IMF Oo 22-sano Kaddib Si Rasmi ah u Aqoonsatay dowladda Soomaaliya

    London April 13 2013 (SDN)– Hay’adda Lacagta aduunka ee IMF ayaa markii ugu horeysay mudo 22-sano kadib oo dalka dagaalo iyo fowdo ku soo jiray aqoonsatay Xukuumada Soomaaliya. Aqoonsigaan hay’ada Lacagta aduunka ay siisay Soomaaliya ayaa sahlaya in hay’ada Lacagta aduunka taageero farsamo iyo mid siyaasadba ay u fidiso dowlada Soomaaliya oo haatan doonaysa inay…

    Read More

      Cabdicasiis Maxamed Diiriye oo isku xidhay Shirkada Glover Park Group iyo Somaliland:Cilmigeena,Caqligeena iyo jeebkeena oonu kaashano ayuunbaa Ictiraaf aanu ku heli karaa(DHEGEYSO)

      Seattle April 13,2013(SDN)-Dhegeysteyaal ku soo dhawaada wareysi aanu la yeelanay Cabdicasiis Maxamed Diiriye oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah isla markaana ka shaqeeyay isku xidhka shirkada Glover Park iyo Xukuumada Somaliland oo dhawaan heshiis wada gaaray. Cabdicasiis Maxamed Diiriye waxa uu nooga waramay faiidada Somaliland heshiiskan u leeyahay iyo baahiyaha baaxada leh ee dalku Ictiraaf…

      Read More

        Obama oo Mudo sheegayay in Canshuuraha lagu kordhiyo Maalqabeenada oo qudhiisa qirtay in Canshuur hooseeysa uu bixiyo

        Washington April 13,2013(SDN)-Qoyska madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sanadii 2012dii dekhligoodu hoos u dhac weyni uu ku yimi sida ku cad canshuur celin ay sameeyeen sanadkan. Dakhliga soo galay qoyska madaxweynaha sanadkii ina dhaafay ayaa ay ku sheegeen in uu ahaa $608,61,waxaaney canshuur ahaan u bixiyeen $112,214. Dakhliga Obama ayaa u badnaa lacago uga soo…

        Read More

          Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo hambalyo u diray ciidamada Xoogga Dalka

          Bujumbura, April 12, 2013—-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo haatan booqasho shaqo ku jooga magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa hambalyo diiran u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, munaasabada sanad guurada 53-aad ee aas aaska ciidanka xoogga dalka. Ra’iisal Wasaaraha ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka xoogga dalka dadaalkooda iyo naf hurista ay ugu jiraan difaaca…

          Read More

          Ra’iisal Wasaaraha oo soo kormeeray qeybo ka mid ah Warshaddaha iyo Beeraha dalka Burundi

          Bujumbura, April 12, 2013——Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad ku sugan magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa soo kormeeray qeybo ka mid ah mashaariicda horumarineed ee ka soconaya dalka Burundi. Kormeerkan ayaa waxa ku wehliyay Wasiirka gaashaandhiga Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi, Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi, Safiirka Soomaaliya…

          Read More

            Munaasabada Lagu Maamuusayay Aas-Aaska Ciidanka Xooga dalka oo Muqdisho lagu qabtay

            Muqdisho April 12 2013 (SDN)– 53- Guuradii kasoo wareegatay markii la asaasay Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka. Munaasabad Sanad guuradaasi lagu Xusayay ayaa Maanta waxa ay ka dhacday Xarunta wasaarada gaashaandhiga ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Masuuliyiinta ugu Sareysa Dowlada Soomaaliya oo…

            Read More

              Qaybtii labaad ee kulanka labada guddi farsamo ee wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya ayaa iminka si rasmi ah uga socda magaalada Istanbuul wax yalaha laga hadlayo ee heshay qurbejoog

              ISTANBUL  12April 13 (SDN) Qaybtii labaad ee kulanka labada guddi farsamo ee wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya ayaa iminka si rasmi ah uga socda magaalada Istanbuul wax yalaha laga hadlayo ee heshay qurbejoog wariye ka tirsan shabakada ayaa waxa u xaqiijiyey xubin ka tirsan labada wafdi in waxyalaha laga hadlayo anay ku jirin Aqoonsi somaliland la siyo…

              Read More

                Hargeysa:Xusuusta Taariikhda Ummadeed iyo Maanta maalinteedii iyo sanadii 1983dii

                Hargeysa April 12,2013(SDN)-Waxa maanta oo kale Hargeysa sanadii 1983dii ay Hargeysi ku waaberiisatay dareen ka duwan ta maanta,maanta Hargeysi waxa ay waxwaliba u socdaan sida caasimadaha kale ee caalmaka ee nasiibka u yeeshay muwaadinoontoodu ay bed-qab aroor walba ku toosaan iyaga oon maanka ku heyn wax ka baxsan meel saarka nolol maalmeedkooda. Sanadihii sideedmaadka ayaase…

                Read More

                  Qaramada Midoobay Oo Ka Dalbaday Hay’adaha Caalamiga Taageerada Soomaaliya

                  Nairobi April 11 2013 (SDN)— Qaramada Midoobay ayaa maalintii shalay ka dalbaday hayadaha caalamiga inay sii kordhiyaan taageerada dhanka meletarigga iyo siyaasada si horumar loogu gaaro amanka dalka Soomaaliya. Wakiilka gaarka ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Dr Augustine Mahiga ayaa sheegay in muddo labaatan sano oo Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin dagaal iyo xali…

                  Read More

                    Hogaanka Kulmiye oo mar kale hab beeleed lagu soo xulayo

                    Hargeysa April 12,2013(SDN)-Xisbiga Kulmiye ayaa mar kale hogaankiisa muranku hareeyay waxa lagu xulayaa hab beeleed lidi ku ah Dimuqraadiyada Somaliland. Xisbiga Kulmiye ayaa tiyoo lidi ku ah Dastuurka dalka in hab beeleed hogaanka axsaabta dalka lagu xulo waxa uu degmeda Garadag sanadii 2008dii ku qabtay shir lagu mideynayo siyaasiyiinta Beesha Bariga Burco ee kolkaa ku…

                    Read More

                      Dalada SSUK oo u mahadnaqday ka qeybgaleyaashii shir dhawaan ay London ku qabatay

                       London April 12,2013(SDN)-Dalladda SSUK waxay mahad ballaadhan u soo jeedineysaa dhammaan dadweynihii ka soo qayb galay shirkii ballaadhnaa ee ay soo qabanqaabisay Dalladdu (SSUK) ee lagaga arrinsanayay sidii loo midayn lahaa dedaalka iyo wax qabadka bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan UK. Kulankan oo ka dhacay magaalada London maalintii Axadda 7da Abriil 2013, ayaa waxa…

                      Read More

                        Qaladka Xisbiyada Waddani iyo UCID

                        Horaa Loo Yidhi Ilaahayow Haa iyo Maya hanaga wadda yeedhsiin. Waxa aan aad ula yaabay Guddiga arimaha dibadda ee Waddani oo sheegtay inay sababeen guul markii ay qaadaceen shirkii Turkiga markii hore, waxaanay ku sababeeyeen in qayladoodii ay wax tartay oo shirkii uu mugdiga ka baxay waa sida ay hadalka u dhigeene. Horta bal anagaa…

                        Read More

                          War Deg Deg Ah: Shir Hordhac ah oo maanta Istanbul uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya Xubnaha Labada Dhinac

                          London 12April 13(SDN) Shir hor dhac ah oo lagu diyaarinayo ajandeyaasha wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ee heer madaxweyne ayaa maanta ka furmay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga iyo madaxwaynaha Somaliland iyo Somaliya oo la filayo inay bari soo gadhaan Ankara: Shirkan waxa lagu saaray Guddi ka kooban min shan xubnood oo ka kala socda…

                          Read More