Maxaa Farqi ah oo u dhexeeya Sida Dived Cameron Uu u Soo dhaweeyay Siilaanyo iyo Xasan Sheekh (Sawirro)

    London April 18 2013 (SDN)—Halkan waxaan Idinkugu soo bandhigeynaa Farqiga u dheexay Soo dhaweyntii Xasan Sheekh iyo Siilaanyo ee London iyo Lakulankoodii Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Dived Cameron. Daawo Sawirada  Madaxweynaha oo lagu qaabilay Xafiiska Ra’isul wasaaraha  DAAWO SAWIRADDA SIILAANYO IYO WAFDIGIISA OO ISTAAG LAGU SOO DHAWEEYAY ISLA MARKAANA SI JEES-JEES UU KU JIRO LOO SALAAMAY….

    Read More

      Maayarka Hargaysa oo Si rasmi ah Xilkii ula Wareegay balanqaado Hor lehna ku dhawaaqay {DHAGAYSO}

      Hargaysa 18.April (SDN) Maayarka Cusub ee Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid “Solteco” ayaa Maanta Si rasmi ah Xilkii Maayarnimo ugala Wareegay ku Xigeenkiisa Cabdi Casiis Caga Weyne oo si ku Meel gaadh ah ah u sii hayay Xilka Maayarnimo. Munaasibadaas Waxaa ka qayb galay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargasya Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan…

      Read More

        Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Bali Gubadle oo Hawlgal Nadaafadeed ka fuliyay Bali gubadle.

        BaMaayirka Degmada Balli-Gubadle Mud,Cabdi Iimaan Jaamac oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan  Golaha degaanka  ee Degmada ayaa maanta ka qayb galay Olole  Nadaafadeed oo  laga fuliyey xaafadaha iyo suuqyada Magaalada Balli-gubadle. Ololahan oo ay ka qayb galeen dadweynaha  magaalada bali-gubadle iyo shaqaalaha  dawlada hoose ,hadal uu halkaasi uga jeediyey dadweynaha ka qayb qaadanayey ololahaasi nadaafadeed,…

        Read More

          OGEYSIIS: DHAMAAN BEESHA CIIDAGALE WEYNE EE UK

          Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Beesha Ciidagale inay kasoo qayb galaan shirweynaha beesha, kaas oo ka dhici doona Magaalada london Wadanka  Ingiriiska. Halkaas oo beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guud ahaan, haday noqoto dalkan Ingiriiska,Somaliland iyo Kililka shanaad ee dawlad degaanka Somalida. Sidii aynu uga wada shaqeeyn laheeyn horumarinta degaamada Beeshu degto, korna loogu qaadi lahaa…

          Read More

            Munaasabad ay kasoo oo qayb-galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu daah furayey telefishin cusub oo la magac baxay KALSAN TV oo ka mid noqonaya Telefishinnada ku hadla afka Soomaaliga ee fadhigoodu yahay London.

            London 18April2013(SDN)Munaasabad ay kasoo oo qayb-galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu daah furayey telefishin cusub oo la magac baxay KALSAN TV oo ka mid noqonaya Telefishinnada ku hadla afka Soomaaliga ee fadhigoodu yahay London. Munaasabaddan ayaa waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin, waxgarad, siyaasiyiin, culummo iyo haweenka Soomaaliyeed, kuwaasoo…

            Read More

              Maxay ka Wada hadleen Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku

              London 18.April (SDN) Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa maalmahanba Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London ayaa caawa fiidkii la kulmay Raisal wasaaraha Dalkaasi Ingiriiska David Cameron. Kulankan oo ahaa mid ay ku lafa-gureen labada dal, wada shaqaynta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya, ayaa…

              Read More

                Mucaaridka Jabuuti oo ku dhawaaqay Baarlamaan ay u badan yihiin(DAAWO)

                Jabuti April 18,2013(SDN)-Mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa ku dhawaaqay baarlamaan cusub oo uu dalkaasi yeelanayo ka dib jahawareer badan oo ka dhashay natiijooyin ay xukuumada Jabuuti hore u shaacisay. Mucaaridka ayaa shaaciyay magacyada 65ka xildhibaan ee ay sheegeen i ay ku guuleysteen doorashooyinkii Baarlamaanka ee bishii labaad ee sanadkan. Halakan ka Daawo ku dhawaaqida baarlamaanka Jabuuti…

                Read More

                  FBIda Mareykanka oo baadigoobeysa labo ruux oo lagu thmay Qaraxyadii Boston

                  Boston April 18,2013(SDN)-Ciidamada FBIda ee dalka Marekanka ee baaraya qaraxyadii ruxay goobtii tartanka Maratoonka ee magaalada Boston ayaa shaaciyay in ay haatan baadi goobayaan cidii ka danbeysay qaraxyadaasi. Waxa haatan ay FBIda baaritaano weyn ku wadaa muuqaalo laga soo ururiyay goobihii qaraxyadu ka dheceen. Inkasta oo shalay ay warbaahinta mareykanku shalay mar shaacisay in la…

                  Read More

                    Qoraagii weynaa ee reer Jabuuti Cumar Cusmaan Raabi oo Qahira ku geeriyooday

                    Qahira April 18,2013(SDN)-Waxa shalay gelinkii danbe ku geeriyooday allaha u naxariistee Magaalada Qaahira Qoraagii iyo Halgamaagii reer Jabuuti Cumar Osman Raabi. Marxuumka ayaa dalka Masar loo geeyay si loola tacaalo xaalad caafimaad oo la soo derisatay bilihii u danbeeyay. Kolkii Hore waxa kharashaadka ku baxayay daaweynta Marxuumka bixineysay dawlada Jabuuti,waxaase kolkii danbe dhacday in Madaxweyne…

                    Read More

                      Maxamed Haaruun oo wacdaro ka dhigay Barnaamijka Dareenka Shacabka ee HCTV(DAAWO)

                      London April 17,2013(SDN)-Akhristeyaal waxaanu halkan idiinku soo bandhigeynaa Barnaamika Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo ka baxa HCTV,waxaana ka qeyb galaya Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin kala ah Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi,Safiir Abdirashiid Seed,Maxamed Ibrahim oo Xaqsoor ka tirsan iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Gentelman. Barnaamijka todobaadkan waxa diirada lagu saaray xasuuqii Muqdisho ka dhacay iyo Heshiiskii Turkiga ku dhexmaray…

                      Read More

                        London: Kulankii Raysul-wasaare Cameron iyo Madaxweyne Siilaanyo, maxayse ka wadahadleen?

                        London April, 17 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa London, ayaa caawa kulan la yeeshay Raysul-wasaaraha Britain Mr. David Cameron. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu goordhawayd soosaaray afhayeenka Madaxtooyada, Raysul-wasaare Cameron wuxuu Madaxweyne Siilaanyo u soo bandhigay ahmiyada uu leeyahay shirka xukuumadda Somaliland ka qaybgalkiisa qaadacday ee…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo u Kicitimay Caynabo iyo Madaxweyne ku xigeenka oo digniin adag u diray Kooxihii dablayda ahaa ee soo weerartay Xabsiga Caynabo

                          Hargaysa 17.April (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Xubno Weheliya ayaa Galabta Socdaal ugu Kicitimay Magaalada Caynabo ee Xarunta Gobolka Saraar,kadib markii ay Shalay Koox Dablay ahi ay Weerar ku Soo qaadeen Xabsiga Magaalada Caynabo isla markaana uu halkaasi ka dhacay Khasaare keenay Dhimashada Taliyihii Sirdoonka ee Gobolkaasi,iyadoo…

                          Read More

                            Casho sharaf is kugu jirta soo dhaween iyo sagootin loo sameeyay aqoonyahan Khaliif Xiinwaal London UK

                            London April 17,2013(SDN)-Casho sharaf soo dhaweyn, sagootin iyo xog wareysi loo sameeyay aqoonyahan Khaliif Xaaji Mahamaed “Khaliif xiinwaal”, ahna siyaasi ka tirsan xisbi xaakinka Kulmiye oo lagu qabtay Bariga magaalada London UK 14kii Abriil 2013.  Madasha kulankan casho sharafta ah oo ay ka soo qayb galeen xubno aad u tiro badan oo iskugu jira salaadiin,…

                            Read More

                              As Islamic radicals retreat, young Somalis elope

                              WALAWEYN, Somalia (AP) — Outside a dilapidated two-story building, Abdi Ali says goodbye to his veiled girlfriend Anisa and they take two separate streets to avoid attention. Soon they’re aboard a minibus heading outside Mogadishu, pretending they don’t know each other. After more than two hours of travel, they arrive at Walaweyn, a run-down town…

                              Read More

                                Somali Piracy Declines While West African Piracy Spreads

                                Washington — Piracy off the coast of Somalia has fallen steeply since 2011 as a result of a U.S.-led international campaign, but it is flourishing along the coast of West Africa. Assistant Secretary of State for Political-Military Affairs Andrew Shapiro told a congressional subcommittee April 10 that Somali pirates captured 10 vessels in 2012, compared…

                                Read More

                                  “Maanta ma Taalo in la Yidhaa Way Goosanayaan iyo Ma Goosanayaan”,Aragtidii General Maxamed Faarax Caydiid ee ku dhawaaqida Madax banaanid Somaliland (DHAGAYSO)

                                  Hargaysa 17.April (SDN) Siyaasiyiinta Dawlada Somalia ayaa Siyaabo kala duwan uga hadla Aragtidooda ku aadan Gooni isu taaga Somaliland ee lagu dhawaaqay 18kii bishii may 1991kii,Qaarkood waxay aaminsan yihiin in Midowgii labada dal dhex maray bishii July ee Sannadkii 1960kii uu yahay Mid Sharci ah oo Muqadas ah,iyagoon ka garaabin Wixii Ummada Somaliland ka soo…

                                  Read More

                                    Hambalyo Meher Weriye Sidiiq Maxamed Burmad iyo Weriye Xamda C.laahi Xuseen

                                    1.Axmed Xasan Cawke 2.C.salaan Ibraahin Hereri 3.Xasan Maxamed Yuusuf 4.Xuseen C.laahi Deeqsi 5.Maxamed Xuseen Cali 6.Khadar Maxamed Cakule 7.Yuusuf Maxamed Ismaaciil 8.Abiib Iimaan Xasan 9,C.laahi Jaamac Maxamed 10.Muuse Warsame Guuleed. 11.Xasan Xaaji C.laahi Xasan Ganay 12.Muuse Cali Faruur 13.Maxamed Siciid Muxumed 14.Siciid Aadan Cige. 15.Axmed Siciid Cige Dhamaan Warfidiyeenadaasi iyo Abwaanadaasi waxay dhanbaal hambalyo ah…

                                    Read More