Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID oo xilal Cusub u ansixiyey isla markaasna shaaciyey magacyadda Guddida Xisbiga UCID ee Waqooyiga London
London 9Apriil 13 (SDN)Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID oo xilal Cusub u ansixiyey isla markaasna shaaciyey magacyadda Guddida Xisbiga UCID ee Waqooyiga London Salaasa, 09 April 2013 Ku: Saxaafadda Madaxabanaan ASC Dhamaantiinba, Ujeeddo: Ansixin Xilal Cusub oo Xisbiga UCID Waxa farxad weyn ii ah in aan ansixiyo isla markaasna shaaciyo…
