|

Madaxweyne Biixi oo Dalab muddo-kordhin loogu samaynayo Wakiillada iyo Deegaanka u gudbiyey Guurtida AKHRI

Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa warqad ku aadan mudo kordhin loo samaynayo Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka u gudbiyay mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland.

Comments are closed