|

DAAWO:- Akhlaaqda Iyo Burburka Umadaha Sh.Siciid Cali

Ottawa March 15,2017(SDN)-Akhlaaqdu waa lama nooc, akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas.

In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho burbur looga badbaadin karo.Barmaamijkani waa kii kowaad ee barmaamijyadaas, waxaanan kaga hadli doonaa akhlaaqda iyo muhiimada ay mujtamaca u leedahay. Fadlan hadaad waqti haysato daawo siina fidi…..

Leave a Reply