Ciidamo Booliis Ah Oo La Geynayo Degmada Buurhakabo Ee Gobalka Baay

    Buurhakabo April 16 2013 (SDN)— Masuuliyiinta maamulka Degmada Buurhakabo ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan Degmadaasi lageyn doono ciidamo Booliis ah oo ka shaqeeya ammaanka Magaaladaasi. Axmed Maxamed Yuusuf Guddoomiyaha Degmada Buurhakabo ayaa usheegay Qurbejoog.com in baahi dhanka ciidanka Booliiska ay ka jirto Buurhakabo. Wuxuu sheegay in Degmada ay joogaan kaliya ciidan Milateri,Milaterigana uusan…

    Read More

      Ururka Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub SSUK oo taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii Istanbul

      London April 16,2013(SDN)-Somaliland Society UK waxay taageero mug iyo macno xambaarsan ku grab taagantahay kuna bogaadinaysaa  Madaxweynaha iyo wafdigiisii guusha ay ka soo hooyeen shirkii ay isugu yimaadeen labada dhinac ee Somaliland iyo Somalia ee  lagu qabtay dalka Turkiga maalintii Sabtidii 13ka bishan Abriil 2013. Talaabadaa oo qofkii qaranaya ayaa qaranaayee inaga bugsiisay nabaradii inaga…

      Read More

        DHAQAN GAL LA’AANTA XEERKA BANGIGA DHEXE EE SOMALILAND MA WAXA LALA SUGAYAA HANAQAADKA BANGIGA DHEXE EE SOMALIA?

        Waxa aan hore oogaga hadlay intiinii la socotay arrimo gundhig u ah dhisida bangiga dhexe ee Somaliland maqaalkii cinwaankiisu ahaa “MAXAA LOO BAAHANYAHAY SI LOO DHISO BANGIGA DHEXE IYO BANGIYADA QANACSIGA  SOMALILAND?”.  Hadii aad ku qorto googleka cinwaankana waxa aad ka helaysaa mareegaha internadka.   Maqaalkan waxa aan rabaa in aan ku iftiimiyo sharciga bangiga…

        Read More

          Turkey major contributor to Somali economy, stability

          Somali President Hassan Sheikh Mohamud has stated that Turkey has made significant contributions to the development and stability of his African country in many ways, from building infrastructure and improving health and education to peace and reconciliation efforts. Since the last visit of Prime Minister Recep Tayyip Erdogan to Somalia, in August of 2011, Turkey…

          Read More

            Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland oo Barnaamij Caafimaad oo dalka ku Cusub soo bandhigtay

            Hargaysa 16.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog oo ay Weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaasi Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta ka furay magaalada Gebilay Barnaamij Caafimaad oo dalka  ku Cusub,isla markaana wax weyn ka taraya  baahida Caafimaad ee Bulshada. Barnaamijkan oo ah Daadejinta adeegyada Caafimaadka Bulshada ee ilaa Heer…

            Read More

              Hees Cusub oo afar fanaan isku qabsadeen oo xisad colaadeed ka dhax dhalisay fanaanintii iyo abwaankii samaysay (Siiciid Madoobe)

              London 15April13(SDN) Hees Cusub oo afar fanaan isku qabsadeen oo xisad colaadeed ka dhax dhalisay fanaanintii iyo Abwaankii heesta laha heestan aya waxa la sheegay in ay cusub tahay oo fanaan kastaba sheegtay markaa xisadan oo ay qurbejoog badhitaan ku samaysay ayaa ilaa hada la cadayn cidii ku horaysay heesta .qurbejoog ayaa waxay heshay in…

              Read More

                Gudi Anshax Marisa Saxaafada oo Ururka Solja Magacaabay

                Hargaysa 15.April (SDN)   Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa magacaabay Guddi muddo sanado ah laga naawilayay oo ah Gudida Anshax marinta saxaafadda kuwaasi oo ka kooban shan xubnood iyo la Taliye sharci. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Mudane Xasan Maxamed Yuusuf, waxaanu gudoomiyuhu war-saxaafadeedkiisa ku sheegay…

                Read More

                  “Somaliland iyo Somalia Waxay Yihiin laba dal oo Walaalo ah isla markaana Wada hadal yeeshay Cid kastaana ay barnaamijkeeda wadatay? Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                  London 15.April (SDN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa gaadhay Magaalada London ee Cariga Ingiriiska iyagoo u sii dhaafi doona Wadanka Maraykanka oo ay Martiqaad rasmi ah ka heleen. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigiisa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Heathrow  international Airport ee Magaalada London…

                  Read More

                    R/wasaaraha Soomaaliya oo booqday Maxkamada Gobolka iyo Isbitalka Madiin ee Magaalada Muqdisho

                    Muqdisho April 15 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa booqasho ku tagay xarunta maxkamada Gobalka Banaadir iyo sidoo kale isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ay wehliyaan xubno kamid ah wasiirada Soomaaliya ayaa ugu horeyn tagay xarunta maxkamada Gobalka Banaadir halkaasi oo shalay qarax xoogan iyo…

                    Read More

                      Nuxurka Soo Jeedimaha Madaxweyne Siilaanyo+Golaha Guurtida oo laba Sanno u Kordhiyay Wakiilada+ Sadex Sanno oo ay iyagu Korodhsadeen iyo Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad oo Noqday ka 1aad{DHAGAYSO}

                      Hargaysa 15.April (SDN)  Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa Fadhi aan Caadi ahayn oo ay Maanta ku Yeesheen Xaruntooda Hargaysa Waxay Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Soo Jeedin uga Timid Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu kaga dalbanayay inay Muda Xileedka Golaha Wakiilada ay u Kordhiyaan Maadaama uu Wakhtigoodii Sharciga ahaa ku Eeg yahay Bisha May ee…

                      Read More

                        Bisha Cas Turkiya oo ka hadashay shaqaalo shalay uga waxyeeloobay Magaalada Muqdisho

                        Muqdisho April 15 2013 (SDN)– Iyadoo shalay Muqdisho weerar ismiidaamin ah lagu qaaday gaari ay saarnaayeen shaqaalo ajaaniib ah oo Turkiga u dhashay,islamarkaana ka shaqeynayay Hay’adda Bisha cas ee dalkaasi,ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in labo Muwaadin oo Turkish ah ay ku dhinteen weerarkaasi. War ka soo baxay hay’ada Bisha cas ee Turkiga ayaa…

                        Read More

                          Golaha Guurtida oo Mudo Kordhin laba Sanno ah Qallinka ugu duugay Golaha Wakiilada,Sadex Sano oo ay Guurtidu Xalaalaysatay Iyo Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad ee Golahaasi oo u dalacay G/Xigeenka 1aad

                          Hargaysa 15.April (SDN) Fadhigii Golaha Guurtida ee Maanta ayaa Waxaay Muddo Laba Sanno ah u kordhiyeen Golaha Wakiilada oo Muddo Xilloodkoodii ku egyahay Bisha May ee Sandkan, waxaa kale oo Muddo Labba Sanno ah u kordhiyeen Golahooda oo Wakhtigu kaga egyahay Sanandka 2014, iyada oo muddo Hal Sanno ah ay ka danbeyn doonan Doorashada Golaha…

                          Read More