Wasiir Xirsi oo Gabay ugu Jawaabay Mucaaridkiisa(KA BOGO)
London April 20,2013(SDN)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa tix gabaya oo uu ka jeediyay kulan madaxweyne Axmed Siilaamyo iyo wefdigiisu la yeesheen Jaaliyada Somaliland ee UK waxa uu uga waramy taariikh isla markaana uu dardaaran ugu jeediyay mucaaradkiisa. Gabaygan oo la yidhaahdo DIGNIIN ayaa noqonaya mid uu wasiir Xirsi ku soo galay Suugaanta…
