“Author Archive”
Stories written by said

Inankii lunsanaa ee ducadii hooyadii anfacday

August 07, 2017 Ottawa ((SDN/QJ) :Hooyooyinka ducadoodu waa muhiim. Barmaamijkan waxa aan kaga sheekaynayaa hooyo uu inankeedu lunsanaa oo Allah ku soo hanuuniyay ducadii hooyadii. Fadlan daawo siina gudbi hadaad awoodo.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO : Xal Haye – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha(4)

Ottawa Feb 02,2017(SDN)– Jan 30, 2017 Ottawa – Dhawar iyo labaatan sano ka dib oo aan la noolaa mushkiladaha iyo horumarka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha dagan waxa aanku doodayaa in mustaqbal wanaagsan oo ay yeeshaan jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degani ay ku xidhan tahay in isbadal lagu sameeyo hogaanka jaaliyadaha Soomaaliyeed. Waa in dhaliinyaradii ka […]

Posted in dacwada | Read More »

DAAWO : Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (1) – Horudhac

Ottawa Jan 02,2016(SDN)-Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan ku falanqaynayo qaybaha ay ka kooban yihiin dhaliinyarada Soomaalida ee qurbaha degani. Waxa aan u bixiyay […]

Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO : Siyaasiyiinta iyo doorka ay ku leeyihiin tahriibka dhaliinyarada

Ottawa May 17,2013(SDN)-Waa barmaamijkii 3aad ee marmaamijyo sadex ah oo aan kaga hadlayno tahriibka. Barmaamijkan waxa aan ku eegaynaa doorka siyaasiyiintu ay ku leeyihiin tahriibka. Fadlan sii fidi

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waan Caawin ee waa Qolama —Qiso dhab ah

Ottawa April 07,2016(SDN/QJ)-In dadka la dhibaataysan la caawiyaa iyada oo aan loo eegayn meesha ay degan yihiin iyo haybtoodu waa qadiyad ban’aadnimo. Laakiin marku qofku xanuunsanayo waxa uu keenaa arimo aad loo baahnayn…fadlan daawa kalmadan CAAWINA CID Kasta oo baahan…ajar baad ka heli….

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaan Xun Mise Hogaan Wanaagsan maxaa lagu gartaa

Ottawa Dec 25,2015(SDN/QJ)-Mushkiladaha Muslimiinta iyo in badan oo wadamada loo yaqaan dunida sadexaad haysta waxa ka mida mushkiladaha hogaanka. Hoos ka daawada muxaadaro ku saabsan arinkan. Fadlan hadii aad waqti yar siin karto daawooo ka faa’idayso.

Posted in dacwada | Read More »

Qiso dhab ah – Caruur loo iibshay Ipads iyo khatarta ka iman karta‏

Ottawa Oct 28,2015(SDN/QJ)-Tiknoolojiyada ay caruurtu isticmaalaan khatarteeda ayay leedahay hadaanay caruurtu si taxadar ku jiro u isticmaalin. Waalidku waa in ay caruurta yaryar ka war hayaan sida ay u isticmaalayaan aaladaha kala duwan ee ay u iibiyaan. Barmaamijkan waxa aan ku falanqayn doonaa khatarta ka iman karta hadaan waalidku ku foojignayn khatarta ka iman karta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Muslimiinta ku nool Galbeedka iyo ka qaybgalka siyaasada wadamada Galbeedka

Ottawa Sep 18,2015(SDN/QJ)-Muslimiinta Yurub ku nool waxa lagu qiyaasaa ilaa 60 milyan oo qof. Musliinta Maraykana degan waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba sadex in ay yihiin Jermalkana boqolkiiba waa 4. Sidaas oo ay u badan yihiin hadana kama qaybgalaan nidaamka siyaasada ee wadamada ay degen yihiin ka jira, tusaale ahaan wadanka aan degenahay ee Kanada 46% […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeedooyinka ay Caruurtu u Isticmaalaan Tiknoolajiyada iyo Saamaynta ay ku leedahay tarbiyadooda

Ottawa Sep 03,2015(SDN/QJ)-Waa barmaamijkii labaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan kaga hadlayno tiknoolajiyda iyo saamaynta ay ku leedahay tarbiyada ubadka. Qaybta waxa aan ku eegaynaa ujeedooyinka ay ubadku u isticmaalaan tiknoolajiyada iyo saamaynta wanaagsan ama xun ee ay ujeedooyinkaasi ku yeelan karaan tarbiyadooda. Fadalan halkan ka daawo.

Posted in Uncategorized | Read More »

Sidee Dhaqanka iyo diinta loogu badbaadiyaa qurbaha – Qaybtii 2aad

Ottawa August 04,2015(SDN/QJ)-Soomalida Qurabaha degani marar badan waxa ay is waydiiyaan kana doodaan sida ay dhaqanka iyo diintooda ay ugu badbaadin karaan wadamada Galbeedka ee ay hoyga ka dhigteen. Waxa aan baemaamijkan si kooban ugu eegi doonaa jawaabta su’aashaas anaga oo si khaas ah u eegi doona doorka uu masaajidku ka ciyaari karo arinkan. Fadlan […]

Posted in Uncategorized | Read More »