Hargaysa 08. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska Somaliland oo Fuliyay Hawlgal Lagu Soo Qabanayey Sheekh Aadan Sunne Kaas oo Lagu Eedayay In Uu Liddi Ku Yahay Nabadgalyada&Amniga Qaranka Somaliland.
Sidoo Kalena Waalidka Sheekh Aadan Sunne oo Sheegay Inaanu Raad Iyo Sal Toona Ku Lahayn Eedayntaasi Lagu Sheegayo Sheekh Aadan Sunne

