“Author Archive”
Stories written by Hargeysa

Mid ka Mid ah Hay’adaha Sama falka oo Qalab Kala Gedisan Ku Wareejisay Jaamacada Sanaag University ee Magaaladda Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 18. August 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta Jaamacada Sanaag University ee Magaaladda Ceerigaabo ayaa qalab kala duwan waxay kala wareegeen hay’ada NRC.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kulan ay Fooda Isku dareen Wasiirka Wershadaha & Qaar ka Mid ah Dhallinyarada Gobolka Awdal iyo Arrimaha laga wada hadlay

Boorama 18. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shacayb Maxamed Muuse oo Safar Shaqo Ku Jooga Gobolka Awdal Magaalo Madaxdiisa Boorama Ayaa Kulamo Gooni gooni ah la Qaatay Waxgaradka Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarta Gobolka Awdal. Shir Saacado badan Qaatay Oo ay Wada Qaateen Wasiirka iyo dhalinyarta Aqoonyahanka Ah Magaalada Boorama Ayaa Ay Kagaga Wadahadleen Sidii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Labada Madaxweyne ee Trump iyo Kim Jong Un, Wejiyo Isu Eg iyo Aragti kala duwan!!! DAAWO

Washington 18. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynayaasha Maraykanka iyo kuuriyada waqooyi ee sida fool ka foolka ah iskaga horyimid mushkilada sawaariikhda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Basaasiin u Shaqeeya Mossad oo hadana ka Tirsan Kooxaha aadka ugu Dhow Hogaamiyaha Kacaanka Iran Aayatulaah Cali Khamena’ii!!

Tehran 18. August 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta dalka Iiraan ayaa sheegtay in sirdoonka dalkaasi uu toddobaaddadii u dambeeyey xabsiga u taxaabay xubno ka tirsan kooxaha aadka uga agdhow wadaadka ugu sarreeya kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan iyo ciidamada awoodda badan ee ilaalada kacaanka, iyada oo lagu eedaynayo in ay ka tirsan yihiin wakaaladda sirdoonka Yuhuudda ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fariin iyo Sawirro uu Twitter-ka soo dhigay Obama oo Saameyn badan yeeshay

New York 18. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa laga yaabaa in Twitter-ku yahay barta uu madaxweyne Trump ugu jecel yahay marka uu doonayo in uu fariin gudbiyo, laakiin fariin uu bartaas ku qoray madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa noqotay midda loogu jecelyahay taariikhda Twitter.   Qoraalkani tweetarka, oo ah kii ugu horeeyay saddex qoraal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma La Socotaa Akhriste in Cunto Karintu ay Koriso Maskaxdda?

London 18. August 2017 (SDN/QJ):- Golaha sare ee caafimaadka maskaxda oo ka jira dalka Ingiriiska ayaa dadka kula taliyey in ay qabtaan hawlaha xamaasadda iyo dhiirrigelinta maskaxda ku abuura oo ay ka mid yihiin cunto karinta, garaacista muusigga, farshaxanka iyo daryeelka beeraha, waxa aanay sheegeen in ay xitaa ka faa’ido badan tahay noocyada ciyaareed ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shan ka Mid ah Hababka aad ku ogaan karto Hibooyinka alle ku siiyey ee Kaa Qarsoon!!!

Hargaysa 18. August 2017 (SDN/QJ):- Marka aad ogaato hibooyinka Alle ku siiyey ee kugu qarsoon, waxaa kuu suurtogelisay in aad si sida hore ka firfircoon oo ka karti badan uga qayb qaadato nolosha, waxa aanay u dhowdahayba in aad fahamto in noloshu ay ku qurux badan tahay in shaqada aad shaqo ka dhigato waxa aad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Uurka Iyo Urta Dhididkuba Waa Sababaha ay  Kaneecadu u Jeceshahay inay Qofka Qaniinto

Khartum 18. August 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis lagu sameeyey dalka Suudaan ayaa daahfurtay in dumarka uurka leh ay qaniinyada kaneecadu laban-laab ku badan tahay marka la barbar dhigo dumarka aan uurka lahayn. Waxa ay cilmibaadhayaashu tilmaameen in sababtu ay tahay maaddooyin gaar ah oo kaneecada soo jiita oo xilliga uurka soo raaca neefsiga iyo urta maqaarka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xaaska Madaxweynaha Zimbabwe oo Maxkamad la soo Taagayo Kadib Markii ay Gacan u qaaday Haweenay ay Hoteel wada Deganaayeen

Johannesburg 18. August 2017 (SDN/QJ):- Haweeneyda u dhaxda Madaxweynaha Zimbabwe, Grace Mugabe ayaa la soo taagayaa maxkamad ku taalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ka dib markii lagu eedeeyey inay u gacan-qaaday haweeney kale oo ay hotel wada degenaayeen. Grace ayaan la dhigin xabsiga maadaamaa ay adeecday amarada booliiska, balse waxaa la soo taagayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaniinyo Kaneeco ayaa Ninkan u Bedeshay inuu Yeesho Suurada amase Muuqaal Maroodi!!!

Brazil 18. August 2017 (SDN/QJ):- Qaniinyo keliya oo 20 sano ka hor ay kaneeco qaniintay nin u dhashay dalka Baraasiil ayaa sabab u noqotay in uu ninkaas ku dhaco mid ka mid ah cudurrada dunida ugu argagaxa badan. War u Wargayska Geeska Afrika turjumay oo lagu baahiyey wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »