“Author Archive”
Stories written by Hargeysa

Ambassador Cawil C. Ducaale oo ka sheekeeyay Taariikho Cajiib ah oo dhexmaray Isaga iyo Muuse Biixi Xili ay Mucaarid iyo Muxaafid kala ahaayeen!! DAAWO

Maydh 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ambassador Cawil Cali Ducaale Wasiirkii hore ee Maaliyadda ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin haatana ah la taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia ayaa ka sheekeeyay Qisada Taariikh hore oo dhex martay isaga iyo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye Muuse Biixi oo ka Xog waramay Taariikh Hore oo Isaga Iyo Ambassador Cawil soo Kala dhex martay DAAWO

Xiis 16. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha KULMIYE oo hadal isugu jira soo dhawayn iyo xog-warranka taariikh hore u soo dhexmartay isaga iyo Amb. Cawil u jeediyey taageerayaal reer Maydh ah oo is muujiyey.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbixin soo Bandhigaysa Sida la Yaabka leh ee Gudoomiye Cirro iyo Weftigiisa loogu soo Dhaweeyay Magaaladda Ceerigaabo DAAWO

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyey socdaal la xidhiidha wacyi-gelinta qaadashada kaadhka codaynta doorashada ugu maqnaa goballada Sool iyo Sanaag, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag. Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxamaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Mukhtaar Roobow oo ku Dhawaaqay inuu ka Baxay Al-Shabaab,Dulucda wada Hadlo u socda isaga Iyo Dawlada Federaalka Somalia & Hay’ada Xuquuqul iinsaanka oo Xaaraan ku tilmaantay in Cafis Loo Fidiyo DAAWO

Muqdisho 16. August 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiye ku xigeenkii hore ee ururka Al-Shabab Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ayaa sheegay inuu si rasmi ah uga baxay ururka Al-Shabab. Roobow oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, waxa uu sheegay inuu Al-Shabab uu hore uga baxay shan sano iyo toddoba bilood ka hor. Waxa uu sheegay inuu xilligaas ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Abiib Timo Cad oo ka Dayriyey Xaalada Dhismaha Waddada Ceerigaabo Isla Markaana Sheegay in Jidkaasi aanu ka Danbayn Hogaamiye Xirsi

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Abiib Diiriye Nuur Timocad ayaa xukuumada haatan ku dhaliilay mid ka baxsatay wadadii Ceerigabo, isla markaasna aanay wadadu ka danbayn wasiirkii madaxtooyada ee hore Xirsi Xaaji Cali. Waxa uus siyaasigani sheegay in xaalada wadadii Ceerigaabo ay liidato kadib markii wasiirka madaxtooyada ee hore meesha ka baxay, isla markaasna wasiirka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warbixin Telefishanka Aljazeera Ka Diyaariyey Rabshadihii ay Sababtay Doorashadii Dalka Kenya DAAWO

Nairobi 16. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin Telefishanka Aljazeera Qaybtiisa Englishku Ka diyaarisay rabshado Iyo mudaharaado ka dhacay dalka Kenya Oo taageerayaasha musharaxa laga badiyay Odinga dhigayaan. Doorashadii dhowaan ka dhacday dalka Kenya ayaa waxaa ku guulaystay Madaxwayinihii hore ee dalkaasi Uhuru Kenyatta waxayna taasi keentay inay si wayn u Cadhoodaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Dalsoor Oo Komishanka Doorashooyinka Ugu Baaqay Inay Wakhtiga Doorashada Dib U Dhigaan Haddii Aanay Xakamayn Karayn Axsaabta Qaranka

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka Waddaniga ah ee Dalsoor, oo ah urur ka shaqeeya arrimaha danta guud iyo waddaniyada ayaa shir jaraa’id ku Magaalada Hargeysa, kaasoo uu baaq ugu diray komishanka doorashooyinka qaranku. Ururku wuxuu sheegay in baaqani uu ka dhashay ka dib markii ay arkeen in olole ballaadhan ay labada xisbi ee Kulmiye […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khubaro Shaaciyey Suurto galnimada in Dahabka lagu Daawayn karo Cudurka Halista ah ee Kansarka!!

Scotland 16. August 2017 (SDN/QJ):- Baadhitaan caafimaad oo dhowaan la sameeyey ayaa lagu ogaaday suurtagalnimada in dahab la shiiday lagula dagaalami karo cudurka kansarka. Culimada seyniska oo ka tirsan jaamacadda Edinbrugh ee gobolka Scotland ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in dahabka loo adeegsan karo in lagu xakameeyo unugyada Kansarka. Kooxdan dhakhaatiirta ah ayaa adeegsaday walxaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gorgorka Mushaharka ugu Badan ka qaata Qaarada Yurub & Shaqadiisa oo ah inuu ilaaliyo Nadaafada Qalabka Xidigiska ee Hawada sare

London 16. August 2017 (SDN/QJ):- Arrimah ugu muhiimsa ee qalabka Xidigiska iyo hawada sare loo adeegsado (Astronomical equipment) ayaa ah inay nadiif ahaadaan , iyagoo markaasi u sheqeeya sida ugu wanaagsan. Sidaas darteed xarunta European space station ee loo yaqaan Estrack ayaa shaqaalaysay shimbir Gorgor ah si uu ilaaliyo nadaafada xaruntan. Gorgorkan oo lagu magacaabo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qisada Nin Turjumaan ah oo ka hawl gala Xafiiska Baarlamaanka Midowga Yurub oo Ku Hadla 47 Luuqadood

Brussels 16. August 2017 (SDN/QJ):- Mr.Ioannis Ikonomou oo u dhashay dalka Giriiga ayaa ah madaxa qaybta turjumadda ee barlamanka Yurub tan iyo sanadkii 2002 ( European Commission in Brussels). Ioannis ayaa ah nin ku hadla 47 luqadood oo kala duwan, waxaana ka mid ah luqadaha u waaweyn ee uu ku hadlo Greek, English, German, Italian, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »