Maxamed Ibrahim Cigaal:Isku darkii Somaliland iyo Soomaaliya Khalad muu aheyne Laaxim baa galay,kalatagana waxa keenay…..(DAAWO)

    Jabuuti April 16,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland AUN Maxamed Ibrahim Cigaal oo isla markaana mar soo ahaa Raiisul Wasaare ayaa wareysi taariikhi ah oo uu siiyay TVga RTD ee dalka Jabuuti waxa uu uga waramayaa sooyaalka taariikhda ee midnimadii labadii Soomaalieed iyo sidii dhibada loogu aasay Somaliland. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa si mug leh uga…

    Read More

      Madaxweynaha oo soo dhaweeyay safiirada Nederland iyo Sweden

      (Muqdisho, Soomaaliya , April, 16, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay wafdi ka socday dalalka Nederland iyo Sweden si uu uga gudoomo warqadaha aqoonsinga ee Safiirnimo. Waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweynaha R/Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Marwo  Fowziya Xaaji Yuusuf Aadan. Safiiradan ayaa…

      Read More

        Hargeysa: Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Xasan oo geeriyooday

        Hargeysa April, 16 2013 (SDN)- Guddoomiyihii guddi-hoosaadka arrimaha Dibadda ee golaha Guurtida Somaliland xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Marxuum Cabdillaahi Sheekh Xasan oo muddo dheer ka tirsanaa golaha Guurtida Somaliland, wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanada dalka, wuxuuna ahaa guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda u qaabilsan golaha Guurtida. Siday xubno qoyskiisa…

        Read More

          Kulan Sadex Geesood ah oo ku dhex maray Gudida dhaqaalaha,Wasiirka Maaliyada,& Gudoomiyaha Baanka dhexe {DHAGAYSO}

          Hargaysa 16.April.(SDN)   Kulan Sadex Geesood ah oo ay Maanta isugu Yimaadeen Gudi hoosaadka Dhaqaalaha ee Gollaha Wakiilada,Wasiirka Maaliyada iyo Gudoomiyaha Baanka dhexe ayaa lagaga hadlay sidii Xal loogu heli lahaa Kor u kaca Qiimaha Sarifka lacagaha Qalaad. Kulankan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday Waxaa Saxaafada warbixin ka siiyay Gudoomiyaha Gudida…

          Read More

            DADKA IYO QALABKA KEEBAA HOR MUDAN IN LA DARYEELO

            Tan markii madaxweynaha jsl uu madax banaaneeyay t v ga qaranka oo isla markii xukuumada xisbiga kulmiye ay talada hogaaminta ku guulaysatay ay midaysay hayado badan oo dawladeed oo xukuumadii hore ay kala saartay, iyadoo xiligii lagu jiray ololaha doorashadii madaxtooyada uu xisbiga kulmiye ku daray barnaamijkiisii siyaasadeed in uu yarayn doono dawlada uu soo…

            Read More

              Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Saraar oo u dhintay weerar Maleeshiyo ku qabsatay Jeelka Caynaba

              Burco 16April13 (SDN) Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Jeelka Magaalo madaxda Gobolkaasi ee Caynaba.Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Gobolada Barri waxa uu Marxuumku ku geeriyooday tuuladda Beer mar dhaawaciisa loo soo waday dhinaca Burco, waxaana Maydkii Marxuumka iyo Taliye ku-xigeenkii Xabsigaasi oo dhawaac ah…

              Read More

                Madaxweyne ku-xigeenka oo dhambaal tacsi ah u diray mudane Golaha Guurtida ka geeriyooday

                Hargaysa 16.April.(SDN)  Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxeynaha Jamhuurayada Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa, Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, XILDHIBAAN. CABDILAAHI SHEEKH XASAN CISMAAN oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Maanta 16/04/2013….

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku baaqay in Dareen Midaysan lagu qaabilo Xuska 18 May {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 16.April.(SDN)    Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Qaban qaabada Xuska 18 May ayaa fariin maanta u diray Guud ahaan Shacabka Somaliland kana dalbaday inay dareen isku mid ah ku qaabilaan abaabulka Xuskaas Qaran. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xubno ka tirsan Gudida qaban qaabada oo…

                  Read More

                    Maayarka Caasimada oo Kormeer ku tagay Kawaanka Gawraca Xoolaha

                    Hargaysa 16.April.(SDN) Duqa Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka ayaa maanta kormeer ku soo maray Kawaanka Gawraca Xoolaha ee Caasimada Hargaysa . Maayarka iyo Xubnaha ku Wehelinayay Kormeerkani waxay soo indho indheeyeen hanaanka uu u shaqeeyo Kawaanku iyagoo warbixin ka dhagaystay maamulka Kawaanka . Duqa Caasimada Hargaysa C.raxmaan…

                    Read More

                      Golaha Guurtida oo doortay Gudoomiye ku Xigeenkii Labaad ee Golaahaas

                      Hargaysa 16.April.(SDN) Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa fadhi ay maanta ku yeesheen Xaruntooda Caasimada Hargaysa waxay Cod aqlabiyad ah ugu Doorteen inuu Noqdo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golahaasi Xildhibaan Cabdiraxmaan Sheekh Ibrahim Sheekh Yuusuf Madar. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Mudanayaasha ku War galiyay inay Buuxinayaan…

                      Read More

                        Qarax qasaaro geystay oo ka dhacay Baladweyne iyo Ciidamada AMISOM oo ka hadlay

                        Baladweyne April 16 2013 (SDN)— Qaraxani oo ahaa bambaanada nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti ee ku sugan magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan,xilli ay marayeen bartamaha Suuqa magaalada Beladweyne. Taliyaha ciidamada Jabuuti ee Gobalka Hiiraan Cismaan Dubad oo Warbaahinta  ayaa uxaqiijiyay inuu dhacay qaraxani dadka ku dhaawacmay ay…

                        Read More

                          Dowladda Koofur Africa oo caawineysa Ciidamada dowladda Soomaaliya

                          Pretoria April 16 2013 (SDN)— Xukuumadda Pretoria ayaa shaaca ka qaaday inay la qeybsaneyso dhacdadii xanuunka Badneyd eek u habsatay shacabka iyo Xukuumada Soomaaliyeed ee ka danbeysay weerarkii lala beegsaday xarunta Maxkamada gobolka Banaadir. “Falkii dhacay oo aan u aqoonsanay fal Argagixiso waxaa ku dhintay in ka badan 34 Qof,58,kalena waa ay ku dhaawcmeen,intaasi oo idilna…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo canbaareeyay qaraxyadii ka dhacay Boston

                            Muqdisho April 16 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu canbaareeyay weerarkii shalay ka dhacay Boston,Gobalka Massachusetts, ee dalka Mareykanka. Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha xafiiskiisa ayaa waxaa lagu yiri “Aniga iyo shacabkeyga waxaan tacsi udireynaa shacabkii ku geeriyooday weerarkii ka dhacay Boston ee dadka rayidka ee ordaye ay ku geeriyodeen” Madaxweynaha Soomaaliya ayaa…

                            Read More