|

DAAWO:- Amaanada – Akhlaaqda Iyo Burburka Umadaha (3) Sh.Siciid

Ottawa April 03,2017(SDN)-Amaano La’aan waa diin la’aan. Waxa nabi Maxamed (salalahu calyhi wasalam ) laga soo wariyay in uu yidhi “Hadii amaanada loo dhiibo dad aan u qalmin, qiyaamaha suga. Burburka umadaha waxa keena in amaanadu yaraato mujtamaca dhexdiisa.

Fadlan halkan ka daawo mawduucaas, hadaad kartana sii fidi.

Comments are closed