Madaxweyne Xassan: Markale ayaan ku celinayaa dhoofinta dhuxusha waa danbi(Sawirro)

    Muqdisho, Soomaaliya 17,04,2013 Madaxweynaha ayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka qeyb-galay munaasabadda maalinta dhir beerida Soomaaliyeed, oo lagu qabtay Xarunta Villa Soomaaliya. Munaasabdan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiirka Qeyraadka C/Rizaaq Maxamed Cumar, Wasiiradda Arimmaha Bulshadda  iyo masuuliyin ka socotay Qaramadda Midoobay.  Madaxweynaha oo war kooban ka sheegay munaasabadda ayaa ku sheegay in ay danbi tahay…

    Read More

      Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland oo aas Qaran maanta Hargaysa loogu sameeyay & Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka hadlay

      Hargaysa 17.April (SDN)    Waxa Aas Qaran maanta  Magaalada Hargeysa Loogu sameeyey marxuum Cabdilaahi  sh.Xasan Cismaan, oo Ka mid ahaa xildhibaanada Golaha Guurtida JSLand,kaas oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Aaska Mar-xuumka oo ka dhacay xabaalaha  sh.Muuse Ducaale ee magaalada Hargeysa,ayaa waxa ka soo qayb galay  shir-gudoonka Golaha Guurtida,xildhibaanada Golayaasha Qaranka, Mayirka Caasimmada,masuuliyiin ka socday …

      Read More

        Gudoomiyaha Hay’ada Neerad oo ka hadlay Dhul gariir Gil gilay Magaalada Boorama

        Hargaysa 17.April (SDN)  Gudoomiyaha Hay’adda ka hortaga Aafooyinka dabiiciga ah  NERAD Dr. Maxamed Muuse Cawaale,ayaa sheegay in dhul gariirkii todobaad-kan laga dareemay magaala madaxda Gobolka Awdal ee Boorame uu ahaa mid heerkiisu hooseeyo. Gudoomiyaha  oo War-baahintu wax ka weydiisay dhul-gariirkaas ayaa sheegay, in dhul-gariirkaas oo xilli habeenimo ah laga dareemay magaalada Boorame uu heerkiisu ahaa…

        Read More

          Marakanka oo sheegay In Al Shabaab ay kala dagaalami doonaan Cirka

          Nairobi April 17 2013 (SDN)– Sida ay qortay wakaalada wararka ee AP,xukuumada Washitong ayaa wacad ku martay inay ciribtiri doonto unugyada dagaalka ee ka jira wadamada Soomaaliya, Yemen iyo Libya,kuwaasi oo ay ku eedeeyeen inay xasilooni daro ay ku yihiin dhamaan wadamada dariska. Maamulka Madaxweyne Brack Xuseen Obama,ayaa sheegay inay jiraan caqabadooyin badan oo dhanka…

          Read More

            Guddiyada Baarlamaanka J.Soomaaliya Oo Maanta Jeediyay Warbixino Xasaasi Ah

            Muqdisho April 17 2013 (SDN)— Kadib kulan ay maanta isugu yimaadeen xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya warbixinana looga dhageesanaye guddiyo kamid ah Baarlamaanka ayaa waxaa warbixino xasaasi ah soo jeediyay guddiyadaasi kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiyada ugu muhiimsan ee warbixinada soo jeediyay ayaa waxaa kamid ah Guddiga amniga iyo arimaha gudaha…

            Read More

              Dowladda Jabuuti oo Ciidamo Dheeraad ah u soo diraysa Soomaaliya

              Jabuuti April 17 2013 (SDN)– Dowladda Jabuuti oo kamid ah Dowladaha deriska la’ah dalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadeyso taageerada ay siinayso Dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda intaba. Sida uu sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Idiris Arnaa’ud Cali oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa wuxuu uu xoojiyaan taageerada Soomaaliya ay ballaarinayaan caawimaad dalka ay siiyaan.Guddoomiyaha Baarlamaanka…

              Read More

                Dhulgariir Ruxay degaanada dhaca Xadka Iran iyo Bakistan

                Khash April 17,2013(SDN)-Dhulgariir kii ugu weynaa ee mudo 50 sanadooda soo mara Iran ayaa ruxay dalkas iyo guud ahaan qaarada Asia. Dhulgariirkan oo lagu cabiray 7.8 qiyaasta cabirka dhulgariirada ayaa ruxay magaalada Khash ee dhacda xadka dalkaasi la wadaago Bakistaan. Warbaahinta dalka Iran oo hoos u dhigeysay waxyeelada ka dhalatay dhulgariirka ayaa shaacisay uun in…

                Read More

                  Soomaaliya oo 22-sano kaddib ka qeybgaleysa Shirka Hay’adda Lacagta Aduunka IMF

                  Muqdisho April 17 2013 (SDN)– Muddo 22-sano kadib Soomaaliya ayaa ka qeybalaysa shirka Hay’adda lacagta aduunka ee IMF oo dhawaan ku dhawaaqday inay aqoonsantahay Dowladda Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Rashiid oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa ka warbixiyay shirka Hay’adda lacagta aduunka IMF oo Soomaaliya ay ka qeyb galeyso markii u…

                  Read More

                    US Bank to open Somali money transfer account

                    MINNEAPOLIS (AP) — U.S. Bank has agreed to open an account that will allow Somalis living in Minnesota to send money to their homeland, reopening a lifeline to relatives living in the war-torn East African country, an advocacy group said Tuesday. Minnesotans for a Fair Economy said U.S. Bank has agreed to open an account…

                    Read More

                      Gudoonka Maxkamada Gobolka Sanaag oo Hawl gal ka Garnaqista Dacwadaha aan laga Garsoorin ka Wada Degmooyinka Gobolkaas

                      Hargaysa 17.April (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag Aadan Jaamac Cigaal ,Xubno ka Tirsan Bah’da Garsoorka iyo Qaar ka mid ah Qareenada Gobolkaas ayaa ka bilaabay Degmada Gar adag ee Gobolka Sanaag dhagaysiga Shan dacwadood oo laba ka mid ahi yihiin kuwa dil ah. Gudoomiyaha oo khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com, ayaa Sheegay…

                      Read More

                        Cabdikariim Jirde Gole:Shuraako Waxa ay isku xirtaa shirkadaha Maalgashiga iyo cid walba oo heysa fikir Ganacsi(DHEGEYSO)

                        Colorado April 17,2013(SDN)Isku duwaha Mashruuca Shuraako oo hoostagta hay’ada One Earth Foundation Mr Cabdikariim Jirde Gole ayaa nooga waramay sida iyo habka ay isugu geeyaan Maalgashadeyaal caalemi ah iyo Soomaalida heysa mashaariicda Ganacsi ee baadi goobaya lacago ay ganacsigooda ku hirgeliyaan. HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA ISUDUWAHA SHURAAKO CABDIKARIIM GOLE   [peckplayer id=”1″…

                        Read More

                          Somalia: Female genital mutilation down

                          NAIROBI, Kenya (SDN) — Attitudes in Somalia toward a practice that critics decry as torture may be changing, as new data released by the U.N. children’s agency on Tuesday showed that female genital mutilation among children in northern Somalia is on the decline. The survey released by UNICEF and the governments of Somaliland and Puntland…

                          Read More

                            Wasiirka Wasaarada dib-udejinta Somaliland oo Findland uga qeybgalay Siminaar balaadhan oo looga hadlayey arimo badan oo khuseeya Somaliland

                            Helsinki April 16,2013(SDN)-Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed ( Xaglo-toosiye). Ayaa soo gaadhay Magaalada Helsinki Ee Caasimada Dalka Finland Weftigan oo ka koobnaa afar xubnoon oo kala ah Wasiirka Wasaarada Dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed, Madaxa Hay,ada Socdaalka Somaliland Md  Mohamed Ali Yuusuf, Lataliyaha Wasaarada Dib-udejinta Somaliland…

                            Read More

                              Talihii Ciidanka Sirdoonka ee gobolka Saraar oo ku geeriyooday weerar Caynaba ka dhacay

                              Caynaba April 16,2013(SDN)-Waxa maanta gelinkii danbe lagu dilay magaalada Ceynaba ee xarunta gobolka Saraar Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Somaliland ee Gobolkaasi Axmed Ceydiid. Taliyaha ayaa ku geeriyooday wadada u dhexeysa Ceynaba iyo Burco tiyoo xiligaa lagu sii wado cusbitaalka guud ee magaalada Burco oo meydka marxuumkuna haatan uu yaalo. Taliyaha ayaa u geeriyooday dhaawac ay gaar…

                              Read More

                                Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay in ay Hubeeyaan Al Shabaab

                                Garoowe April 16,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku celiyay eed uu ugu soo jeedinayo Somaliland in ay gacan siiso kooxda Al Shabaab. Cabdiraxmaan Faroole ayaa khudbad uu dhawaan jeediyay waxa uu ku sheegay in dawlada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay hubeyneyso kooxda Shabaabka ka tirsan ee ka dagaalama buuraleyda Galgala. “Somaliland…

                                Read More

                                  AAYADAHA QURAANKA IYO NOLOL MAALMEEDKA DADKA IS WAAFAJI

                                    Suuradda Faatixadu waxay ka kooban tahay 7 aayadood oo uu bisinku ka mid yahay culumaduna way isku raacsan yihiin arrinkaas. Sidaas darteed aayadda ugu horraysa waa bisinka بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ(1) .   وروي عن طرق أهل السنة والجماعة نظير هذا المعنى فعن الدار قطنى عن أبي هريره قال: قال رسول الله صلى الله…

                                  Read More