A Hero Died For A Spoon Of A Medication

      It is Apri 10, 2013 and I was preparing myself to welcome those angry spirits of my deceased Heroes, visiting back again our earth planet at May 18 to visualize and assess the New World Order of Mr.Silanyo.  I sat perching on the edge of my defamed antique bed that was covered with a…

    Read More

      Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Dhanbaal Hambalyo ah Caawa u diray Jaaliyadaha S.land ee Qaarada Yurub

      Hargaysa 11.April (SDN)   Madaxweyne ku Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Somaliland JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylic)  waxa uu Dhambaal Mahad-naq iyo Bogaadin u diray Jaaliyaddaha reer Somaliland ee ku kala nool Qaaradaha Yurub oo Maanta Banaan-bax aad u balaadhan ka hor dhigay Xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub ee magaalada Brussels ee  Dalka Belgium. Mudane Cabdiraxmaan…

      Read More

        Jaaliyadaha Somaliland ee Wadamada Yurub oo Banaan bax aqoonsi raadineed ka dhigay Caasimada Belgium {DHAGAYSO}

        Brussels 11.April (SDN) Jaaliyadaha Somaliland ee Wadamada Yurub Sida Biljimka,Ingiriiska, Jarmalka,Faransiiska iyo dalal kale oo ka tirsan Yurub ayaa galabta ka dhigay Isu soo bax balaadhan Xarunta Midowga Yurub ee Burusliss. Jaaliyadaha Somaliland ee isugu Yimid Xarunta Midowga Yurub ayaa ku soo bandhigay dareenkooda ku aadan Sida Madax banaanida Somaliland ay u tahay Mid aan…

        Read More

          (DAAWO) Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka oo Shaaciyay inuu u taagan yahay Maayarnimada Hargasya

          Hargaysa 11.April (SDN) Xildhibaan Cismaan Xasan Faarax oo ku magac dheer Cismaan Waxar ayaa maanta sheegay inuu u taagan yahay Jagada Maayarnimada Caasimada kadib markii uu Geeriyooday Maayarkii Magaalada Hargaysa Marxuun Yuusuf Warsame Siciid. Waxaa Maalmahan Suuqyada Magaalada Hargasya iyo Goobaha lagu falanqeeyo Siyaasadaba Si Weyn loogu hadal hayaa Cida Noqon doonta Maayarka Caasimada Hargaysa…

          Read More

            Ra’iisal Wasaaraha oo kulan gaar ah la qaatay madaxweyne kuxigeenka koowaad ee dalka Burundi

            Bujumbura, April 11.2013—Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweyne kuxigeenka koowaad ee dalka Burundi Terence Sinunguruza, waxayna labada mas’uul ka wada hadleen iskaashiga labada wadan, gaar ahaana ammaanka iyo horumarka.  Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee madaxweyne kuxigeenka koowaad, ayaa waxaa kale oo ka qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Cabdixakiin…

            Read More

              Wafdi ka socda Bangiga Aduunka oo Muqdisho yimid, soona bandhigay Buug ka hadlaya Burcad badeeda(Sawirro)

              Muqdisho April 11 2013 (SDN)— Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda Banka Aduunka oo ay hogaaminayso Agaasimaha Bariga Afrika ee baanka Aduunka. Wafdigaan ayaa markii ay soo gaareen Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka iyo sidoo kale wasiirka Kheyraadka dalka. Agaasimaha Baanka Aduunka ee Bariga…

              Read More

                Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Saacid oo gaaray dalka Burundi

                Bujumbura, April 11, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Yugandha ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee caasimada dalka Burundi. Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Faqi Marwo Xildhibaan Caasha Xaaji Cilmi iyo xubno la taliyeyaal ah ayaa waxaa…

                Read More

                  Warsaxaafadeed: Saamaynta Dhaqawii Xisbiga Waddani ee Shirka Turkiga

                  Hargaysa 11.April (SDN) Muxuu ka beddeley Dhawaaqii Xisbiga Waddani majarihii Xukuumadda iyo Suaalihii ku Gadaanaa Shirka Turkiga? Marka hore, Xisbiga  Waddani wuxu ka gilgishay in ay Xukuumaddu oofin weyday ballanteedii ay kana hadashay  inay wadatashi qaran ka samayso  ka qayb galka shirka Somalia loo qabanayo ee London ka dhacaya bisha shanaad iyo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya isla…

                  Read More

                    Taliska Ammaanka Kismaayo Oo Xaalada Ammaan Magaaladaasi Ka Hadlay

                    Kismaayo April 11 2013 (SDN)— Taliska ammaanka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa ka hadlay sida uu yahay ammaanka Magaalada Kismaayo oo maalmahan dambe amnidaro aan sidaas u buurneyn laga soo sheegaye. Maxamuud Qaalib taliyaha ammaanka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbadda hoose oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in ammaanka Magalaada…

                    Read More

                      Afhayeenkii Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Daahir Axmed Faarax iyo todoba ruux oo kale oo xabsiga laga sii daayay

                      Jabuuti April 11,2013(SDN)-Waxa maanta xabsiga laga siidaayay siyaasiyiin mudo xabsiga ay ku heysay xukuumada Jabuuti ka dib doorashooyinkii Baarlamaanka ee Mucaaridku netiijooyinkooda ay qaadaceen. Afhayeenka dalada USN Md Daahir Axmed Faarax iyo ilaa todobo kale oo ka mida axsaabta mucaaridka Jabuuti ayaa ay xukuumada Jabuuti xoriyadoodii u soo celisay. Xukuumada ayaa weli xabsiga ku heysa…

                      Read More

                        Cabdicasiis Maxamed Diiriye”Maxkamadii aanu Cali Samatar kaga guuleysanay waxaa u soo gurmaday dawlada Soomaaliya,waxaanu inana u baahanahay in Shicibka iyo Dawlada Somaliland ay noo soo gurmadaan(DHEGEYSO)

                        Seattle April 11,2013(SDN)-Cabdiaziz Maxamed Diiriye waxa uu ka mid yahay dhibenaal dhawr ah oo Mareykanka ku dacwadeeyay Gen Maxamed Cali Samatar Raiisul Wasaarihii hore ee Soomalaiya isla markaana ahaa Wasiirkii hore ee gashaandhiga dawladii Gen Maxamed Siyaas Bare. Maxkamad ku taal Virginia  ayaa Cali Samatar uu ka hor qirtay denbiyadii dagaal ee loo heystay isla…

                        Read More

                          Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Yugandha Yuweri Museveni

                          Kampala, April 11, 2013—–Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Yugandha Yuweri Kaguta Museveni, waxaana kulankani uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Entebbe. Kulanka ayay uga wadahadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, waxayna diirada ku saareen sugida amniga iyo xasilinta dalka, waxaana Ra’iisal Wasaaruhu uga waramay madaxweyne Museveni guulihii ay ka gaareen…

                          Read More

                            Is Somali piracy over?

                            Difficult economic conditions have pushed many a business leader into early retirement. But Mohamed Abdi Hassan – the Somali pirate kingpin nicknamed “Afweyne” or “Big Mouth” – surely never expected to be among them. The notorious crime boss made a splash at the beginning of this year when he announced his decision to “quit” piracy…

                            Read More

                              Dowladaha Britain iyo Soomaaliya waxaa ay shir caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya 7da bisha May ku martigelin doonaan dalka UK.Wariye Abdihafid

                              London 11April13 (SDN)  Dowladaha  Britain iyo Soomaaliya waxaa ay shir caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya 7da bisha May ku martigelin doonaan dalka UK. Shirku waxaa uu higsanayaa in uu taageero caalami ah siiyo Dowladda Soomaaliya oo isku dayeysa in ay dib-u-dhisto dalkeeda ka dib colaad labaatan sano socotey. Shirka Soomaaliya – Maxaa hadda loo qabanayaa?…

                              Read More

                                Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk ayaa xaflad sogootinka u qabtay Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha Maaliyada ee xisbiga ucid

                                London11April13(SDN)Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk ayaa xaflad sogootinka u qabtay Marwo Faadumo Siciid Xoghayaha Maaliyada ee xisbiga ucid xafladan oo uu soo qaban qabiyey Gudoomiyaha XIsbiga Uk Maxamed Shiine iyo Xubnaaha xisbiga ee uk xafladan oo ahayd mid si gaara loo soo agaasimaya aya waxa ka qaybgalay Xogahayaha Arimaha Dibada Mudane Siciid Ucid iyo Xoghayaha…

                                Read More