Home » Entries posted by Editor
Entries posted by SDN-Hargaisa

Wasaaradda Duulista Somaliland oo ka hadashay Diyaarad Rakaab siday oo laga celiyay Madaarka Hargeysa

Hargeysa June, 18 2013 (SDN)- Diyaarad rakaab siday oo ka timi magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Salaasa ah laga celiyay Madaarka magaalada Hargeysa, kadib markii ay sidaas amreen masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland. Tan iyo markii masuuliyiinta Somaliland horaantii bishii hore ay shaaciyeen inay joojiyeen diyaaraddaha Qaramada Midoobay inay soo fadhiistaan, kana duulaan [...]

National Cement S.C (NCSC), located in Dire Dawa, Ethiopia, has started exporting cement to neighboring Djibouti and Somaliland. National Cement, the previously state owned Dire Dawa Cement Factory, commenced export after it began production with its full capacity following completion of   expansion at a cost of 2 billion Ethiopian birr. According to Sisay Kebede, National [...]

Continue reading …

Hargeysa June, 15 2013 (SDN)- Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa sheegay inuu dulqaad u yeelan doono go’aanka ay dawladda Somaliland ku mamnuucday in xafiiskiisa UNSOM laga furo caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Dawladda Somaliland ayaa danjire Kay, markii uu la kulmay Madaxweyne Siilaanyo [...]

Continue reading …

Waxaan la kulmay akhyaar wax badan ka akhrisatay maqaaladii aan qoray sanado horteed oo tilmaamaya hab-maamul wanaagga iyo horumarka bulsho oo iga dalbay inaan dib u milicsado nuxurkoodii. Waxay ila noqotay inaan codsigaas oo marar badan iyo meelo kala duwan leygu weydiiyey aan dib u cusboonaysiiyo si ay u noqdaan wacyigelin iyo tilmaam bulsho oo [...]

Continue reading …

Waxay ahayd  arooryo hore wali suuqa Hargeysa dad badani uma soo kalahin, waxaanad arkaysa dad kooban oo iyagu si teel-teel ah suuqa u maraaya kuwaasi oo u kala socda dawno maal-meed kala duwan. Noloshaada maalin kasta waxaad la kulmaysaa mahadho cajiib ah, taasi oo iskugu jirta  farxad, murugo layaab iyo ama kaag, hase ahaatee waxaad [...]

Continue reading …

Dhalinyaranimadu wa xiliga ugu wanagsan ee qofka bini’admiga ah soo mara, waqtigaa qofku wuxuu kulansadaa fursado uusan markale heleynin. dhalinyaranimada ayaa lagu tilmaama in ay tahay  xiliga qofku uu haysto fursada ugu qaalisan ee noloshiisa, waa tan koowaade in uu yahay xiliga uu ugu caafimaad badan yahay, uguna caqli iyo cudud wanagsan yahay haystana waqti ku filan, [...]

Continue reading …

KENYA: The Republic of Somaliland is turning to creating strong economic and trade ties with its neighbouring and friendly neighbour as it heightens its quest for recognition. With an impending application at the African Union (AU) for recognition of sovereignty, the semi-autonomous country has embarked on a charm offensive with its neighbours and other international [...]

Continue reading …

Hargeysa May, 29 2013 (SDN)- Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir oo ka mid ah xubnaha cusub ee golaha Deegaanka caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa xalay toogasho ku dilay nin magaciisa lagu sheegay Rashiid Aaden. Siday sheegeen wararka naga soo gaadhay dhacdadaas, dilku wuxuu dhacay niskii dambe ee xalay, iyadoo ay haatan baadhitaankiisa gacanta ku hayaan ciidamada [...]

Continue reading …

Hargeysa May, 29 2013 (SDN)- Cusbataalka gaarka loo leeyahay ee Gargaar ee magaalada Hargeysa waxa maanta ka dhacday arrin fajac gelisay in badan oo bulshada ka mida ah, kadib markii ilmo yar oo 9 bilood jiray calooshiisa laga soosaaray ilmo kale oo bakhti ah. Ilmaha qalliinka lagu sameeyay oo ah wiil sagaal bilood jiray, waxa [...]

Continue reading …

Beirut May, 26 2013 (SDN/AP)-  Gantaalo baabuur iyo dhisme la degen yahay burburiyay oo ku yaala goob ay ku badan yihiin maleeshiyaadka Xisbullaah, gaar ahaan Koonfurta magaalada Beirut ee dalka Lubnaan, ayaa Axaddii maanta dhaawacay afar qof. Siday ku warantay Associated Press, gantaaluhu waxay sii kordhiyeen cabsida la xidhiidha in dagaalka sokeeye ee Siiriya uu [...]

Continue reading …
Page 1 of 115123Next ›Last »