inay siman yihiin”

                              Hargeysa April 23,2013(SDN)- Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu tilmaamay inay Soomaaliya haystaan Ictiraaf amaah ah,halka Somaliland-na ay ku tun-tuunsatay dawladnimo raasamaal leh. Wasiir Ku xigeenku waxa uusidaasi ka sheegay kulan qado sharaf ah oo maanta xukuumadda Somaliland…

                              Read More