“Author Archive”
Stories written by UK

Ogaysiis: Dhamaaan TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacbka Reer Somaliland Ee ku dhaqan gobolada Uk

Ogaysiis ogasiis Dhamaaan Madaxda TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacaka Reer Somaliland EE Ku Nool Uk Gaar Ahaan Magaaalada London Iyo Nawaaxigeeda waxa  Lala Socod Siinayaaa In Maalinta Sabtida EE bishu tahay  7/10/2017 la Qaban Doono Xaflad Aad U Balaadhan Oo Lagu Sooo Dhawaynaayo Madaxda Cusub EE Xisbiga Ucid Murashaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid  Iyo […]

Posted in Features | Read More »

Dood Xiiso badan oo lagu Falanqaynayo Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiyadda Ucid,Kulmiye & Waddani DAAWO

London 20. September 2017 (SDN/QJ):-Halkan ka daawo dood Xiiso badan oo logu Falanqaynayo Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiysda Ucid Kulmiye Wadani doodan oo uu soo qaban qabiyey baraamijka Dareenka Shacabka iyo wariye Duraan Daawasho Wacan waxyaalahii ugu xiisaha badnaa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ogaysiis: Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran Iyo taagero logu muujinayo xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London

Ogaysiis Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran oo taagero logu muujinayo Xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London iyoTageerida Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka oo lagu taageri doono kulaankaas oo ka dhaci doona lounge Royale 1chignell place west ealing w13 0TJ 09/09/17 7PM waxana ka soo qayb gali […]

Posted in Features | Read More »

War deg dega Somaliland oo yeelatay Laba Gudoomiye Baarlamaan Xildhibaan Talyanle ”Aniga Ah Gudoomiye Rasmiga ee G.Wakiiladda” DAAWO

london 07August17(SD/QJ):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo maanta hal cod lagaga guulaystay doorashadii Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Somaliland, oo Baashe Maxamed Faarax loo doortay, isla goobtiina ku bogaadiyay ayaa caawa sheegtay inuu yahay Guddoomiyaha cusub ee aqalka Wakiillada. Waxa maanta la shaaciyay in Baashe Maxamed Faarax helay 39 cod, halka Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ay u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma ogtahay Muwadiin waa Baraamij Tooshka Saraaya Shakhsiyada Geesinimo Musharaxa Madaxwayne Eng:Faysal Cali Waraabe Daawasho Wacan

London03/08/17 (QJ)Muwaadin Daawo Baraamij Gaara oo Tooshka Saraya Shakhsiyada Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Ucid iyo waxa uu kaga Duwan Yahay Musharaxiinta kale taas oo aad ku doran kartid . Daawasho Wacan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Halkan ka daawo Xaflad aad u balaadhan oo qadhaan logu uruniyey iskuulka 26ka Juun oo ku qabteen Magaalada London Ardaydii wax ka baran jirtay

London 10July17(SDN/QJ) Xaflad ay si balaadhan u soo agaasimeen ardaydii wax ka baranjirtay dugsiga sare ee 26ka Juune ee Hargeysa sanadahii sideetamaadkii ayaa lagu qabtay galbeedka magaalada London Habeenkii Sabtida ee 8th July 2017.    Sanadkii hore dhexdisiii ayey ahayd markii magaalada London lagaga dhawaaqay urur ay ku bahoobeen dhamaan aradaydii iyo macalimiintii dugsigaasi oo loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Musharaxa Madaxwayne ahna Gudoomiyaha XisbigaUcid Eng Faysal Cali Waraabe+Sawiro

London12March17(SDN/QJ)Tageerayaasha Xisbiga UCID  iyo Jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska oo xaflad soo dhaweyna u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharaxa Madaxwayne Mudane  Faysal Cali Waraabe Xafladan oo ka dhacday galbeedka Magaaladda London waxa kasoo qaybgalay Xubanaha Xisbiga ee Heer Qaran iyo Gobolada ay ka kooban Tahay Wadankan Uk iyo Gudoomiyaha Jaaliiyada Somaliland  iyo Qaybo ka Mida  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Halkan Kaa Dawo Waraysi Xiiso Badan oo lala Yeeshay Musharaxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Maxuse ka yiri Magaca Farmaajo Daawasho Wacan

London10 March17(QJ/SD) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid  Ahna Musharaxa Madaxwayne Eng Faysal Cali Waraabe oo Waraysi uu la yeeshay Tvga Somalicable isaga oo ka hadlay Arimo Xasaasiya iyo Wada Hadala Somaliya iyo Somaliland Waraysigan oo la yeelatay Wariye Deeqa Qulumbe Daawasho Wacan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharaxa Xisbiga UCID mudane Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo Shir caalami ah Colombia kaga qayb gelaya

Colombia03March17(SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga  Cadaalada iyo Daryeelka  (UCID)Mudane Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga Siciid Ucid  oo mudooyinkii u danbeeyeyba safaro shaqo ku kala  bixinayey Qaaradaha Yurub iyo Laatin Ameerika ayaa ka qayb gelaya shir caalamiya oo Axsaabta Hantiwadaaga ah ee dunida maanta uga furmay magaalada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID

Hargaysa 26Feb17(SDN/QJ)Saraakiili yo Siyaasiyiin,Aqoon-yahano iyo Madax-dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada SOOL,SANAAG IYO BUUHOODLE oo Qaar Ka Tirsanaayeen Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Si Mug Leh Ugu Soo Biiray Xisbiga UCID, Iyada oo Wada-hadaladii iyo Heshiiskii Dhamaad Yahay, halkan ka daawo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »