Home » Archives by category » Features (Page 2)

Cabudwaaq May 22,2013(SDN)-Ururkii Waxmatarayaasha Soomaaliyeed ayaa gudaha dalka Soomaaliya uga dhawaaqay maamul goboleed kii ugu Qosolka Badnaa Ebid. Hadaba Halkan ka Daawo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Eberland oo noo faahfaahiya maamulkiisa.

Continue reading …

Ottawa May 22,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Good Muuse ayaa Tix Gabay ah ugu Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan iyo nin gabay ku difaacay oo la yidhaahdo Cadaawe oo Burco ka soo galay tixaha la isweydaarsanayay. Hadaba aanu isaga kiin baxo Abwaan Cabdilaahi iyo Tixdiisii   HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO JAWAABTA CABDILAAHI GOOD EE [...]

Continue reading …

Boorama 21.May (SDN).  Magaalada Boorama Waa Halkii Lagu aasaasay Hanaanka Dawladnimo ee Somaliland ka hano qaaday,Waa Degelkii u Horeeyay ee laba Madaxweyne oo Somaliland ahi ay Xilka Hogaaminta Qaranka kula Kala Wareegeen Waana Magaaladii Marti galisay Shirweynihii beelaha Somaliland uga qabsoomay Sannadkii 1993kii Isla markaana Ergooyinkii isugu yimid ay ugu doorteen Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin [...]

Continue reading …

Hargaysa 21.May (SDN) Wakiilka Midowga Yurub ee Qaarada Africa mbassador Michele Cervone d’Urso ayaa maanta Socdaal ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo Kulamo la Yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Ambassador mbassador Michele Cervone d’Urso iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxay Kulankoodaas kaga Wada hadleen Iskaashiga ka dhexeeya Ururka Midowga Yurub iyo [...]

Continue reading …

Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo [...]

Continue reading …

Dakhliga Miisaaniyadu Sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan Qiyaas (projections) kuna saleysan Mar-kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ku saleysan Xaalada taagan markaa  iyo ta-soo-socota  . Marka la isla meel-dhigo  dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh-yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mud-naanta loo siinaayo sida ay kolba u-kala mu-hiimsan yihiin una kala [...]

Continue reading …

ON MAY 10th pirate-busters celebrated the fact that one year had passed since a ship was successfully seized by Somali hijackers. Pirates have been attacking vessels passing the Horn of Africa since at least 2005, when they received a $315,000 ransom for Feisty Gas, a ship owned by a company in Hong Kong. Since then, [...]

Continue reading …

  There has been a recent influx of oil companies to Somalia, but the country has been offered only a 7% share of the proceeds from the exploitation of its oil.This problem was foreshadowed by the former Somali President Mohamed Siad Bare, who famously said: “I will never sell my oil for 5%, or even [...]

Continue reading …

Dhacdo kasta oo aduunka ku soo martaa waxay leedahay asbaabo ama arrimo lala xidhiidhiyo dhacdadaa. Taariikhduna waxay dib uga faalootaa wixii keenay iyo cidii masuulka ka ahayd xume iyo samaan. Dagaalada ka oogan Somalia, ma aha qaar IIlaah la jecel yahay in ay sidaa ahaato.Illaahay (SW) baa Quraankiisa kariimka ah inoogu sheegay inaanu qoomna badalin [...]

Continue reading …

London 21May13(SDN) Tvga qaranka somaliland xaafiskiisa London oo si hagar la aana ugu soo gudbinayey Xafladii 18May Wariyaha Ruug Cadaaga Daahir Ismaaciil oo hogaaminayey Daawasho wacan.

Continue reading …