Hablo Suxufiyiin ah oo Hargaysa Tababar uga Furmay iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo ka hadlay {DHAGAYSO}

    Hargaysa 22.April (SDN)   Ururka suxufiyiinta haweenka ee Wija ayaa maanta tobabar uga furay hotelka Imperial ee magaalada Hargeisa shan iyo toban hablood oo ka hawlgala warbaahinta kala duwan ee dalka Kulankan oo uu soo qaban qabiyey ururka suxufiyiinta haweenka ee wija ayaa waxa ka qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta md’C/rashiid Jibriil Yuusuf…

    Read More

      Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka oo furay Aqoon Korodhsi ku saabsan Adeega Bixinta Talaalka

      Hargaysa 22.April (SDN)   Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Cabdi Axmed Nuur ayaa maanta Xarunta Machadka Culuunta Caafimaadka ee Magaalada Hargaysa waxa uu ka furay Tababar ku saabsan adeega Bixinta Talaalka. Tababarkan oo ay ka qayb qaadanayaan Hawl wadeenada Caafimaadka ee Gobolka Maroodi jeex ayaa ka kooban talaalka Kixda,Kojisada,Oofwareenka,Marajaajiska iyo Joonis cadka. Agaasimaha Waaxda…

      Read More

        Golaha Guurtida oo Si adag uga hadlay Tahriibta iyo Falalka Kufsiga oo ay Sheegeen in Goluhu bayaan ka soo saaro {DHAGAYSO}

        Hargaysa 22.April (SDN)  Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta si Weyn uga Hadlay Tahriibta oo Mudooyinkii  u danbeeyay ku soo badanayay Deegaamada kala duwan ee Somaliland iyadooo Wararku Sheegayaan in Sadexdii bilood ee Sannadkan ay Tahriibtu Gaadhay Figtii ugu Saraysay. Mudanayaasha Golaha Guurtidu waxay Doodoodan ku tilmaameen in baahi Weyn loo qabo…

        Read More

          Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo dood ka Yeeshay Qodobada Ajandahooda {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.April (SDN) Mudanayaaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta dood adag Waxa ay ka Yeesheen Qodobada uu ka kooban yahay Kalfadhigoodan Maalintii Shalay u furmay. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax . Halkan ka Dhagayso Nuxurka iyo Abaarta Mudanayaashu ay ku…

          Read More

            Ra’iisal Wasaaraha oo cambaareeyay dilkii Allaha u naxariiste Wariye Maxamed Ibraahim Raage kana tacsiyeeyay

            Muqdisho, Abriil 22, 2013…… Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka  ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Wariye Maxamed Ibrahim Raage oo koox hubaysani ku dileen dagmada Dharkeynley shalay, Wariyaha ayaa ka mid ahaa suxufiyinta Telefeshinka iyo Idaacadda Qaranka Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi tiiraanyo leh u…

            Read More

              Wasiirka Gaashandhigga oo maanta hortagay Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya, su’aalano la weydiiayay

              Muqdisho April 22 2013 (SDN)— Waxaa la weydiiyay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya su’aalo la xiriiray heshiisyada dhanka ciidanka ee Wasaarada Gaashaandhiga la gashay Dowladaha shisheeye sida looga gudbi karo ciidan ku dhisan qaab beeleed,Warbixin ku saabsan xaaladaha ciidamad Dowladda ee ku sugan Gobalada dalka iyo su’aalo kale oo intooda badan ku qotomay arimo sigaar ah…

              Read More

                Meydka Wariye Maxamed Ibraahim Raage Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho

                Muqdisho April 22 2013 (SDN)— Allaha unaxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Wariye Maxamed Ibraahin Raage oo kamid ahaa Wariyeyaasha ka shaqeeya raadiyaha Dowladda. Aaska Marxuumka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Abaaydhaxan oo ah duleedka Degmada Wadajir ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Wasaarada warfaafinta Xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan iyo sidoo…

                Read More

                Mucjisada Kamanka Qarniga Mooge yare iyo macalinkiisa Maxamed Nur oo dhex mushaaxaya Heesihii AUN Maxamed Mooge(DHEGEYSO)

                Seattle April 22,2013(SDN)-Mucjisada Kamanka ee Qaringa waa Fanaanka da’ada yar ee Axmed Maxamed Maxamuud Moogeyare oo ah fanaan heesihiisa lagu diirsaday iyo macalinkiisa Maxamed Nuur oo nooga waramay barashada tumida iyo micnaha ay ku fadhiyaan suugaanta AUN Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan. Fanaanka Da’ada yar ee Mooge Yare oo aan afka Soomaaliga si wanaagsan ugu hadal…

                Read More

                  Somali Journalist Shot To Death outside His Home in Mogadishu

                  The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible the murder of the Somali journalist who was killed by armed assailants near his home in Mogadishu’s Dharkenley district on Sunday evening April 21, 2013, bringing the number of journalists killed this year to four. Unknown assailants shot to death Mohamed Ibrahim…

                  Read More

                    Madaafiic Lagu Weerary Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Galkacayo

                    Galkacayo April 22 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto duqey madaafiic ah oo ay is weydaarsanayaan maleeshiyaad hubaysan iyo ciidan ku sugan garoonka Magaalada Gaalkacyo. Sida ay sheegayaan wararka duqeyntaan ayaa waxa ay ku socotaa Garoonka Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug halkaasi oo shalay…

                    Read More

                      Shir waynahii beelwaynta Ciidagale oo ka dhacay Galbeedka London iyo qodobadii ka soo baxay,,,

                      London 22April (SDN) Beelwaynta ciidagale ee ku dhaqan Uk ayaa shirbalaaran ku qabsaday caasimada wadanka Biritain ee Uk, shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan gobolada wadankan  ka kooban yahay ,shirkan ayaa lagu lafa guray qodobo ka hadlaya   Horumarka beesha sida Waxbarashada ,Cafimaadka, Wadadda Cad  ,Dhaqtarka Salaxley iyo xaalada Kilinka Shanaad ,Waxa goob…

                      Read More

                        War Deg Deg ah: Nin ku dhintay Danab ku dhacay Duleedka Boorama iyo Mid kale oo ku dhaawacmay

                        Boorama 21.April (SDN)  Alle ha U Naxariistee Hal Qof ayaa ku Dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay Kadib markii Makhribnimadii Caawa uu danab ku qabsaday Deegaanka Sog Sogley oo 3 Km dhinaca Galbeed kaga beegan Magaalada Boorama. labadan Ruux ee danabku ku dhacay oo rag ahaa ayaa Marxuunka Geeriyooday Waxaa lagu magacaabi Jiray Cabdi Muxumed Geele…

                        Read More

                          Maamulka Puntland oo yeeshay Radio iyo Television u gaar ah

                          Garoowe April 21,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta xarig ka jaray Iddaacad iyo Telivision uu maamulkaasi yeelanayo. Warbaahintan oo ay ku deeqday dawlada Talyaaniga sanadii 2011kii ayaa haatan Radiogu uu hawada soo galay halka TVguna uu xigi doono. Furitaanka warbaahintan Puntland ayaa waxa ka soo qeybgalay madaxda Puntland…

                          Read More

                            China: Korodhka khasaaraha Dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay iyo Madaxweyne Xi Jinping oo amar culus ka soosaaray wax-ka-qabashada masiibadaas

                            BEIJING April, 21 2013 (SDN/VOA)- Tirada dhimashada ee uu sababay dhul-gariir xooggan oo Sabtidii ku dhuftay gobolka Sichuan ee Koonfur-galbeed dalka Shiinaha, kaasoo ay ku dhinteen inka badan 200 qof, dad kor u dhaafaya 10,000 qof ku dhaawacmeen. Siday ku warantay wakaalada wararka Shiinaha ee Xinhua, Madaxweyne Xi Jinping waxa uu amar ku bixiyay in…

                            Read More