Deg Deg:Qaraxyo Ka Dhacay Maxkamada Gobalka Banaadir Iyo Rasaas La Maqlaayo
Muqdisho April 14,2013 (SDN)-Wararka nag asoo gaarayo hmagaalada Muqdish ayaa sheegayo ayaa sheegayo in qarax ismiidaamin ah goordhow uu ka dhacay afaafka hore ee xarunta Maxkamadda Sare ee gobolka banaadir. Wararka waxeey intaasi ku darayaan in Labo qarax oo waaweyn iyo rasaas xoogan ay ka dhacaday xarunta Maxkamada Gobalka Banaadir. Qaraxyada oo aan ilaa iyo iminka…
