Taliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay inay Xabsiyada u Taxaabeen Dhalinyaro falal nabadgalyo daro ka abuura Caasimada Hargaysa

    Hargaysa 10.April (SDN)   Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa galabta daboolka ka qaaday inay hawl galo ay Ciidanka boolisku habeenadii u danbeeyay wadeen ay ku guulaysteen inay gacanta ku dhigaan isla markaana Xukuno kala duwan ay Maxkamadu ku riday Dhalinyaro ay ku cadaadeen Danbiyo kala duwan. Taliyaha oo khadka Telefoonka noogu…

    Read More

      Salaadiinta sheegay inay qabanayaan Shir weyn oo beeshoodu ku arinsanayso {DHAGAYSO}

      Hargaysa 10.April (SDN)   Qaar ka Mid ah Salaadiinta Beesha Sacad Muuse ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargaysa waxa ay ku sheegeen inaanay Waxba ka jirin Go’aano ka soo baxay Shir dhawaan lagu qabtay huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa waxaa kale oo ay cadeeyeen inay qaban doonaan Shir ay beeshoodu yeelanayso. Salaadiintani…

      Read More

        Iska Hor imaad ka dhacay Duleedka Burco oo laba ruux oo Midi askari yahay ku geeriyoodeen

        Burco 10.April (SDN) Laba qof ayaa ku dhintay maanta kadib markii ay tacshiirado ay isweydaarsadeen ciidamada amaanka saddex nin oo dablay ah duleedka koonfur \galbeed ee magaalada  Burco. Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Dr.Cabdi Aw-Daahir oo u waramaayey warbaahinta ayaa sheegay  in kadib markii ay ka soo laabteen  dhagax dhiga mashruuc la xidhiidha xanaanada xoolaha ee…

        Read More

          Hay’ada Action Aid noo Soo bandhigtay Waxqabadka Istiraatijiyadeeda Mudada Shanta Sanno

          Hargaysa 10.April (SDN)   Wasiirka wasaarada Beeraha Mud,Faarax Cilmi Geedoole, ayaa maanta ka qayb galay,Xaflad lagu daah-furayey  wax-qabadka Istiraatijiyada ay yeelan-doonto Hay’adda  Action Aid ee shanta sanadood ee soo socda, laguna qabtay  Huteel maansoor ee Magaalada Hargeysa. Xaflada oo ay ka soo qayb galeen, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr, Sacad cali shire,Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Gabilay, Agaasimaha…

          Read More

            OGEYSIIS: DHAMAAN BEESHA CIIDAGALE WEYNE EE UK

            Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Beesha Ciidagale inay kasoo qayb galaan shirweynaha beesha, kaas oo ka dhici doona Magaalada london Wadanka  Ingiriiska. Halkaas oo beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guud ahaan, haday noqoto dalkan Ingiriiska,Somaliland iyo Kililka shanaad ee dawlad degaanka Somalida. Sidii aynu uga wada shaqeeyn laheeyn horumarinta degaamada Beeshu degto, korna loogu qaadi lahaa…

            Read More

              Diiwaangelintii ay Fulisay Hay’ada UNFPA oo Xukuumada Somaliland Hakisay Waa Maxay Sababtu {DHAGAYSO Wasiirka Qorshaynta}

              Hargaysa 10.April (SDN)  Wasiirka Qorshaynta qaranka ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay in ay Somaliland hakisay wejiga 1aad ee mashruuc lagu tira koobayey dadka ku dhaqan Somaliland,kaas oo ay Waday Hay’ada UNFPA isla markaana ay ka soo baxday Tiro ka duwan tiradii la filayay. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad Cali shire, oo la hadlayey…

              Read More

                Barlamanka Ingiriiska oo ka hadlay Heshiis dhex mara Taliban iyo dowladda Afghanistan

                Bilowga xishiis nabadeed oo Afghanistan ay hogaaminayso oo lala galo ururka Taalibaan ayaa lagu sheegay inay tahay xaqiijinta mustaqbalka Afganistan ,sida ay sheegeen gudiyo ka tirsan baarlamaanka ingiriiska. Gudiga difaaca dalkaasi ayaa sheegay in muhiimada ay tahay dhameynta dhibaatada ka taagan dalka Afhganistan, waxaana xoghayaha difaaca Philip Hammond uu ku dhawaaqay in Uk ay ka…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Kenya

                  (Nairobi,Kenya, April, 10, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ka qeyb galay munaasabadda lagu caleema saaray Madaxweynaha cusub ee Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa Mudane William Ruto. Sidoo kale kulan gaar ah oo looga hadlayay arimaha dhowr ah oo ay ka mid yihiin Qaxootiga, Xirrirka…

                  Read More

                    R/wasaare Saacid oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Uganda oo uu socdaal ku joogo

                    Kampala 10 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho kujooga dalka Yugandha ayaa wada xaajood dheer oo dhinacyo badan taabtay la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Yugandha Mudane Amama Mbabazi. Labada Ra’iisal Wasaare waxay si qotadheer uga wada hadleen arrimaha iskaashiga ee labada wadan, gaar ahaana dhinaca amniga, dhaqaalaha iyo…

                    Read More

                      Madaxweyne mise Waxkaleweyne

                      Gayiga Soomaalidu ku nooshahay ee geeska Afrika waxaa ka jira HAL Madaxweyne. Waxaa kaloo ka jira amaba soo maray Waxkaleweyne yaal. Waxaa laga xusi karaa kuwan: Samirweyne, (aun) Mudane Aden Cabdulle Cusman Dhagaweyne, (aun) Mudane Cabdulrashid Cali Sharmarke Afweyne, (aun) General Moxamed Siyad Barre oo wayneeyay Afka Soomaaliga, (marka laga reebo waxyabo kale oo badan…

                      Read More

                        Dawlada Soomalaiya oo Turkey u wakiilatay wadaxaajoodkii ay la leheyd Somaliland iyo Doorka UK

                        Istanbul April 10,2013(SDN)-Dawlada Soomalaiya oo ay aheyd in wadaxaajood ay dalka Turkiga kula yeelato Somaliland ayaa waxa mashquuliyay maamul u sameynta Jubbooyinka iyo safaro ay sadexdii masuul ee dalka u sareyay safaro ku gaalaa baxayaan. Waxaana ay dawlada Soomaaliya qoraalada ay shirka u guddbineyso u wakiilatay dalka martida loo yahay ee ay aheyd in uu…

                        Read More

                        Galatasaray oo 3-2 Ku Khaarijisey Real Madrid. By Jaahuur

                        Istanbul-Turky-Tue-09-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula hayaameyna xagaa iyo Istanbul (TURKY). Waxaa gabagabo ku dhaw Koobka Qaaradda Yurub Uefa oo la soo galey Semi finalkiisii, waxaana mar dhaweyd lagu kala faataxaystey ciyaar dhexmartay Galatasaray iyo Real Madrid. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd kana dhacdey Turk Telekom Stadium ee Istanbul waxaa ka soo qayb…

                        Read More

                          Gudomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Maayar Xigeenka Degmada Ceerigaabo Oo Si Wada Jir Ah U Daah Furiy Dugsi Cusub Oo Ay Hir Geliyeen Ururka Dhalin Yarada Dalkaab Ee Magaalada Ceerigaabo

                          Ceerigaabo 09 April (SDN) Gudomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Maayar Ku Xigeenka Degmada Ceerigaabo Ayaa Maanta Daah Furay Dugsi Si Bilaash Ah Waxbarashada Ugu Faaiidayn Doona Dadwaynaha Reer Ceerigaabo Dugsigaasi Oo Laagu Macag Daray Dalkaab Waxana Munaasibadii Furitaanka Dugsigaasi Kasoo Qayb Galay Gudmiyaha Gobolka Sanaag Gudomiye Ku Xigeenka Gobolka Maayar Xigeenka Degmada Ceerigaabo Isuduwayaasha Wasaradaha Qorshaynta…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway

                            Oslo April 09 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Norway ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway ayadoo dhanka kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka tagay xarunta Baarlamaanka Dalkaasi. Kulankan dhexmaray Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wasiirka Arrimaha DIbadda ayaa ka…

                            Read More

                              Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ay ka go’antahay xaqiijinta Nabada Soomaaliya

                              Addis Ababa April 09 2013 (SDN)– Sida ay qortay Wakaalada wararka ee dalka Malaysia Xukuumadda Adis-Ababa ayaa shaaca ka qaaday in Marnaba dhankooda aysan ka gaabin doonin Xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo xariir wadaaga kale ee ka dhaxeeya wadanka dariska ay yihiin ee Soomaaliya, tan iyo inta ay ka muuqaneyso Soomaaliya baraare iyo Nabad. Ra’iisul waaaraha dalka…

                              Read More