|

Ogaysiis Jaaliiyada Somaliland iyo Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharaxa Madaxwayne Eng:Faysal Cali Waraabe

 

 

Waxa la Ogaysiinayaa Bulshada Somaliland ee Uk iyo Tagerayaasha Xisbiga Ucid in la qaban Doono Xaflad lagu soo dhawaynayo Gudomiyha Xisbiga Ahna /Musharaxa Madaxwayne ee  Xisbiga , Mudane Faysal Ali Waraabe

 Maalinta Sabtida 11 March 2017, 7:00 pm Р24:00 pm

Goobtu waa Sunspice Catering
Atlip Centre, 1, Atlip Rd, Wembley, Middlesex, HA0 4LU – xaflad balaadhan

Haddaba Waxaa la ogaysiinaya Jaaliyada Somaliland ee Uk iyo Tageerayasha Xisbiga UCID iyo cidkasta oo taageerta Xisbiga UCID in ay kulankaas ka soo qaybgalaan iyagoo ilaalinaya wakhtiga xafladda.
.

Fadlan wixii xog dheerada ah ee ku saabsan xafladda kala soo xidhiidh xubnahan qabanqaabada kulanka.

Ifrah Barud
Gudoomiyaha UCID UK
07984940133
Suad Ali Gurey
07702 586277
Nuura Essa Oomar
07982 841729

Wabillaahi Tawfiiq

Leave a Reply