|

Arrimihii u danbeeyey ee khilaafka Xisbiyada iyo Guddida dhex-dhexaadinta DAAWO

Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Waxaa maanta magaalada Hargeysa markale kulan ku yeeshay mauuliyiin ka kala socda Xukuumada, Xisbiga Ucid iyo gudidii dhex-dhaxaadinta ka gashay muranka ku aadan qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.
Kulankan oo ka qabsoomay hotel maansoor ee Hargeysa ayaa masuuliyiinta Xukuumada iyo Xisbiga Ucid ay warbixin ka dhagaysteen gudida dhex-dhexaadinta Xukuumada iyo Xisbiyada.

Comments are closed