Halkan ka daawo wariye ka tirsan Tvga Qaranka Somaliland Muniir Axmed Cigaal oo shir jaraid qabtay oo aflaagado kula kacay waragysa Hubaal kana gudbay anshaxii Saxafada

    Hargaysa 8April2013 (SDN)Wariyie Muniir oo ka tirsan Tvga qaranka Somaliland ahna tafatiraha webka somaliland today ee ku hadla afka dawlada ayaa Aflaagado kula kacay wargayska hubaal ee madaxa banaan wariye Muniir ayaa khibrad xaga saxafada iyo anshaxa aan lahayn markii u qabtay shir jaraid oo aan la fahansanayn sababta uu u qabtay Halkan ka daawo…

    Read More

      Madaxweynaha Somaliland oo Guddiga 11 xubnood ka kooban u magacaabay qaban-qaabada Xuska 18 MAY

      Hargeysa 8, 4 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada xuska munaasibadda 18-ka May, kahor intii aanu maanta ka dhoofin madaarka Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexnaa afhayeenka Madaxtooyada, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu qabanqaabada xuskaas u magacaabay guddi 15 xubnood ka kooban, kuwaasoo uu guddoomiye u yahay Wasiirka Daakhiliga…

      Read More

        War Murtiyeed ka soo Baxay Shirka Jaaliyadda Degta Gobolada Koofurta Soomaaliya‏ Kadib Kulan Ay Ku Yeesheen UK “SAWIRRO”

        JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOBOLADA JUBOOYINKA Ku: dhamaan Safaaradaha fadhiya Soomaaliya Ku: Xafiiska IGAD Somaaliya Ku: Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ku: Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Og. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Og. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Og. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ujeedo: War Murtiyeed Jaaliyada UK ee Koofurta Soomaaliya Beryahanba waxaa socday…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Turkiga u hoggaaminayay weftiga Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya

          Hargeysa April, 8, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta dalka Turkiga u hoggaamiyay weftiga Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya. Madaxweyne Siilaanyo oo maanta duhurkii ka dhoofay madaarka Hargeysa, waxa uu weftigiisu ka kooban yahay ilaa 7 xubnood, waxayna maalmaha soo socda magaalada Ankara kaga qaybgalayaan wejiga labaad ee wada-hadalada Somalia iyo Somaliland oo ka soo…

          Read More

            Dhamaan ardayda iyo jalliyada dalka ugandha waxay tacsi uu dirayan mayarka caasimada hargaysa marxuum ENG YUSUF SICIID WARSAME

            Dhamaan ardayda iyo jalliyada dalka ugandha  waxay  tacsi uu dirayan mayarka caasimada hargaysa  marxuum  ENG YUSUF SICIID WARSAME ABDI AZIIS ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH) Subeer cumar iidan Mohamud Mohamed ahmed Khaddar bitijoor Abdi ABDI RAXMAN AHMED ALI  ABDI FATAX MOHAMED BARUD  MOHAMED AYAH   ABDI SHAKUR  OSMAN BARUD FARAX  QANI MOHAMED…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo wareegto ka soosaaray ururinta iyo iibinta Iskaraabka dalka, farriina u diray guddi gaar ah

              Hargeysa April, 8, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa wareegto ka soosaaray ururinta iyo iibinta iskaraabka dalka. Qoraalkan oo uu maanta soosaaray, waxa uu ku amray in guddiga Qandaraasyadu ay qiimeeyaan, isla markaana ay tartan furan oo xalaal ah geliyaan iibinta iskaraabka, wuxuuna qoraalkaasi u dhignaa sidan; “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed…

              Read More

                Soomaaliya oo ka qeybgashay markii ugu horeysay Tabarka da’yarta diblomaasiyiinta (Sawirro)

                Ankara April 08 2013 (SDN)— Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka qeybgashay Tababarka da’yarta diblomaasiyiinta adduunka ee ka soconaya wadanka Turkiga . Waxaa Magaalada Ankara ee Caasimadda Turkey si habsami leh uga soconaya Tababarkii 19-aad ee da’yarta diblomaasiyiinta adduunka ,iyadoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya markii ugu horeysay si rasmi ah ay ugu dirsatay inuu uga…

                Read More

                  Mario Balotelli Oo Lagu Qabtay Isagoo Sigaar Ku Cabaya Musqusha Tareen Ay AC Milan Ku Safreysay Sabtidii

                  AC Milan ayaa lagu wadaa in ay ganaaxdo Mario Balotelli kaddib markii weeraryahankaasi uu sigaar ku dhex cabay Musqusha Tareenkii ay ugu safrayeen Magaalada Florence halkaasi oo ay kula ciyaareen Axadii Kooxda Fiorentina. Warbaahinta Talyaaniga ayaa baahiyay in 22-sano jirkan kooxda ay diyaar u tahay in ay talaabo ka qaado madama uu sigaar ku dhex…

                  Read More

                    Xaflad ay soo abuubushayJaaliyada Somaliland ee Uk (SSUK) oo kulmisay Siyaasiin Aqoon yahano Xisbiyada qaranka oo ka dhacday London

                    London 8April13 (SDN) Waxa habeenkii Xaflay ka dhacaday caasimada wadanka Uk Xaflad aad loo soo abaabulay oo ku saabsanayd isku soo dhawaynta bulshada Somaliland .Waxana soo abaabulay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan uk wana marki u horaysya oo kulan noocana oo kale ka dhaco oo lagu midaysan yahay , waxaana ka soo qayb galay…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdiga Uu Hogaaminayo Oo Casho Sharaf Xalay Loogu Sameeyey Magaalada Oslo (Sawirro)

                      Oslo April 08 2013 (SDN)— Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Norway ayaa waxaa xalay magaalada Oslo loogu sameeyey casho sharaf. Casho sharaftan oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa u  sameeyey Ra’isulwasaarihii hore ee dalka…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Oslo Kulammo Howleed Iyo Kuw Wadatashi Ah Ku Qaatay (Sawirro)

                        Oslo April 08 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway ayaa halkaasi ku qaatay kulammo howleed iyo kuwa wadatashi ah. Kulammadan ayey Gudoomiyaha iyo Wafdigiisa si kala gaar gaar ah ula qaateen xubno ka socday hay’adda NDI…

                        Read More

                          Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay in ay Xarumo Caafimaad ka fureyso gobolada dalka

                          Muqdisho April 08 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay Gobalada dalka Soomaaliya ka hirgelinayso adeegyo caafimaad oo ay helaan dhamaan shacabka ku nool Gobalada dalka. Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa sheegtay in hada qorshaha socda uu yahay sidii bulsho badan oo Soomaaliyeed ay ku heli lahaayeen adeegyo caafimaad oo…

                          Read More

                            “Isbedelka sarifka lacagta shisheeye ee dalka lagu isticmaalo Wuxuu dhibato joogto ah ku hayaa mujtamaca” Gudoomiyaha Baanka dhexe iyo Gudida Dhaqaalaha ee G.Wakiilada {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 07.April (SDN) Gudida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada,Wasiirka Maaliyada iyo Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa maanta Xarunta Golaha Wakiilada ku yeeshay Kulan sadex geesood ah,kaas  oo ay  ujeedadiisu La Xidhiidhay sidii wax looga qaban lahaa sicir bararka doolarka iyo maceeshada quutul daruuriga ah . Hadaba Waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa hadaladii ay Goobtaasi ka…

                            Read More

                              Meydka Siyaasi Shaati Guduud Oo maanta Janaaso Lagula Tukaday Garoonka Muqdisho (Sawirro)

                              Muqdisho April 07 2013 (SDN)– Waxaa Maanta laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Meydka Allaha u raxmadee Marxuun Shaati guduud oo dhawaan geeriyooday. Meydka ayaa Salaada Janaasada lagula tukaday Garoonka Diyaaradaha waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekha Maxamuud oo salaada kaddib tacsi u diray Eheladii uu ka geeriyooday.

                              Read More