Ottawa-May-22-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtey todobaadkan iyo qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jaleecaynaa ciyaartoydii kubadda cagta ee beredsamaadkii oo soo cagadhigtey Ottawa markii ay ka soo ruqaansadeen Toronto. Ciyaartoydii cuslaatey ee beredsamaadkii ayaa aalaba waxay ku gaafwaqreegaan magaalooyin ka mid ah waqooyiga Ameerika si ay ula ciyaaraan ciyaartoyda kale ee ku sugan magaalooyinkaa wacdarana ka muujiya adagtahayna in laga badiyo Haddaba [...]
Spain-May-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu manta ku iclaamineynaa ciyaartii xalay dhexmartey Real Madrid iyo Atletico Madrid. Ciyaartan oo ahayd final ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne iyo taageerayaasha labada dhinac oo kor u dhaafey 70,000. Haddaba koobkan oo aad qiimo uga leh dalka Spain ayaa lagu magacaabaa Copa Del Ray,Akhyaartay ciyaartan oo runtii aad loo wada [...]
Continue reading …London-May-15-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa tababarihii Man City Roberto Mancini oo shaqadii laga xayuubiyey,muxuuse galabsadey? Haddaba sababta tababare Mancini shaqada looga eryey ayaa u weyn ciyaartii dhexmartay kooxdiisa Man City iyo kooxdii ugu liidatey kooxaha Ingiriiska xagga dambana kaga jirtey horyaalka Wigan,markii 1-0 ku sagootisey kuna guuleysatey koobkii FA CUP ee finalka ahayd kana dhacdey [...]
Continue reading …London-Wembley-may-12-2013-qurbejoog.com-Asxaabtay faaladeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa Man city oo gabalkeedii dhacay markii kooxda kooxaha ugu liidata ee Wigan 1-0 uga badisey kuna guuleysatey FA Cup. Akhyaartay waxaa galabta ciyaar aad iyo aad u xiisa badani ka dhacdey garoonka weyn ee caalimiga ah ee Wemblay ee carigaa Ingiriisks waxaana foodda is dareyi naadiga taajiriinta ah ee Man [...]
Continue reading …Ottawa-May-11-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jiheyneyna manta ciyaarihii xagaaga oo lagu soo gabagabeeyey ee magaalo madada Kanada Ottaawa. Haddaba xaflad weyn oo lagu soo afjarey ciyaarahan si fiicana loo soo agaasimey ayaa xalay waxay ka dhacdey Islaamik Iskuulka ee magaaladan Ottawa,waxaana ka soo qeybgaley waalidiin iyo marti sharaf kale. Ciyaarahan oo sannad kasta ay soo [...]
Continue reading …London-Old Trafford-May-08-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku ula kacaynaa Tababarihii Man United Alex Ferguson oo ka dhawaajiyey inuu shaqadiisii Tababarinimo ka fadhiistey(Retirement). 71-kow jirkan Alex Ferguson ayaan shaki ku jirin inuu u soo kifaaxay Naaddiga weyn ee aduunka ka caanka ah waa Man United,wuxuuna la soo dalaa dhacay 27-tan sannadood. Wuxuu calfadey inuu ku guuleysto 13-ban [...]
Continue reading …Camp Nou-Champions League-May 01-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku macasalaameyneynaa Barcelona iyo madrid oo guryahoodii loo kala direy. Ciyaar aad u caajis badan ayaa waxaa ku kala faraxashey Baecelona iy6o Bayren Munich oo la waayey halyeyadii Barcelona meel ay cidhib iyo jaan dhigeen. Barcelona oo ka soo kabanl’a 4-tii gool ee Germany lagu soo sagootiyey ayaa [...]
Continue reading …Spain-Santigo Bernebeu Stadium-Tue-Aprill-30-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa Real Madrid iyo Borussia Dortmund oo lugtii labaad ku kala baxay. Haddaba ciyraatan oo la wada sugaayey ayaa lugtii hore waxay todobaadkii hore ka dhacdey carigaa germany waxaana 4-1 lagu soo khaarijiyey Real Madrid. Akhyaartay lugtii labaad ee lugu kala bixi lahaa waxay galabta ka dhacdey [...]
Continue reading …Uefa Champions League Semi Finals-Aprill-26-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Ahyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineyna xagga qaladdu uga timid labadii naadi ee reer Spain aduunkana caanka ka ahaa oo min afar gool guryahoodii ula caraabey waana Barcelona iyo Real Madrid. Haddaba goolashaa badan yaa dhabarka u saarey jawaabtu waa Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo iyana reer Germany ah. Todobaadkii [...]
Continue reading …Uefa Cup-Aprill-23-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku miyirsaneynaa afartii naadi ee iskugu soo hadhay Semi Finalka,oo kala ah Barcelona vs Bayern Munich iyo Real Madrid vs Durmond. Haddaba lugtii ugu horeysey oo foodda isla galeen Barcelona iyo Bayern Munich yey dhirbaaxadu ku dhacdey? Saaxiibayaal Semi Finalkan oo aynu muddo sugeyney isku naf baxay Bayern iyo [...]
Continue reading …