MAYOR YUUSUF WARSAME SICIID HORMOOD KA BAXAY SOMALILAND WQ Axmed Xasan Carwo
Waxay iga qaadatay inaan maqaalkan qore muddo dheer, waayo waxaan xusuusta Yuusuf balamadii na dhex yaalay, himmiladiisii, kolkaas ayaan waayaa geesinimo aan qoraalka leynka hore ku labeeyo. Waa adduuno inaguna aadmi ayeynu nahay oo ilow ayuu Raxmaan inagu manastay. Waa nimco haddayna jirin aynaan sii noolaanayn. Waa Axad waana 7 April 2013. Waxaan caadaystaa inaan…
